Xafiiska xisbiga barwaaqo laantisa degmada qabri bayax ee gobalka faafan

Xafiiska xisbiga barwaaqo laantisa degmada qabri bayax ee gobalka faafan

Share

Office

Photos from Maamulka Degmada Qabribayax's post 01/12/2025
Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laantisa degmada qabri bayax ee gobalka faafan's post 02/09/2025

Magaalada Jigjiga waxaa ka furmay tababarka hoggaaminta Xisbiga Barwaaqo ee maamulka gobolka Faafan, degmooyinkiisa, iyo maamul-magaalooyinka Jigjiga, Tog-Wajaale iyo Qabribayax.

Tababarkan oo si rasmi ah u furay Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D) ayaa ah mid lagu kobcinayo garaadka siyaasadeed ee hoggaamintani.

Muddo afar cisho ah oo uu socon doono tababarkani ayaa lagu bixin doonaa laba cashar oo muhiim ah, waxaana sidoo kale jiri doona doodo ay hoggaamintu ku wadaagi doonaan aragtiyo iyo khibrado.

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laantisa degmada qabri bayax ee gobalka faafan's post 29/08/2025

Asc
Waxaan maanta oo jimce ah noo qabsoomay shirkii shaqaalaha unug aas-aasiga ee degmada kaas oo aan kawada xaajoonay dhawr ajende oo muhiim ah
1. Shaqo- gal
2. Tabaruucadka bilaha xagaaga
3. Intaalabo laga qaado shaqaalaha aan shirarka xisbiga imaanin
4. Nadaafada
5. In dib loo qabto shirarkii unug -hoosada
Ugu danbayn waxaa gacan lagu muujiyaya qodobadaas kor ku xusan

Photos from Mohamed Shalle's post 26/08/2025
08/08/2025

Golaha Xisbiga Barwaaqo ayaa dejiyay toddoba qodob oo si buuxda loogu wajahayo isku dayada ugu dambeeya ee cadowga. Qodobadaas waxay kala yihiin:

1. In la sameeyo dhammaan tallaabooyinka lagama maarmaanka u ah kooxaha hubeysan ee doorta inay si nabad ah u halgamaan, si ay fursad ugu helaan xal nabadeed oo lagu dhammeeyo is-mariwaaga jira.

2. In si adag loo hirgeliyo tallaabooyinka lagu xaqiijinayo sareynta sharciga, iyadoo lagula xisaabtamayo kuwa diida nabadda kuna hawlan burburinta shacabka iyo hantida dalka.

3. In si waafaqsan awoodda dalka looga jawaabo cabashooyinka shacabka ee la xiriira maamul-wanaagga, caddaaladda iyo dhaqaalaha, iyadoo la tixgelinayo heerarka kala duwan ee ay kasoo jeedaan.

4. In shacabka si joogto ah loo gaarsiiyo xogta saxda ah, isla markaana si cad loo fashiliyo wararka beenta ah iyo marin-habaabinta.

5. In si toos ah loola dagaallamo hoggaanada iyo adeeg-bixiyeyaasha ku sifoobay anshax-xumo, musuqmaasuq iyo hawl-gudasho la’aan, kuwaas oo ku sugan hay’adaha kala duwan ee dowladda.

6. In la dardargeliyo shaqooyinka horumarineed ee ka socda dhinacyada beeraha, warshadaha wax-soo-saarka, dalxiiska, macdanta iyo tiknoolajiyadda casriga ah (ICT), isla markaana hal-abuurada la bilaabay loo beddelo natiijo muuqata, iyadoo la xaqiijinayo ka-qaybgalka shacabka si isbeddel muuqda looga hirgeliyo magaalada iyo miyiga.

7. In danaha qaran ee dalka Itoobiya laga ilaaliyo lagana difaaco dhanka diblomaasiyadda, iyadoo la adeegsanaayo dhammaan fursadaha jira.

Photos from Xafiiska xisbiga barwaaqo laantisa degmada qabri bayax ee gobalka faafan's post 30/07/2025

Shaqoyinka bilaha xagaaga

Manta oo ay tariikhdu tahay 23/11/217

Shir ayaa nooga qabsomay hoolka shirarka alkaas oo uu gudomiyaha degmada furay shirkaas oo daarna shaqoyinka bilaha xagaga

Ololha nadaafada
Dhiigshubista
Shaqoyinkan oo sii socondoona

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Huseinmahamud288@gmail. Com
Jijiga