Maxkamada Guud ee shareecada DDs

Call Directions Website

Maxkamada Guud ee shareecada DDs Waa bogga rasmiga ah ee Xafiiska Maxkamadda Guud ee Shareecada DDS.

ندوة علميةتنظّم - المحكمة العامة للشريعة في إقليم الصومال الإثيوبي (DDS) ندوةً علمية يوم الأحد، تتناول عددًا من القضايا ...
09/10/2026

ندوة علمية
تنظّم - المحكمة العامة للشريعة في إقليم الصومال الإثيوبي (DDS) ندوةً علمية يوم الأحد، تتناول عددًا من القضايا الفقهية والقضائية المتعلقة بالأسرة وعمل المحاكم الشرعية.
ويتولى تنسيق الندوة وإدارتها: الشيخ أحمد شيخ حسين (جواد)
مدير إدارة شؤون القضاة بالمحاكم الشرعية في إقليم الصومال الإثيوبي.
موضوعات الندوة
الموضوع الأول:
"التحيّل بإبعاد الولي أو الابتعاد عنه بقصد تجاوز ولايته في عقد النكاح وأثره في القضايا الأسرة بإقليم الصومال الإثيوبي –" دراسة فقهية مقارنة تطبيقية.
يقدمه:الشيخ محمد معلم عمر (إرشاد)، نائب رئيس المحكمة الشرعية سابقًا، وقاضٍ حالي بالمحكمة العامة للشريعة.
الموضوع الثاني:التطليق للضرر بين الفقه الإسلامي والتطبيق القضائي وأثره في قرارات المحاكم الشرعية بإقليم الصومال الإثيوبي – دراسة فقهية مقارنة.

يقدمه: الشيخ عمر حسن جامع، خبير في قضايا الأسرة لأكثر من ثلاثين عامًا، ورئيس المحكمة الشرعية في محافظة فافان سابقًا، ومفتش حالي في قسم البحث والتحقيق في القضايا

وتهدف الندوة إلى إثراء البحث الفقهي والقضائي، ومناقشة الإشكالات العملية التي تواجه المحاكم الشرعية في قضايا الأسرة، والاستفادة من الخبرات القضائية المتراكمة، بما يسهم في تطوير العمل القضائي وتحقيق العدالة الأسرية.البرنامج سيكون مباشرا مع الصفحة الرسمية للمحكمة

Tababarka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Shareecada Dalka.Waxaa si habsami leh uga socda magaalada Addis Ababa, xarunta Ma...
08/10/2026

Tababarka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Shareecada Dalka.

Waxaa si habsami leh uga socda magaalada Addis Ababa, xarunta Machadka Tababarrada, tababar ay- Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Shareecada ee dalka oo dhan.

Tababarkan waxaa soo diyaarisay - Maxkamadda Guud ee Shareecada Federaalka, waxaana ujeeddadiisu tahay in laga wada hadlo sidii loo xoojin lahaa isku-xirka Maxkamadaha Shareecada dalka, looguna samayn lahaa - habraac sharci oo mideysan- oo ay maxkamaduhu wada raacaan.

Sidoo kale, tababarka waxaa lagu falanqaynayaa sidii looga hirgelin lahaa deegaannada - qodobbada cusub ee lagu soo kordhiyay Bayaanka Maxkamadaha Shareecada, kuwaas oo dib loo ansixiyay kalfadhigii h**e.

Waxaa xusid mudan in tababarkan uu ka qayb galay - Mudane Sheekh Axmed Maxamed Aadan (Axmed-Haadi), Guddoomiyaha Maxkamadda Shareecada DDS.
Maxkamada Guud ee shareecada DDs

Shirka Hay’adaha Caddaaladda ee Gobolka Nogob- Xarunta , Ceelweyne .Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Shareecada Gobolka N...
08/10/2026

Shirka Hay’adaha Caddaaladda ee Gobolka Nogob- Xarunta , Ceelweyne .

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Shareecada Gobolka Nogob, - Sayid Cabdinuur Sheekh Maxamed Nuur, ayaa ka qayb galay Shirka Hay’adaha Caddaaladda ee Gobolka Nogob.

Shirka ayaa lagu falanqeeyay ajandayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin:

1. Xoojinta wada-shaqaynta hay’adaha caddaaladda;
2. Sarraynta sharciga iyo ilaalintiisa;**
3. Ilaalinta iyo dhowrista xuquuqda maxaabiista.

