Somali Region Voice

Directions Contact the organization

Somali Region Voice Codka bulshada Deegaanka Soomaalida — siyaasad, horumar & doodo furan🇬🇶.

03/10/2026

Inay Madaxa qaadaanba wuu udiiday 😂

03/10/2026

Halkan wa xarunta jabhada horaynta soomai galbeed wariye reer yurub ah ayaa booqday waxaa kan 0sugan dhaawac kamida ciidanka jabhada Somali galbeed ogaadenia.

Madaxweynaha DDS, ayaa Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida udoortay, Injineer Maxamed Shaale Isaaq, golaha ay...
01/10/2026

Madaxweynaha DDS, ayaa Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee Soomaalida udoortay, Injineer Maxamed Shaale Isaaq, golaha ayaana ansixiyay.

Golaha 7aad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida ayaa Mudane Mustafe Muxumed Cumar u doortay inuu noqdo Madaxweynaha Dee...
01/10/2026

Golaha 7aad ee Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida ayaa Mudane Mustafe Muxumed Cumar u doortay inuu noqdo Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida.

29/09/2026

Degmada awaare ee gobolka jarar duleedkeeda waxaa lagu dilay marxuum gaadhi raaci ka ahaa mid kalana waa lagu dhaawacay.

Gacan ku dhiigalaha ayaa markii ugu horaysay laga helay gurigiisa bambo, islamarkaana waxaa la wareegay haayadaha amniga, kadib buu dagaal bilaabay uu leeyahay ha la isiiyo bamkaygii markuu waayayay wuxu qaatay qori wuxuu xabad kusoo riday magaalada.

Intaa kadib maxaa dhacay, wuxuu afduubtay wiil wuxuuna qaatay madax furasho, Isla caawana wuxuu dilay wiil gaadhi ka ahaa raaci.

Masuuliyad darada intaa la,eg waxaa iska leh oo qaadanaya haayadaha amniga iyo maamulka Awaare oo ka gaabiyay talaabana ka qaadi waayay muwaadin sharciga gacanta ku qaatay.

26/09/2026

Xasuuqii malqaqa🥲

15/09/2026

🤣

05/09/2026

Abdibarudd iyo cabdirixmaan yare

Ayatollah Alireza Arafi ayaa si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay inuu noqdo beddelka Cali Khamenei. Wuxuu hoggaamin doon...
01/03/2026

Ayatollah Alireza Arafi ayaa si ku-meel-gaar ah loogu magacaabay inuu noqdo beddelka Cali Khamenei. Wuxuu hoggaamin doonaa golaha sare ee ku-meel-gaarka ah ee maamula Iiraan, kaas oo ka kooban madaxweynaha iyo madaxda garsoorka. Golahani wuxuu hoggaamin doonaa Iiraan ilaa laga soo magacaabayo hoggaamiye sare oo si rasmi ah u beddela Cali Khamenei, sida ay werisay wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim.

Address

Jijiga

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Region Voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somali Region Voice:

Shortcuts

Share