Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia

Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia

Share

this office has taking the diplomatic responsibility and relation between two countries

25/11/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Waxaan hambalyo u diraynaa madaxweynaha la doortay ee 6aad ee JSL Mudane Abdirahman mohamed cabdilaahi (cirro) iyo madaxweyne ku xigeenkiisa mohamed cabdi aw cali ilahay ha u fududeeyo xilka iyo masuuliyada loo igmaday
Waxaan sidoo kale u dhambaal hambalyo ah u diraynaa sadexda xisbi Qaran ee kusoo baxay xisbinimadda
Waddani Party
Xisbiga Kaah
Kulmiye Party

Xafiiska warbaahinta ee safaaradda

Photos from Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia's post 28/05/2024

Sawiro hordhac ah.....................................
Xafladada dabaal dega munaasibadda 18ka may ee ay qaban qaabisaya safarada Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia Taas oo ka dhacday caasimadda addis abab

Photos from Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia's post 31/12/2023

Madaxwaynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Raysal wasaare ku xigeen ahna Wasiirka arrimaha dibada dalka Itoobiya Md Demeke Mekonnen ayaa ku soo dhaweeyey garoonka caalamiga ah ee Bole.
Halkaas oo Madaxweynaha JSL iyo waftigiisu ku joogayaan safar shaqo oo maalmo kooban ah ,kaas oo wax weyn ka tari doona xidhiidhka soo jireenka ah ee labad dal iyo arimaha masiiriga ah ee JSL

Wabilaahi Tawfiiq...
Xafiiska warbaahinta ee safaaradda JSL ku leedahay caasimadda wadanka Ethiopia Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia

Photos from Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia's post 03/01/2023

Safiirka Safaarada Jamhuuriyadda Somaliland ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Cawad Awad Cawad waxa uu curashada sanadka cusub ee miilaadiga 2023 u dirayaa hambalyo dhamaan shacbiga Jahmhuuriyadda Somaliland iyo shacbiga Itoobiya.
Waraysi uu siyaayey Safiirka JSL ee Itoobiya wargeyska “The Ethiopian Herald” waxa uu ka waramay xidhiidhka laba-geesoodka ah ee Somaliland iyo Itoobiya, sidoo kale muhiimada ay Somaliland u leedahay xidhiidhka ganacsiga iyo iskaashiga

19/01/2022

Soomaliland Soomaliland

Photos from Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia's post 18/01/2022

Waxa maanta soo gaadhay magaaladda addis ababa madax weynaha Qaranka somaliland mudane Muuse Biixi Abdi iyo Wafti uu Hogaaminayey ,Halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxda Dawlada dhexe ee uu horeeyo wasiirka maaliyadda Ethiopia Hon ahmed shide , waxa iyagan ku sugaayey madaxweyha garoonka safaaradda somaliland oo uu hor kacaayo safiir cawed iyo wasiiro ka soo horey madax wenaynah intaanu iman ka hor iyo ergayga somaliland u qaabilsan dhinaca arimaha dibada iyo wada hadaladda dawladda somalia Dr Adna Aadan Ismail
Sources : Waaxda Saxaafada ee safaarada somaliland ee wadanka ethiopia

16/01/2022

Safarka madaxweyne Biixi ee Addis-ababa.

"Caawa waxaan Bole international Airport ee Addis Ababa ku soo dhawaynay Wafti uu Hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga JSL Dr.Essa Kayd, wasiirka Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Abdirisak Ibrahim Iyo Wakiilka khaaska, Marwo Dr Adna Ismaciil. Waxay hordhac u yihiin Safar uu Madaxwaynaha JSL Mudane Muse Biixi Cabdi uu ku iman doono Dalkan Marti-qaad uu ka helay Raisal Wasaaraha Dalkan Ethoipia.
Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia Ministry of Foreign Affairs - Somaliland, Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland".

Amb. Cawad safiirka Somaliland ee Ethopia.

01/01/2022

Sannad wacan oo wanaagsan.

Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha Safaaradda somaliland ee wadanka ethiopia waxay la qaybsanayaan farxadda sanadka cusub dhamaan jahliyada reer somaliland ee ku nool wadanka ethiopia iyo dhamaan Qaranka JSL waxay bulshada Somaliland leeyihiin sannad wanaagsan 2022 (Happy New Year).

Sannadkan sanadkiisana caafimaad iyo barwaaqo ku gaadhno inshaAllah.

Xafiiska warbaahinta ee safaaradda

Photos from Safaarada Somaliland ee dalka Ethiopia, Somaliland Embassy In Ethiopia's post 20/12/2021

The Ambassador of the Republic of Somaliland to the Federal Democratic Republic of Ethiopia, H.E Mohamed Ahmed Mohamoud "Awad", made a courtesy call to the Ambassador of the United Arab Emirates to Ethiopia, H.E Mohamed Salem Al-Rashedi.
Amb Mohamed Salem expressed a cordial welcome to Amb Awad and pledged to work in cooperation with his Excellency to deepen the long-standing historical relations between the two countries. Both Ambassadors pledged to strengthen trade relations between Somaliland and the United Arab Emirates.

***** *****

Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka Itoobiya Amb. Maxamed Salem Al-Rashedi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya, Amb. Maxamed Axmed Maxamuud “Cawad”. Arimaha ay ka wada hadleena waxa ka mid ahaa in la sii xoojiyo xidhiidhka labada dal iyo in kor loo qaado xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.

Sources: waaxda wararka ee safaarradda

21/11/2021

Somaliland Ambassador in Ethiopia
Amb : Mohamed Ahmed Mohamoud

Want your business to be the top-listed Government Service in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Bole , Millenium Road
Addis Ababa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00