Shirkan madal muhiim o ay Hayafaha isugu yimaafaan si loo xoojinayo wada-shaqaynta hay’adaha caddaaladda, laguna horumarinayo adeegga caddaaladda iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta.
Maxkamada Guud ee shareecada DDs

08/10/2026
🚨 174 DACWADOOD: DIGNIIN KU SOCOTA QOYSKA SOOMAALIYEEDSaaka, anigoo indha-indhaynaya dacwadaha qoyska ee - Maxkamadda Sa...
08/10/2026

🚨 174 DACWADOOD: DIGNIIN KU SOCOTA QOYSKA SOOMAALIYEED

Saaka, anigoo indha-indhaynaya dacwadaha qoyska ee - Maxkamadda Sare ee Shareecada G/Faafan, Guddoomiyaha Maxkamadda, Mudane Sheekh Cabdulqaadir , ayaa ila wadaagay in 22-bo cisho oo bishan gudaheeda ah ( Maskaram) ay maxkamadda soo gaareen 174 dacwadood oo khilaaf ah qoys.( masruuf la’aan, afxumo iyo dhibaatayn, shaki, balwad iyo carruur la isku haysto.)

174 dacwadood 22 cisho gudaheed ma aha tiro keliya; waa digniin ka tarjumaysa qoysas badan oo khilaafku dhaawacay.

Maxkamaddu waxay xallisaa khilaafka marka uu soo gaaro, laakiin - mas’uuliyadda ugu weyn waa in khilaafka laga hortago inta uusan dacwad noqon.
Aan xoojino - wacyigelinta, wada-hadalka, la-tashiga iyo dhex-dhexaadinta qoysaska, si aan u badbaadinno qoyska Soomaaliyeed iyo mustaqbalka carruurta.
🚨 174 dacwadood — waa digniin aan la dhayalsan karin.
Shafici Sayid Lukman
Kuxigeenka Maxkamada Guud ee shareecada DDs ee shareecada DDD.

ለፌዴራል  ለክልልና ለከተማ  የሸሪዓ ፍርድ ቤቶች አመራሮችና ዳኞች የአቅም ማጎልበቻ ስልጠና መስጠት ተጀመረ።•••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••መስ...
04/10/2026

ለፌዴራል ለክልልና ለከተማ የሸሪዓ ፍርድ ቤቶች አመራሮችና ዳኞች የአቅም ማጎልበቻ ስልጠና መስጠት ተጀመረ።
•••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••
መስከረም 24/ 2019 ዓ.ል| ረቢዑል ሳኒ 23/1448 ዓ.ሒ
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
•••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••••
አዲስ አበባ |

​ የፌዴራል ጠቅላይ ሸሪዓ ፍርድ ቤት እና የኢትዮጵያ እስልምና ጉዳዮች ጠቅላይ ምክር ቤት ዑለማ ጉባኤ በመተባበር ያዘጋጁት የአቅም ማጎልበቻ ስልጠና ዛሬ መስጠት ጀምሯል።

በስልጠናው ማስጀመሪያ መርሃ ግብር ላይ የተገኙት የኢትዮጵያ እስልምና ጉዳዮች ጠቅላይ ምክር ቤት የዑለማ ጉባዔ ዘርፍ ምክትል ፕሬዚዳንት ሼይኽ ጁነይድ ሐምዛ ዩሱፍ ባደረጉት ንግግር፣ የሕዝበ ሙስሊሙ የመልካም አስተዳደር የረጅም ጊዜ ጥያቄ የነበረው አዲሱ የፌደራል ሸሪዓ ፍርድ ቤቶች ማቋቋሚያ አዋጅ ቁጥር 1428/2018 በሕዝብ ተወካዮች ምክር ቤት ፀድቆ ወደ ሥራ መገባቱን ገልጸዋል።

አዲሱ አዋጅ ላለፉት 25 ዓመታት አገልግሎት ላይ የቆየውን አዋጅ ቁጥር 188/1992 ሙሉ በሙሉ የሚተካ መሆኑንም አብራርተዋል።

​ምክትል ፕሬዚዳንቱ አክለውም ዳኝነት (ቃዷእ) በኢስላም ውስጥ ማህበራዊ ፍትህን ለማስፈን፣ የሰዎችን መብት ለማስከበር እና አለመግባባቶችን በሰላማዊ መንገድ ለመፍታት ከፍተኛ ቦታ የሚሰጠው በመሆኑ፣ ሰልጣኞች ለትምህርቱ ትኩረት በመስጠት በቀጣይ አገልግሎታቸው ላይ ሊተግብሩት እንደሚገባም የአደራ መልዕክታቸውን አስተላልፈዋል።

