28/05/2026
Alle ha unaxariisto
CG
28/05/2026
Alle ha unaxariisto
27/05/2026
Dhamaan umada muslimiinta ah Gaar ahaan muslimiinta Ethiopia Gaar ahaan muslimiista DDS Gaar ahaab kuwa
ciidan ciideeda kale caafimaad qab Nabad iyo barwaaqo iyo bashbash alle ha inagu gaarsiiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Xafiiska cadaalada Gobalka liibaan
20/05/2026
Waxaa maanta degmooyinka gobalka liibaan kaqabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee xeer-ilaalinta todobada degmo iyo heer gobal
waxaa shirka xarunta gobalka ee filtu shirka ka qabsoomay hogaaminhayey madaxa xafiska cadaalada gobalka md:Axmedwali cabdi,sidoo kale waxaa lixda degmo ee kalena shirarka hogaaminhayey masuuliyinta degmoyinkaas
Shirarkan waxaa lagu qaadadhigey ajadayaal kaladuduwan oo lagu xoojinhayo waajibaadka shaqo ee bulshada loohayo iyo sidii kor lagu aqaadilahaa guud ahaan hanaanka adeeg-bixinta
waxaana qodobadaas kamid ahaa
-ku sugnaanshaha goobta shaqada
-oogista iyo baadhista feylasha
-ilaalinta xuquuqda maxaabista
-wacyigalinta sareynta sharciga
-xoojinta wadashaqeynta bahwadaagta iyo qodobo kale oo muhiima ha
dhamaanteen eynu si wadajir ah uhirgalinno sareynta sharciga
xafiiska cadaalada gobalka liiban,12/9/2018.EC
19/05/2026
06/05/2026
ee
Waxaa maanta degmooyinka gobalka liibaan kaqabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee xeer-ilaalinta todobada degmo iyo heer gobal
dhamaanteen eynu si wadajir ah uhirgalinno sareynta sharciga
xafiiska cadaalada gobalka liibaan,28/8/2018.EC
29/04/2026
ee
Waxaa maanta degmooyinka gobalka liibaan kaqabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee xeer-ilaalinta todobada degmo iyo heer gobal
Shirarkan waxaa lagu soo qaatey ajadayaal kaladuduwan oo lagu xoojinhayo waajibaadka shaqo ee bulshada lohayo iyo sidii kor lagu aqaadilahaa guud ahaan hanaanka adeeg-bixinta iyo shaqo-qalka
dhamaanteen eynu si wadajir ah uhirgalinno sareynta sharciga
xafiiska cadaalada gobalka liibaan,21/8/2018.EC
23/04/2026
22/04/2026
Waxaa maanta degmooyinka gobalka liibaan kaqabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee xeer-ilaalinta todobada degmo iyo heer gobal
Shirarkan waxaa lagu qaadadhigey ajadayaal kaladuduwan oo lagu xoojinhayo waajibaadka shaqo ee bulshada lohayo iyo sidii kor lagu aqaadilahaa guud ahaan hanaanka adeeg-bixinta
waxaana qodobadaas kamid ahaa
-oogista iyo baadhista feylasha
-ilaalinta xuquuqda maxaabista
-wacyigalinta sareynta sharciga
-xoojinta wadashaqeynta bahwadaagta iyo qodobo kale oo muhiima ha
dhamaanteen eynu si wadajir ah uhirgalinno sareynta sharciga
xafiiska cadaalada gobalka liiban,14/8/2018.EC
15/04/2026
Waxaa maanta degmooyinka gobalka liibaan kaqabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee xeer-ilaalinta
shirarkan waxaa lagu qaadadhigey ajadayaal kaladuduwan oo lagu xoojinhayo waajibaadka shaqo ee bulshada lohayo iyo sidii kor lagu aqaadilahaa guud ahaan hanaanka adeeg-bixinta
waxaana qodobadaas kamid ahaa
1:oogista iyo baadhista feylasha
2:ilaalinta xuquuqda maxaabista
3:wacyigalinta sareynta sharciga
4:xoojinta wadashaqeynta bahwadaagta iwm
dhamaanteen eynu si wadajir ah uhirgalinno sareynta sharciga
xafiiska cadaalada gobalka liiban,7/8/2018.EC
08/04/2026
Waxaa maanta degmooyinka gobalka liibaan kaqabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee xeer-ilaalinta
shirarkan waxaa lagu qaadadhigey ajadayaal kaladuduwan oo lagu xoojinhayo waajibaadka shaqo ee bulshada lohayo iyo sidii kor lagu aqaadilahaa guud ahaan hanaanka adeeg-bixinta
dhamaanteen eynu si wadajir ah uhirgalinno sareynta sharciga
xafiiska cadaalada gobalka liiban,30/7/2018.EC
25/02/2026
=====================
Waxaa maanta degmooyinka gobalka liibaan kaqabsoomey shirkii todobaadlaha ahaa ee xeer-ilaalinta
shirarkan waxaa lagu soo qaatey Ajandayaal dhowr ah oo lagu xooshinhayo waajibaadka shaqo ee bulshada loo hayo

/6/2018.EC