Somali Ethiojobs05

Somali Ethiojobs05

Share

Latest update

17/02/2026

Xigasho shabeele bank

Bangiga Shabelle waxa uu fursad shaqo u hayaa shaqsiyaadka leh xirfad iyo karti ku habboon booska hoos ku xusan.
Booska: Reconciliation Officer-External
Tirada loo baahan yahay: 1 Qof
Goobta Shaqada: Adis Ababa
Taariikhda ugu dambeysa ee codsiga: February 20th, 2026
Haddii aad xiisaynayso booskan, islamarkaana aad buuxinayso shuruudaha laga rabo, fadlan codsigaaga kusoo gudbi linkiga hoose:
https://ethiojobs.net/job/ZxuhDnQzZB-reconciliation-officer-external

17/02/2026

Xigasho kaabe Institute of Technology-KIT

Fursad Shaqo
qofkii Diyaar ah, ha la soo xidhiidho Xafiiska kaabe Institute of Technology
Numberka 0903694328

07/02/2026

FURSAD SHAQO: MSF 🚨
​💼 Booska: Epidemiologist
📍 Nooca: Office Based
​Shuruudaha:
🎓 Education: Degree in Research and Development or related field.
✅ Experience: 3-5 sano (Mid Level).
🌍 Language: English.
​📅 Deadline: Feb 20, 2026
🔗 Apply: Ethiojobs.net
https://ethiojobs.net/jobs/yV6Ed2AAwT-epidemiologist

02/02/2026

Fursad Shaqo.

Hay'adda WFP ee fadhigeedu yahaya Jigjiga ayaa raadinaysa shaqaale xog-uruurin ka shaqayn doono. Sida xogo hoose aan ku helayno maalinti lacago aad u fiican ayay hellayaan. Marka hawlahan dhamaadana in si rasmiya loo qaato ayay u badan tahay. Ilaa Afartan qof in la qaadanayo ayay noo sheegen.

Dadka xafiisyada iyo hay'adaha jooga, fursadaha noocan ah ha nalla waddaagan. Hadii qof walba xafiisku joogo masuuliyad iska saaro xogta soo gudbinteeda, dhalinyaro badan ayaa shaqo abbuur heli karta.

Sii gudbiya fariintan. Cilmiga hoose intiina baratay Email-ka hoos yaalla ka codsada.

Want your business to be the top-listed Government Service in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Adis-ababa
Addis Ababa
+251