የፌደራል ጠቅላይ ሸሪዓ ፍርድ ቤት ፕሬዝደንት ሼይኽ መከተ ሙሄ በበኩላቸው፣ የሸሪዓ ፍርድ ቤቶች ጥራት ያለው የዳኝነት አገልግሎት ለመስጠት በእውቀት፣ በክህሎትና በአመለካከት ብቁ የሆነ የሰው ኃይል እንደሚያስፈልጋቸው ተናግረዋል።
​በዚሁ መሠረት የፌዴራል ጠቅላይ ሸሪዓ ፍርድ ቤት የተቋሙን አደረጃጀት የሚያጠናክሩና የዳኝነት አገልግሎት አሰጣጥን የሚያሻሽሉ የአሰራር ስርዓቶችን ከመዘርጋት ጎን ለጎን፣ የባለሙያዎችን ብቃት የሚያሳድጉ የአቅም ግንባታ ሥራዎችን በቀጣይነት አጠናክሮ እንደሚቀጥል ፕሬዝዳንቱ አረጋግጠዋል።

​ለተከታታይ 10 ቀናት በሚቆየው በዚህ የስልጠና መርሃ ግብር ላይ የፌዴራል እና የክልል ሸሪዓ ፍርድ ቤት ፕሬዚዳንቶች እንዲሁም የፌዴራል ፍርድ ቤት ዳኞች (ቃዲዎች) በመሳተፍ ላይ ይገኛሉ።
•••••••••••••••••••••••••••••••••••••
የኢት/እ/ጉ/ጠ ምክር ቤት ሕዝብ ግንኙነት
ይከታተሉን | Follow us፡
ፌስቡክ | Ethiopian Islamic Affairs Supreme Council
ቴሌግራም | t.me/eiasc1
ትዊተር | https://x.com/eiasc1

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِتهنئةتتقدّم المحكمة الشريعة في إقليم الصومال بأسمى آيات التهاني والتبريكات إلى : فخام...
01/10/2026

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ

تهنئة

تتقدّم المحكمة الشريعة في إقليم الصومال بأسمى آيات التهاني والتبريكات إلى : فخامة السيد/ مصطفى محمد عمر
رئيس إقليم الصومال
بمناسبة تولّيه رئاسة الإقليم، سائلين الله تعالى أن يوفقه ويسدّد خطاه، وأن يعينه على حمل هذه الأمانة، وخدمة شعب الإقليم، ومواصلة مسيرة الإصلاح والبناء وتعزيز مؤسسات الدولة والعدالة.

وإننا في المحكمة الشرعية العامة في إقليم الصومال- نستحضر بهذه المناسبة ما شهدته مؤسسات العدالة الشرعية في الإقليم خلال السنوات الماضية من تطور وإعادة تنظيم وبناء مؤسسي، وما تحقق للمحاكم الشرعية من حضور مؤسسي أوضح، وانتشار أوسع، وتطوير في الهياكل والخدمات، وهو مسار ارتبط بمرحلة الإصلاح التي شهدها الإقليم منذ عام 2018.

كما نشرك سيادة الرئيس من اهتمامك ودعمك خلال هذه المرحلة، وما أتاحته من بيئة مؤسسية ساعدت على مواصلة بناء المحكمة وتطوير قدراتها وخدمة المواطنين في قضايا الأسرة والأحوال الشخصية وغيرها من الاختصاصات الشرعية.

وإذ نبارك لفخامتكم هذه الثقة والمسؤولية، فإننا نسأل الله تعالى أن يجعل ولايتكم الجديدة امتدادًا لمسيرة الخير والإصلاح، وأن يوفقكم لما فيه خدمة الدين والوطن والشعب، وترسيخ العدل، وصيانة الحقوق، وتعزيز مؤسسات العدالة.

بارك الله في جهودكم، ووفقكم وسدّد خطاكم، وجعل القادم خيرًا ونماءً واستقرارًا لإقليم الصومال وشعبه.

