23/06/2025
Geesi nimo kaweyn majirto inaad xoolahaga ku aminto god mugdi ah💔
HamziC
23/06/2025
Geesi nimo kaweyn majirto inaad xoolahaga ku aminto god mugdi ah💔
05/06/2025
Ciid mubarik
13/03/2025
24/02/2023
Waxaan tacsida iyo tiiraan yada laqaybsanayaa dhamaan shacabka
Dds gaar ahaan qoyskii iyo qarabadii
Uuka baxay shihiid korniyl dacar
Ilahay samir iyo iimaan buuxa inagasiiyo ehwlkiisiina ilahay qalbiyadooda hauqaboojiyo
Ilahay haunaxariisto marxuumka iyo dhamaan intii la dhimatayba
Wllhi waan ka xumahay inay maalin walba wiilasheenu ku dhintaan meel aan munaasab ku ahayn beesha ciise
Wiilka ogadeen dhimashadiisa way jecelyihiin abaal iyo asxaan midna inooguma hayaan geerida geesiyaasheena maalin walba ku dhimanaya difaaca beesha ciise
Waxaan aad uga jeclaa maanta inay kudhintaan laascaanood iyagoo difaacaya walaalohood dhulbahante
Waa geeri joogto ah iyo garowsho la aan joogto ah
Fadllan ciidankeenu yuuna ku dhiman maalinkasta meel aan munaasab ku ahayn hiil qaran oon laguu ogayn waxaa dhanta hiil qabiil ood garowsho iyo garaba ka heli doonto
Rabi haunaxariisto marxuumka marti lajecel yahay ilahay haka dhigo ðŸ˜ðŸ˜
10/01/2023
Madaxweynaha DDS ayaa tobabar u soo xdihay kumanaan ciidanka ah oo ka qalin jabiyay kulliyadda tobabarka ee Garab-case.
06/01/2023
Really Tv
| Monday | 09:00 - 17:00 |