Xafiiska Maamulka Deg. Gashamo

Xafiiska Maamulka Deg. Gashamo

Share

- Daacadnimo
- Isxilqaan
- Ka go'naansho

Photos from Xafiiska Maamulka Deg. Gashamo's post 20/10/2025

Xarunta Caafimaadka Degmada Garanugle.

Photos from Xafiiska Maamulka Deg. Gashamo's post 18/10/2025

Maanta 18/10/2025

Waxaanu booqasho isugu jirta Kormeer iyo Taakulayn ku tagnay Xarunta Caafimaadka ee Maanyare Deg.Gashamo.

Xarunta Adeegyadeedu si fiican ayey u Shaqaynayaan Dhamaan. Sidoo kale waxaa xarumaha maanyare, Moholin iyo Garanuugle yaala Mishiinada magu ogaado Uurku jirta iyo Qalabo badan oo Casriya.

kormeerkaas iyo taakulayntaasi waxay noogu qabsoontay sidii ugu meeqaam saraysay.

Mahadsanidiin.

Want your business to be the top-listed Government Service in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Addis Ababa