Ayan Abdi

Ayan Abdi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ayan Abdi, Government Official, 06 Kililka, Jigjiga, DDS, Jijiga.

Photos from Ayan Abdi's post 30/03/2026

የሶማሊ ክልል ስያሜና ባንድራን ከመገንጠል ጋር ምን አገናኛቸው?

አቶ ሙስጠፌ መሀመድ በ2010 ዓ.ም የክልሉ ርዕሰ መስተዳድር ሆነው ከተሾሙ በኋላ፣ በሶማሊ ክልል ውስጥ ህገ መንግስታዊ የሆኑ ጉዳዮችን በህጋዊ መንገድ ብቻ እንዲመለሱ ማድረግ ከጎረቤት ክልሎች የሕውሓት ጉዳይ አሰፈጻምዋች የፊጠሩትን ግጭቶች መፈታት መቻሉ ክልሉን ከነበረበት የፖለቲካ ቀውስ አውጥተው ወደ መረጋጋት ያሸጋገሩት ናቸው።

በክልሉ ትኩረት ከተሰጣቸው ሪፎርሞች መካከልም የፖለቲካ ፥የፍትህ እና የፀጥታ ዘርፍ እና የማህበራዊ ጉዳዬች ይገኙበታል።

በዚህም መሰረት ቀደም ሲል በነበረው የነ አብዲ ኢሌይ አንባገነን ስርዓትና በሕውሓት እኔ አውቅልሃለሁ ፓለቲካ ከቀለም ጀምሮ ሁሉም ነገር እኛን መምሰል አለበት በሚል በክልሉ በዘፈቀደ ከህገ መንግሥቱ ወጪ በመሆን በክልሉን ህገ መንግስቱ ሰፍሮ የሚገኘውን መጠሪያ ስያሜ ና ክልላዊ ባንድራ መቀየር ይገኙበታል።

ህገ መንግስት ላይ ሰፍሮ የሚገኘውን "የክልሉ ሰንደቅ ዓላማ ከላይ አረንጓዴ፤ ከመሃል ነጭ፤ ከታች ቀይ ፤ በስተግራ በኩል ባለሦስት መዓዘን ውሃ ሰማያዊ መደብ መሃል ላይ ባለ አምስት ጫፍ ነጭ ኮኮብ ይኖረዋል"የሚል ሲሆን ሀገር አፍራሹና የቀድሞው ስርዓት ህገመንግስቱን ወደ ጎን በመተው በኢሕገ_መንግታዊ አካሄድ የህብረተሰቡን ባሕል እና ሰነልቦና ያላገናዘበ ትርጉም የለሽ በሆነ መንገድ የክልሉን ሰንደቅ አላማና ስያሜ ቀይሯል።

በመሆኑም በአቶ ሙስጠፌ መሀመድ የሚመራው የሶማሌ ክልል መንግስት በህገመንግስቱ የሰፈረውን ክልላዊ ባንዲራ ዳግም ህገ መንግስቱን መሰረት ባደረገ መልኩ ስራ ላይ እንዲውል አድርጓል።

ዛሬ ላይ እንደ ሀገርም ሆነ ክልል ያመጣውን ታዓምራዊ ለውጥ ማየት የተሳነው አፍራሹ ቡድን የክልሉ ስያሜና ባንድራ በክልሉ ርዕሰ መስተዳድር ውሳኔ የተቀየረ አድርጎ መሰረተ ቢስ ፕሮፖጋንዳ መስተጋባቱን ቀጥሏል።

የሶማሌ ክልል ህዝብና መንግስት የመገንጠል ፖለቲካን ነው የሚያራምዱት በሚል ያለፈበት የማጠልሸት ተግባራቸው የተሰማሩት የከፋፋይ ፖለቲካ አራማጆቹ የህወሓት ቡድኖች በሶማሌ ክልል ያቀዱት የመገንጠል ፖለቲካ ባለመስራቱ ዛሬ ላይ ከኢትዮጵያ ታሪካዊ ጠላቶች ጎን በመቆም ያፈጀ ያረጀ የመገንጠል ፖለቲካን ለማራመድ ሲሞክሩ እየተመለከትን ነው።

በአሁኑ ወቅት የክልሉ መንግስት እና የክልሉ አመራር ለዚህ የውሸት ፕሮፖጋንዳ ቦታ ሳይሰጡ ትኩረታቸውን ልማት እና ልማት ላይ ብቻ በማድረግ የሚሰራ አመራር መሆኑን መገንዘብ ያስፈልጋል።

Photos from Ayan Abdi's post 28/03/2026

🎓🎓 Hambalyo qalin jabin 🎓🎓

Aniga oo si guud ugu hambalyaynaya dhammaan ardaydii qalinjabisay, waxaan si gaar ah ugu hambalyaynayaa walaalkay Dr.Mubarek Abdi oo si guul leh uga qalin jabiyay Jaamacadda Jigjiga, kana mid noqday dhakhaatiirta (Medical Doctor) ee Class of 2026, kadib dadaal iyo halgan socday 7 sano.

Guushan waa mid mudan bogaadin, waxayna ka tarjumaysaa adkaysi, sabir iyo himilo sare. Waxaan kuu rajaynayaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn iyo inaad noqoto Doctor bulshada u adeega si daacadnimo iyo naxariis leh.

Mar kale hambalyo, Dr. Mubarak! 🎉

19/03/2026

🌙 Ciid Wanaagsan! 🌙 Ciid Mubaarak!
Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Muslimiinta caalamka, kuwa dalkeena Itoobiya iyo gaar ahaan shacabkeena kudhaqan Deegaankeena Soomaalida. Ciid Mubaarak Kulucaam Wa antum Bikhayr.

Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadii, hana inagu gallado nabad, farxad iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak! 🤍

17/02/2026

🌙 Hambalyo Ramadaan Mubarak 1447 Hijriya

Waxaan hambalyo u dirayaa shacabka Dawlad Deegaanka Soomaalida, Muslimiinta Itoobiya, iyo guud ahaan ummadda Islaamka, munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.

Ramadaan waa bil midnimo, samir iyo naxariis. Aan ka dhigno fursad aan ku xoojino wadajirka, ku garab istaagno danyarta, kuna hormarino nabadda iyo wada noolaanshaha. Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana inagu gallado nabad iyo barako.

Ramadaan Kariim. 🤲🏽

Photos from Ayan Abdi's post 23/01/2026

🎉⚽ Hambalyo Xulka kubada Cagta ee Degmada Araarso ⚽🎉

Waxaan halkan uga hambalyaynayaa Xulka Degmada Araarso oo ku guulaysatay Koobka Kubadda Cagta Gobolka Jarar. Guushani waxa ay muujinaysaa kartida, hibada iyo u heellanaanta ciyaaraha ee ay dhalinyarada Degmada Araarso ku suntan yihiin.

Hambalyo Reer Araarso gaar ahaan ciyaartoyda, tababarayaasha iyo dhammaan taageerayaasha. 🏆⚽✨

Photos from Ayan Abdi's post 23/01/2026

🎊 Hambalyo Shacabka DDS 🎊

Waxaa caawa fiidkii Magaalada Shabeeley si meeqaam sare leh inoo gu soo gabogaboobay xuskii 33aad ee sanad-guurada Aasaaska & Midnimada DDS.

Waxaa xusid mudan in sanadkan Munaasabadda Maalinta Aasaaska DDS ay ka duwananayd xusaskii h**e, iyadoo si baaxad leh oo muuqata loo dareemay farxad, xamaasad iyo wacyi midnimo oo ka imanaya dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada. Tani waxay muujinaysaa sida shacabka Deegaanka Soomaalida uga go’an tahay ilaalinta taariikhdooda iyo dhismaha mustaqbalkooda.

Hambalyo iyo bogaadin dhammaan shacabka DDS meel kasta oo ay joogaan.

Ilaahay ha inoo sii adkeeyo midnimada, nabadda iyo horumarka.

✨Hambalyo dhammaantiin! 🎊

22/01/2026

Sanad Guuradil 33aad Ee Xuska Maalinta Midnimada Dawlada Deeganka Soomalida.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Photos from Ayan Abdi's post 02/12/2025

Maanta waxaan qado sharaf iyo soo dhaweyn rasmi ah u sameynay mudanayaasha ka tirsan Xildhibaannada Dowladda Federaalka Soomaaliya: Xildhibaan Maxamed Sh. Nuur iyo Xildhibaan Cadar Xareed.
Kulankan meeqaamkiisu sareeyo wuxuu qayb ka ahaa dadaalka aan ku xoojinayno iskaashiga, is-dhexgalka bulshada, iyo xiriirka dhaqan-dhaqaale ee ka dhexeeya Dalka Ethiopia (gaar ahaan Dowlad-Deegaanka Soomaalida) iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Intii kulanku socday, waxaan ka wada hadalnay arrimo muhiim u ah horumarinta labada dhinac, oo ay kamid yihiin iskaashiga parlaamannada, maamul wanaagga, kobcinta adeegyada dadweynaha, iyo xoojinta horumarinta shacabka Soomaaliyeed.
Waxaan u mahadcelinayaa labada mudane ee martida noogu ahaa maanta, anigoo bogaadinaya dadaalkooda iyo doorkooda muuqda ee ay ku leeyihiin horumarinta iyo mideynta bulshada Soomaaliyeed.
DDS mar walba waxay u taagan tahay nabad, wada-shaqayn, iyo wanaaga shacabka walaalaha ah.

Photos from Ayan Abdi's post 27/11/2025

Xaflada hordhaca ee diyaargarawga Xuska 20aad ee Maalinta Qoomiyadaha iyo Shucuubta Itoobiya. Hal-ku-dhegga sanadkan waa:

“Isfahanka dimuqraadiyadu waa udub dhexaadka midnimada qaran.”

Maalintani waa maalin lagu xusayo midnimada, isfahamka iyo qiimaha kala duwanaanshaha qoomiyadaha dalka.

Hambalyo dhammaan qoomiyadaha iyo shucuubta ku dhaqan dalkeena Ethiopia.

Photos from SRTV  Somali's post 25/11/2025

Waxaan u mahadcelinaynaa Xafiiska Maareynta Arrimaha Qoxootiga ee Itoobiya iyo Hay’adda UNHCR doorkooda muhiimka ah ee hirgelinta mashruuca horumarineed ee Qabribayax. Daah-furka mashruucan oo lagu qabtay Addis Ababa wuxuu muujinayaa sida qorshuhu diiradda u saarayo adeegyada waxbarashada, caafimaadka, nadaafadda iyo guriyeynta, iyadoo Midowga Yurub uu ku maalgelinayo 14.5 milyan oo Yuuro.

Taageeradiinna iyo iskaashigiinna joogtada ahi waxay qayb weyn ka yihiin horumarinta bulshada deegaanka iyo fursadaha loo abuuraayo qaxootiga iyo bulshada sharafta leh ee Reer Qabribayax ee martigelisay walaalahood.

Photos from Prosperity Party - ብልፅግና's post 09/11/2025
Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


06 Kililka, Jigjiga, DDS
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:30 - 17:30
Tuesday 08:30 - 17:30
Wednesday 08:30 - 17:30
Thursday 08:30 - 17:30
Friday 08:30 - 17:30