ألف مبارك لفخامتكم، مع خالص الدعاء بالتوفيق والسداد.
Maxkamada Guud ee shareecada DDs

Maanto arbaca ah oo ku beegan 20/ 1/ 2019  T.I. Waxaa soo gaadhay magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobalka Jarar  gudoomi...
30/09/2026

Maanto arbaca ah oo ku beegan 20/ 1/ 2019 T.I.
Waxaa soo gaadhay magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobalka Jarar gudoomiyaha maxkamada guud ee shareecada DDS iyo wafdiga uu hogaamin hayay.
Gudoomiyaha iyo wafdiga la, socday ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada maxkamdaha shareecada ee gobalka jarar, sidoo kale gudoomiyaha ayaa kulan laqaatay garsoorka iyo shaqaalaha ka howl gala maxkamadaha shareecada ee gobalka Jarar, Degmada iyo maamulka magaalada dhagaxbuur.

Kormeerkan ayaa qayb ka ah qorshaha hoggaaminta Maxkamadda Guud ee Shareecada DDS ee lagu hubinayo dib-u-bilaabashada iyo habsami-u-socodka adeegyada maxkamadaha, kaddib markii ay dhammaatay muddadii - fasaxa sannadlaha ahaa ee labada bilood, isla markaana maxkamaduhu dib u bilaabeen hawlahoodii shaqo.

Ujeeddada kormeerka ayaa ahayd in si toos ah loo qiimeeyo - goobaha adeeg-bixinta, habsami-u-socodka shaqada, xaaladda adeegyada loo fidinayo bulshada, iyo diyaar-garowga maxkamadaha ee sannad-shaqeedka cusub.

Sidoo kale, hoggaaminta iyo qaadiyada maxkamadaha waxaa lala wadaagay - qorshaha shaqo ee sannadka 2019 , jihooyinka mudnaanta la siinayo, iyo qodobbada muhiimka ah ee ay tahay in xoogga la saaro si loo - hagaajiyo tayada adeegga garsoorka, loo dardargeliyo hawlaha maxkamadaha, loona xoojiyo kalsoonida bulshada.

Kormeerku wuxuu sidoo kale fursad u noqday in la dhageysto xaaladda iyo baahiyaha maxkamadaha, lana isla eego caqabadaha jira iyo sidii loo heli lahaa xalal wax-ku-ool ah oo kor loogu qaadayo hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo tayada adeegga Maxkamadaha Shareecada DDS.

Hoggaaminta Maxkamadda Guud ee Shareecada waxay xoogga saaraysaa in dib-u-furitaanka maxkamaduhu uusan ku ekaan oo keliya bilaabidda shaqada, balse uu noqdo - bilow cusub oo lagu saxo khaladaadkii h**e, lagu xoojiyo waxqabadka, laguna horumariyo adeegga caddaaladeed ee bulshada.

‎Guddoomiyaha Maxkamadda Guud ee Shareecada DDS, Sheekh Axmed-Haadi Maxamed, ayaa kormeer shaqo kusoo gaadhay Gobolka Qo...
29/09/2026

‎Guddoomiyaha Maxkamadda Guud ee Shareecada DDS, Sheekh Axmed-Haadi Maxamed, ayaa kormeer shaqo kusoo gaadhay Gobolka Qoraxay iyo Maamulka Magaalada Qabridahare.
‎
Wuxuuna kulan layeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Shareecada ee Gobolka qoraxay, Garsoorayaasha maxkamadaha shareecada ee gobolka iyo kuwa maamulka magalada qabridahare .
Ujeeddada kulan ayaa ahayd mid diirada lagu saarayay isla markaana lagu qiimeenayay goobaha adeeg-bixinta dardargalinta shaqooyinka sannadka cusub ee 2019 T.I., ka faa’iidaysiga caqabadihii sannadkii h**e, xoojinta madaxbannaanida garsoorka iyo kor u qaadista tayada adeegyada garsoorka. Kormeerkan ayaa qayb ka ah dadaalada lagu horumarinayo hufnaanta iyo habsami-u-socodka adeegyada garsoorka ee Gobolka Qoraxay. ‎

Waaxda Xidhiidhka & Arimaha Dadwaynaha ee Maxkamadda Guud Ee Shareecada DDS

Address

Koonfurtka Garoonka Kubada
Jigjiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada Guud ee shareecada DDs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share