Xasuusin
waa jimce aan ku salino Xabiibkeena muxamed Scw 💙
Codka Bulshada DDS
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Codka Bulshada DDS, Public Service, Jijiga.
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW SCW Scw ❤ﷺﷺ
XASUUSIN!
Hal S***n Gacantaada ugu Raaxee Salliga Xabiibkeena Muxamed SCW 😍
14/05/2025
Allaah haku xafido wll cawa wa habeenka fadliga badan ee jimcaha yaan Lookala harin 👉saliga xabiibkeena muxamed SCW scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🙏
17/04/2025
Si kasta wax u qabo, balse wax ba maad sameynin hadaanad tukanin Salaadii Subax, ilaahow cibaadada noo fududee 🤲🏾
11/04/2025
31/03/2025
Ma tahay xilligii loo baahnaa gogosha uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud?
https://bbc.in/3RtLvoe
29/03/2025
Halkeen bari Deegaanka Soomalida kaga ciideysaa..?
Jijiga waxay laydh la'aan tahay muddo 7 bari ku dhow, Maayirkeediina waxa uu dagaal aan la aqoon wax ku kallifay kula jiraa taariikhda shacabka deegaanka oo uu isaga, qoyskiisa, ilma adeeradiisa dhow iyo kuwa fog ba ay ka mid yihiin.
Caasimaddaas mugdiga ah haddaan maayor u ahaan lahaa waxa aan ka fakari lahaa, tamartayda iyo cududdaydana isku gu gayn lahaa inaan nal u shido, shacabkeeda kasbado oo aan ka fogaado wax kasta oo kala qaybinaya.
Walaalkay shaafi oo aanan aqoon u lahayn; dadku wax fiican k**a soo warinayaan. Waxaa la ii sheegay; ciddii u nasteexaysa ba inuu ku lee yahay 'yaa wax iga qaadi kara'. War walaal in wax lagaa qaado ma rabnee, laydh noo shid. Ugu yaraan na hor imo oo wax noo sheeg, ama waxba ma qaban karo dheh.
Xigasho: Gafdiid Khaliif
18/03/2025
Ugu yaraan 42 qof ayaa ku dhintey duufaano ku dhuftey sideed gobol oo Mareykanka ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Jijiga
