Harawa Prosperity part

Harawa  Prosperity part

Share

Pagekan waxa lagukulminayaa xubnaha xisbiga barwaaqo ee deg-harawa

Photos from Harawa  Prosperity part's post 04/09/2022

Degmada harawa qaybinta dhirta noocyadeeda kaladuwan ayaa lagabilaabay, waxaana lagaadhsiiyey ilaa 6qabalee oo degmada katirsan

Photos from Harawa  Prosperity part's post 02/09/2022

Shirwaynaha wadatashiga liiga dhalinyarada xisbiga barwaaqo ee deg-harawa oo maanta kaqabsoomay hoolka shirarka degmada
Waxaa lagu lafaguray hawlaha tabarucaadka iyo adkaynta nabadgalyada
Ugu danbayntiina waxaa la islaqaatay in kor loosiiqaado shaqooyinka iyo hawlaha tabarucaadka
Ugudanbayntiina dhirbeeris ayey si wadajira ugafuliyeen gudaha xafiisyada degmada

Photos from SRTV  Somali's post 13/08/2022

Wa kulankii maanta iyo nabadgalyada lagugorfeeyey

Photos from Harawa  Prosperity part's post 13/08/2022

Maamulka , shaqaalaha iyo odayaasha degmada harawa ayaa maanta waxay abaqaaleen dhir, waxayna kafuliyeen barxada h**e ee xafiisyada iyo dugsiga h/dhexe

Photos from Harawa  Prosperity part's post 28/07/2022

Shacabka degmada harawa ayaa sameeyey Iskusoobax balaadhan oo ujeedadiisu ahayd taageerada iyo mahadcelinta geesiyada liyuu policeka oo maalmo kooban kusoo afjaray cadawgii gardarada lahaa,
waxaana goobtaasi hadalo dhiirigalin ah kasoojeediyey gudomiyaha mudane maxamuud sheekh c/qaadir, saladiin , culumaudiinka, haweenka, iyo dhalinyarada dhamaantoodna waxay muujiyeen taageerada iyo nabadagalyada oo la ilaashado inay muhiim tahay
Ugudanbayntiina waxay wax lagaxumaado kutilmaameen Falkii fulaynimada ahaa ee alshabaab sooqaaday, kaasi oo ay ku hungoowday.

27/07/2022

Maamulka iyo shaqaalaha degmada ayaa mudo 2 daqiiqadood ah u istaagay geesiyada ciidanka gaarka ah way mahadsanyihiin

Photos from Harawa  Prosperity part's post 25/07/2022

Gobolada faafen iyo jarar ayaa ciidanka gaarka ah gaadhsiiyey xoolo nool iyo taageero lacageed oo shacabka qaybihiisa kaladuwan ugu deeqeen

24/07/2022
Photos from Harawa  Prosperity part's post 24/07/2022

Shacabka degmada harawa ayaa taageerada iyo garab istaaga ciidamada gaarka ah muujiyey waxayna gaadhsiiyeen 100 neef oo orgi ah oo jijiga kusugan, sidookale
Shacabka degmada ayaa aad ucanbaaraynaya argagixisada alshabaab, waxayna si adag uga soohorjeedaan dagaalka ay sooqaadeen alshabaabku
Sidookale waxay dhiirigalinayaan halyeyada LIYUU POLICEKA ee naftooda uhuray shacabka DDS

Photos from Harawa  Prosperity part's post 22/07/2022

Madaxwaynaha DDS iyo ciidamada gaarka ah waxaa kago,an inay nafta uhuraan shacabka deegaanka soomalida sida ugu difaaci lahaayeen cidkasta oo iskudayda inay xuduuudaha deegaanka dagaal kusooqaada

Sidookale ciidanka liyuu policka DDS marwalba haguulaystaaan, cidkasta oo amniga deegaanka kusooduula wan ladagaalamaynaa

Photos from Harawa  Prosperity part's post 07/07/2022

Maamulka iyo shaqaalaha degmada harawa ayaa wada dadaalo horumarineed oo jidad loogu banaynayo degmada

Ugu horayn waxaa maamulka degmada oo uu horkacayo gudoomiyaha degmada harawa mudane maxamuud sheekh c/qaadir ay soo kormeereen wadada udhaxaysa dharwanaaje iyo waraqa
Wadadaas oo ay bilaabeen walaalaha mays charity oo wareegii 1aad ay dhameeyeen wareega 2aad ee bilaabmaya ayey maamulku kagaqaybqaateen bil mushaarkooda ah

Dhanka kale shaqaalaha degmada ayaa iyaguna waxay si iskood ah ugu deeqeen 10% oo kamid ah mushaarkooda
Harumarku hawaaro
Wabilaahi tawfiiq

Photos from Harawa  Prosperity part's post 21/06/2022

Qiimayntii warbixinta 12ka bilood ee sm 2014 degmooyinka gobolka faafan ayaa maanta lasoogabagabeeyey
Waxaana shahaado sharaf lagudoonsiiyey degmooyinkii kaalmaha h**e galay
Degmada harawa ayaa iyadu gashay kaalinta 2aad
Waxaana qiimaynta gundhig u ahaa
Kajawaabista abaaraha, adeegbixinta ,dakhliga ,hawlaha xisbiga iyo nabadgalyada

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Jijiga