11/06/2022
Xafiska caafimadka M.M.Tog wajaale
Protect your family and the communit by getting vaccinated
11/06/2022
Xafiska Caafimadka M.M.Tog Wajaale wuxu baaq udireya Dhamaan bulsgada kunool magalada wajaale iney qatan talalka kahortaga cudurka caabuqa ee Ololaha talalka kahortaga caabuqa waregisa 3xad oo hada socda sidas darted 12 jir iyo wixii kasareya wa inad kaqadatan goobaha lagubixineyo.
Fariin Caafimaad oo Muhiim ah.
Waxaa kasocda guud ahaan deegaankeena ololahii talaalka kahortaga caabuqa COVID-19 wareegiisii 3aad kasooy ujeedadiisu tahay sidii hoos loogu dhigi lahaa halista cudurka Koroona fayraska.
Sidaas darteed, waxaa loogu baaqayaa guud ahaan bulshada deegaanka gaar ahaan shaqaalaha dawlada iyo kuwa private ka ee bulshada adeega siiya inay ugu horayn iyagu talaalka qaataan si ay u bad-baadiyaan; naftooda iyo ta bulshada ay adeega siinayaanba.
Xafiiska Caafimaadka DDS
17/04/2022
Ololaha talalka polioda waregisii 2ad aya siwanagsen kasocda mamulka magalada wajale.
Xafiska caafimadka M.Magalada Tog wajale uqorsheysan inu gadhsiyo talaka Caruta kayar 5 jiir tiradodu dhantahay 5,257 Carur ah.
Muwadin Qadoo talalka kahortega cudurka safmarka(covid-19)
17/02/2022
Ogeysis
Xaafiska Caafimaadka.M.M.T.W oo bilabeya Ololaha talalka kahortega Covid-19 ama Caabuqa wareega labad bari oo khamis ah Feb 17/2022 lana talalidono 18 jir iyo wixii kasareya kuwa waregii kobad qatey oo qadendona kii labad iyo kuwa an waliqaden
Hadaba wuxu xafisku baaq udireya bulshada kunool magalada tog wajaale iney kafaideystan Fursadan qaliga ah ee ololaha talalka kahortaga Covid-19
OGEYSIS
Xafiska Caafimadka MMTW wuxu baaq udireya bulsho weynta sharafta leh ee Mamulka Magalada Tog Wajaale in ay kafaideystan ololaha talalka kahortega cudurka trachomada oo kudhaca indhaha dadka uuna keeni karoo in lagu indho beelo sidas darted waxa lagamarman ah in laqatoo dawoyika kahortaga trachoma oo lagabilabey manta magalada wajaale lana siwadii donoo muso 7 cisho ah.
INDHUHU WA IFTINKA NOLOSHA
Ogeysis Fursad Waxbarasho
Xafiska Caafimadka mamulka magalada Tog wajaale wuxu baaq udireya ardeyda kabaxdey fasalka 12ad ee magalada wajaale sanadkii 2012 iyo 2013 oo shuruda dhibcohoga lagarabo in ay haystan raga 190 iyo wixii kasareya,gabdhaha 181 iyo wixii kasareya iney kafaideystan wax barashada Caafimadka Kubarandonan kuliyada Caafimadka magalada jigjiga ,sodas darted fadlan barii isninta Aya udanbeysa Fursadas ee halaga faideysto fafahin dheri ah laso xidhiidh xafiska Caafimadka M.M.T.wajaale 0915743715
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Jijiga
