Janaale Wadani

Janaale Wadani

Share

Kuso dhawow page ka janale wadani halkan waxad kale secon donta dhanmman wararka iyo Muqaalo Qurux Baddan oo Dalka iyo Deegaanka ah

05/05/2026

Caasiimada Garbo Ee Bila'a ateenada ah Waa maxay intaa inaga Hagajiya

Photos from Janaale Wadani's post 05/05/2026

Xaraarey dad Gobnimo Baddan baa ku Nool

05/05/2026

“Shalay Ceelweyne waxaan kula kulanay Cabdiraxmaan Xasan, Madaxa Arrimaha Siyaasadda—taageerada Barwaaqo waa muuqataa.
Bulshoy, waa inoo Barwaaqo!”

04/05/2026

Habeen wanaagsan sxbyaal ❤️🙏

04/05/2026

Ninkii cadowga Ahaa Ceelwayne Ayuu igo bahdilay😃😂

04/05/2026

War muxuu yidhe Jigjiga tagisteeda
K**a nixine nool kaan ka naxay aa 😅😃

Photos from Janaale Wadani's post 04/05/2026

ceel _wayne Waa Dhul Hodan ku ahaa khayradka Dabiiciga ah Wasiirka Waxaan ka wada Haddalay Sida aan Malmalka iyo Fooxa aan uu dhoofin Lahayn waa meeshan Malqabeen ku Noqon Lahaa ceel wayne

04/05/2026

Maanta magaalada Ceelwayne waxaa ka dhacay bannaanbax ballaaran oo lagu taageerayo doorashada 7aad ee dalka. Shacabka ayaa si diirran u soo dhaweeyay hoggaanka sare ee xisbiga Barwaaqo iyo xildhibaanada gobolka Nogob. ❤️🙏

Photos from Janaale Wadani's post 04/05/2026

Dhaamkii Ceelwayne Ayaan maanta booqday ❤️🙏

03/05/2026

Kuliyada farsamada ee magaalada Ceelwayne ❤️🙏

03/05/2026

Labis qurux Badan hadaad ubaahantahay
Kaalay oo ka la biso nogob isteel ❤️🙏

Photos from Janaale Wadani's post 03/05/2026

Galabta waxaan ka labistay Nogob Isteel oo ku taalla magaalada Ceelwayne.”

Want your business to be the top-listed Government Service in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Addis Ababa
3020