Nogob official

Nogob official

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nogob official, Public & Government Service, Jijiga.

18/05/2022

Samaysaye maxaad ka faa iidi

09/05/2022
02/11/2021

Fahan Xumo Ayaa Ka dhex Oogan Labadii Meel isugu Timaado , Maxay Tahay Sababtu ? Wax Xal Ah Maloo Helayaa Doodda ? .
Suaalahaas iyo Kuwo Lamid Ah Ayaa Ka Qoray Sheeko Gaaban .
SHeekadu Sidaan Ayay U Taalaa : [ Maalin Ayaa waxaa Muran Dheer Uu dhexmaray Labo Ruux , Mid Ayaa waxa Uu Leeyahay Gacanta Midig Shan Farood Ayay Leedahay , Halka Midka Kale Uu Diiday in Gacanta Midig Faro Leedahay .
Dood Dheer Kadib Waxaa Ay isla Gaareen in Ay U Tagaan Garyaqaan .
Garyaqaanku Aad Ayuu U Caqli Badnaa , Markiiba Libinta Ma Uusan Siin Midka Yiri Gacanta Midig Ayaa Shan Farood Leh , Balse Waxaa Uu Libinta Siiyay Midka Yiri Gacanta Midig Wax Faro Ah Maleh .
Midkii Yiri Gacanta Midig Shan Farood Ayay Leedahay Ayaa Wareeray Oo Waxa Uu Ku Raali Noqday Hadalka Garsoorka isagoo Yaaban Ayuu Waxa Uu Ka Codsaday Garsoorka in Uu Fahamsiiyo Micnaha Ay Ka dhiganyihiin Faraha Ku Yaalo Gacantiisa Midig ? .! .
Garsoorka Wuxuu Ku Jawaabay : Waad Qaldantahay Marka Aad Tiri Gacanta Midig Ayaa Shan Farood Leh , Maxaa Yeelay Ma Aad Hubsan Gacanta Midig Ee Ku Taalo Ninka Aad La Doodayso ..
Ninkii Markuu Arkayba Ninka Uu La Doodayay Waxaa Uu Noqday Nin Gacantiisa Midig Aan Kulahayn wax Far Ah ].
Sheekadaan Gaaban Waxaad Ka Fahmaysaa Sababaha Keenayo Fahan Xumada in Ay Tahay Labo Qodob Oo Muhiim Ah :
1 _ Hubsiimo La,aan Haysato Midka Doodda Ku saxan .
2 _ Aqoon Yari Haysato Midka Doodda Looga itaal Roonyahay

01/11/2021

Waxaan arkaan layaabaye ani uun miyaa mise waa layla qabaa

15/10/2021

Waxaa dhibaato ah inaad waxba siwaydin waydo ood iska noolaato uun sida xoolaha

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Jijiga