15/10/2025
WARGALIN MUHIIM AH
Xafiiska Horumarinta Xoolo-dhaqatada Degmada Danbal ayaa wada dadaalo lagula tacaalayo, lagagana jawaabayo xaalada xanuunada xoolaha oo kajirta Degmada iyo kor uqaadida wacyigalinta xanuunada kuwaas oo saameeyay nuucyada kaladuwan ee xoolaha.
Hadaba Shacabwaynaha Xoolodhaqatada ee Degmada Danbal Waxaan ka codsanaynaa inay kuxidhnaadan markasta Xarumaha Caafimaadka Xoolaha una gudbiyaan Wixii warbixin ah inshalah.
19/09/2025
Kalfadhiga 32aad ee Golaha Barlamaanka Degmada Danbal ayaa saaka kaqabsoomay xarunta Degmada ee Magaalada Danbal.
Kalfadhigan waxa furay Afhayeenka Baarlamaanka Degmada Danbal Mudane Cabdi Mahamed Rayaale ayaa soojeediyay ajendayaasha golaha horyaal oo kala ahaa 2 ajande :-
1.Ansixinta Hadal qoroleedka kalfadhigii h**e
2.Dhagaysiga iyo Ansixinta Misaaniyada sanadkan ee S.M 2018 T.I
Waxaana Golaha Baarlamaanka Misaaniyada usoojeediyey Gudoomiyaha Degmada Danbal Mudane Cali Ismacil Axmed, Misaaniyada degmada danbal ee sanadkan 2018.t.i oo dhan 224,339,461.00 birr.
Dood dheer kadib Golaha xildhibaanada Degmada Danbal Ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay ajendayaasha horyaalay.
11/01/2025
EE DEGMADA DANBAL
=Waa xarunti Daaawada Dabiiciga Allah kumanaystay faa'iido badana u leh dadka iyo duunyadaba
=Waa xarunti Dur Durka iyo Daawada
Dabiiciga ee Daa'im kumanaystay
=waa xarunti Dhaqanka iyo Dalxiiska
Gacmo furan kusoodhawaada meelkasta oo aad joogtan
𝙖𝙧𝙖𝙖𝙗𝙞 𝙞𝙮𝙤 𝙟𝙖𝙬𝙞 𝙬𝙘𝙣
22/11/2024
Magacaabista liiga dhalinyarta mudane C/lahi Dahir Rooble
19/11/2024
wa ol olihii nadaafada oo manta sifcn ugaqabsoomay goobaha adeeg bixinta sida dugsiyada,xarumaha cafimadka,magalada danbal xafisyada dawlada,suuqyada iyo goobaha ganacsiga waxana kaqayb qatay dhamn qaybaha kaladuwan ee bulshada.
15/11/2024
Magacaabista xubnaha cusub ee madaxa lliga Dhalinyarta iyo madaxa liiga haweenka degmada Danbal
09/11/2024
Magacaabista xubnaha cusub ee Degmada Danbal Gobolka siti