Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ

Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ

Share

Caasimada Cagaaran, nadiifa waa hadafkeena!

07/04/2024

Nadiifinta goobta Jigjiga Grand Iftar 2024

26/02/2024

Maaeeyaha wakaalada bilicda iyo nadaafada MMJ, Eng Najax maxamad ayaa ka warbixiyay Ol'olaha halku dhigiisu yahay Wadajir.

Photos from Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ's post 19/01/2024

Waxan saaka wacyigalinta baladhan la yeelanay qaybaha kala duwan ee bulshada xafada 1aad 2aad iyo 3aad ee degmada karamardha

Waxan ku wacyigalinay in Wadoyinka ay ka qaadan

> Karyonayasha,
> bacaha suuqa dhaexdisa lagu dhex xidhayo ee nadafad ahaana aad u liitay
> Biyaha wasakhaysan ee laamida lagu shubo
> Qof walba inuu wajahadiisa ka nadifiyo qashinka gaar ahaan drainage ka
> Raashinka ama biyaha Wadoyinka lagu xidho inay ka qaadan
> waxan wacyigalin siinay wadoyinka lagu ibiyo bunka ama furashyada.

W/q: Agaasimka Degmada Karamardha cabdishakuur badri

Photos from Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ's post 17/01/2024

Waxaa maalintii saddexaad galley shirka dood-wadaaga iyo wacyigalinta bulshada ee kor loogu qaadayo bilicda iyo nadaafadda caasimadda oo maanta loo qabtay bulshada ku dhaqan xaafadaha degmo hoosadka Kaaramardha sida; 1aad, 2aad, 3aad, 8aad, 9aad, 13aad, 14aad iyo 20aad.

Maareeyaha Wakaalada Eng. Najax Maxamed ayaa gabogabadii kula dardaarmey bulshada ku dhaqan xaafaddahaas in laga wada shaqeeyo sidii ay u ilaashan lahaayeen mashaaricaha la hirgalishey iyo dardar galinta ka shaqaynta bilicda iyo nadaafadda Magaalada

Photos from Jigjiga City Administration's post 05/12/2023
Photos from Xafiiska Caafimaadka DDS: SRHB- Somali Regional Health Bureau.'s post 23/11/2023
Photos from Xafiiska Waxbarashada DDS's post 23/11/2023
Photos from SRTV  Somali's post 17/04/2023
Photos from Wakaalada Bilicda Iyo Nadaafada MMJ's post 09/04/2023

ISXIL-QAAN BULSHO.

strip lights ayaa lagu sameeyay qaybo kamida wadooyinka magaalada iyadoo bulshadu qayb weyn ku lahayd si bilicda caasimada kor ugu kacdo.

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jijiga