Abdirizaak mahamed

Abdirizaak mahamed

Share

The doors are opening & dreams are coming true Get ready๐Ÿฉธ๐Ÿ…พ๏ธ+

02/11/2024

Waxaan fadhiyey maqaaxi cunto markii wiil caato ah oo gacanta kusida xabbad sigaara ahi soo galay gudaha waa uu isla sheekaysanayey.muuqaalkiisuna soo- jiidasho ayuu lahaa . Gudaha ayuu soo gaadhay waa-uu qaylinaya isaga oo isku dayay inu uu qanciyo qof hortaagan oo aan noo muuqan waxa an ogaaday in uu waalan yahay shaqaalihi meherdda si murugo le ayey iigu yidhaahdeen laba bilood kohor wuu caafimaad qabay ๐Ÿ˜ข

08/10/2024

Maanta waa talaada โค๏ธ

05/10/2024

ูˆูŽุนูุจูŽุงุฏู ุงู„ุฑู‘ูŽุญู’ู…ูŽูฐู†ู ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ูŠูŽู…ู’ุดููˆู†ูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู’ุฃูŽุฑู’ุถู ู‡ูŽูˆู’ู†ู‹ุง ูˆูŽุฅูุฐูŽุง ุฎูŽุงุทูŽุจูŽู‡ูู…ู ุงู„ู’ุฌูŽุงู‡ูู„ููˆู†ูŽ ู‚ูŽุงู„ููˆุง ุณูŽู„ูŽุงู…ู‹ุง

14/09/2024

November

08/09/2024

Xaramkaad ku dhawdahay
Dhaqanka iyo diintoo
Waxaad dhiig wadaagtaan
Dhoobada Madiinee โ€ฆ
Hargaysaay ha dheeliyin
Ha dhantaalmin weligaa.โค๏ธ

27/08/2024

โ€œDhakhsuu u socdaa wakhtigu
Waagii Subax kuu dhashiyo
Libdhada galab kuu dhacdaba
Wedkaad u dhawaanaysaa
Ifkaad ka dhamaanaysaa
Dhabtuna waa aakhiradaโ€

Khaliif Faarax Naasir

26/08/2024

Sheekh almis sheekh yahye

25/08/2024

Nimaan Osman waa wariye madaxbanaan wuxuu kasoo shaqeeyey warbaahinda Ethiopia. Waa wariye kadhisan xirfada saxaafadda. Oo luqado badana ku hadla. .
Waa wariye qirsan jiritaanka jamuuriyadda nabadoon ee soomalilaan โค๏ธ

20/08/2024

โ€œHaddaad ninkaaga ugu ciyaartid
sida kubada Gabadh kale ayaa
u qaban doonta sida Gool-hayaha"
Robert Mugabi

12/08/2024

Harta Shekha iyo Barwaaqo

07/08/2024

Illehay waxa aynu uga baryeynaa
In u rumeeyo Yexye sinwaar weedhi sii caanka ahayd ee ahayd

ุณู†ุฌุนู„ ุชู†ูŠุงู‡ ูŠู„ุนู† ุงู„ูŠูˆู… ุงู„ุฏูŠ ูˆู„ุฏ ุชู‡ ููŠู‡ ุฃู…ู‡:
"Natanyaahu wuxuu nacdali doonaa.maalintay hooyadi dhashay"

03/08/2024

Wasiirada Saamiga Siyaasadda Nagu Matala Marka.Xilka Laga Qaado Ayay Imadaan Allaybaday Xertiiba Yaaban ๐Ÿ˜†

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jijiga