Asxaabta page kan ku xidgan wazaan ka cudur daaran heynaa inaa naan baryahan wax xog aha idiin la wadaagin sabab jira awgood balse inshaa allaah waan idinla wadaagi donaaa sida ugu dhaqsaha badan
Xafiiska beeraha Iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Dds
Page kan waxaa loogu talo galey ku soo bandhigida wax qabadka Xafiska B & Hor. Kheyradka dabiciga waxaadna dhamaad macluumaadka xafiiska
28/10/2021
Waxaa magaalada jigjiga ka qabsoomey Tababar lagaga hadlayey istcmaalka solar systemka kasoo waxsoo saarka biyaha iyo beerahaba loooga faa,iideysan karo iyo
Sidoo kale cimilada isbad badala saameyntooda iyo sidii looga gaashaaman lahaa mustaqbal
Wax soosarka beerahana loogu jiheyn lahaa nidaam casri aha
28/10/2021
MIDNIMO IYO DHULKENON BERANAAN K HORUMARI KARAA
Waxaan ka cudur daaran haynaa maadama aanaan idinla wadaagin wax macluumaad aha baryahan
Balse insha allaah waxaan iskudayeynaa iinaan hada kadib idinla wadaagno
Sidoo kale waxaan idinka mahad celin heynaa sida wacaneyd noogu xidhan tihiin
23/06/2021
Tababar ay soo abaabushey waaxda SOO SAARKA IYO ILAALINTA DALAGA Beeraha or (crop production and protection) ee xafiska Beeraha iyo Horumarinta kheyraadka dabiciga ayaa ka qabsoomay Xarunta MANAGEMENT
Shirkaas oo looga dan lahaa sidii khabiirada DAGMOYINKA( DA) IYO BEERALEYDA loo barihii lahaa NIDAAM TADA CASRIGA EE BEERASHADA IYO ILAALINTA nooc yaha kala duwanee GEED MIDHOODHKA iyo khudaarta kale
Sidoo kale waxaa jira qayba ka mid aha Tababarkan oo ka kala socda sida
GODEY IYO DOOLO CADOW
Taba baradan ayaa ka mida aha dardar galinta iyo daldaalk u kujiro XAFIISKA BERAHA IYO HORUMARINTA KHEYRADKA DABICIGA sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga beeraleyda deganka una noqon lahaa yeen kuwo soo saarka midho wax soo saar tayo iyo tiro leh ISKU FILAANSHANA LOO GAADHI LAHAA
Sidii kor loogu qaadi lahaa TIRADA IYO TAYADA wax soo saarka beeraha iyo kheyraadka dabiicaga ah waxay ay dawladu xooga saartay istiraatijiyadda loo yaqaano ADLI ( AGRICULTURAL Development leading industrial ) oo ah mid hanka saaraya Horumrinta Beeraha iyo Kheyraadka Dabiiciga ah oo noqon doona asaaska warshadaha
Hadaba Dawladu waxay diirada saartey khasabna noqotey in wax laga badalo qaabka dhaqashada Khayraadka dabiiciga ah iyo Falida beeraha ee dalkeena toos oo kor uqaadi doonta TIRADA IYO TAYADA wax soo saarka khayraadka ah iyo beeraha si mustaqvalka kor loogu qaado dhaqaalaha wadan
Istiraajiyada horumarineed si looga midho dhaliyo jihooyinka laqaatey waxaa ka mid Aasaasida kuliyadaha Farsamada iyo Xirfadaha Gacanta ee khayraadka dabiiciga iyo beeraha (ATVET)
UJEDOOYINKA LOO AAS AASAY XARUMAHA TABABARADA
Waxaa ka mid aha
▪︎in la helo sugnaan shiiyaha (food security) loona tirtiro baahida cunada beeraleyduna noqoto ku marka h**e kafaala qaada baahiya dhanka cunada BULSHADA DALKA
Marka xigana
▪︎ in la abuuro Beeraley leh xirfad iyo aqoon sareeysa ugana faa,iideysta kheyraadka Dabiiciga habka ugu haboon, isticnaali kara farsamoyinka casriga ah (Technology), soona saari kara waxsoo saar ka tartami kara suuqa caalamka, lehna aqoon dheerad ah oo dhanka suuqa ah, kana soo hoyiya waxsooo saarkaas faa,iidoyin
▪︎In habka iyo farsamooyinka casriga ah la la jaan qaadsiyo CIMILO-GOBOLEEDKA deeganka iyo kor loo qaado dhaqaalaha dalka ayadoo loo horseedayo Xoolodhaqatada iyo Beeraleyda in ay isticmalaan farsamoyinka iyo teknolojiyada casriga ah iyo in ay ku saleeyaan waxsoo saarkooda Suuqa caalamka si ay kor ugu qadaan Dakhligooda taaso u horseedaysa Dalka koboc dhaaqaale
Qeybaha xiga ..
14/06/2021
Xafiiska beeraha iyo hurmarinta kheyraadka dabiica
Ayaa maanta uqaybiyey Xafiisyada GOBALADA IYO DAGMOYINKA
BUUGAAG ku turjuman AF SOMAALI lagu turjumey si,ay uga caawiso macluumaadka iyo cilmiga beerashada AMA FALTUSAHA
Kuwaas 9 nooc aha oo ka kooban dhamaan waxaha XAFISKA sida
Waaxda FIDINTA BEERAHA
Waaxda ILAALINTA MIDHAHA ABUUR
Waax ISTICMAALKA DHULKA IYO CARADA
Waaxda WARAABKA IYO QODAALKA
Waaxda QORSHEYNTA IWM
SIDOO KALE waxuu xafiisku soo iibiyey QALABKA SHEY BAADHKA CARADA
12/06/2021
Waxa aynu baahi kaga bixi karaa inaan dhulkeena dihin ku foorarsano
Waxna kala soobaxno
Iyadoo xafiiska BEERUHU daa daal ugu jiro siduu uu bulshada siduu adeeg hufan usiin lahaa BULSHADA hadey
Tahey DHANKA ABUURKA IYO QALABKA QODASHADA TAHEY IYO HADEY tahey DHANKA AQOONTA ee KOR UQAADISTA TAYADA IYO TIRADA iyo fahanka bulshada ee nidaamka beerashada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Jijiga
