24/08/2022
Ururka Laanqayrta Cas Ee Dds
Ururka Lanqayrta Cas ee ethiopia lanta deganka somalida adegyaday bixiso waxa kamida adega ambulance
24/08/2022
19/07/2022
Ururka lanqayrata cas ee itobiya ee lanteda dawlada deganka somalida iyo xafisyada aya bah wadagta ay yihin aya kulan kula yeshay masuliyinta xafisyada dagmoyinka shebalay awbare iyo gursum iyo harorays ee gobalka fafan.
Kulankan oo aha ujedadisu
Sidi loga gashaman laha abaraha deganak kuso lab labanta iyo xalufka dhirta isbadalda cimilada kaso ku dhaca xolodhaqato beralayda iyo reerguragaba
Xubnaha kaso qayb galay waa 25 xubnod oo ka kal socday
Xafisyada ka so qayb galay ee dagmayinka waa.
1. Xafiska xoolaha
2.xafiska biyaha
3.xafiska hawenka iyo dhalinyarada
Kulqnkano laguso gabagabayey sidi loga gashaman laha abaraha khatarta badan iyo xalufka dhulka iyo isbadalda cimilada ee deeganka somalida kaso loga faidaynayo bulshada kaso barnamijka cagarinta casriga ah ee ka hortaga isbadalka cimilada oo ku kenta samayn baldhan dadka iyo xoolahaba
Ururka Lanqayrta Cas ee itobiya dawlada deganka somalida lanteda jigjiga
16/07/2022
Ururka Lanqayrta Cas ee itoobya lanteda dawlada deganka somalida aya siminar tobabar ah farsamda casriga ah ee dhismaha tayda badan ay u qabatay dagmada shebelay ee gobalka fafan dad dhan 20 qof oo ah wastado farmada casriga ee dhismayasha taso laga dulayo ka hortaga dhulka jexmaya ama wararada dhulka ka jexmaya kaso soconaya tababarkan mudo 10 malmoda ah logana faidaynayo bulshada ku dhaqan deganka
16/07/2022
Masuliyanta ugu sareyasa ee ururka laanqayrta cas ee itoobya lanteda dawlada deganka somalida oo boqasho rasmiya ku tagay casimad dalka ee adiss ababa shirka wada tashiga calamiga ah hayda iyo haydaha bahwadagta ay yihin
Ururka Lanqayrta Cas ee itoobya lanta dawlada deganka somalida
18/04/2022
18/04/2022
Sida la wada Ogsoonyahay Ururka Lanqayrta Cas ee Itoobiya laanta Dawlad Deeganka Soomaalida waxuu ku hawlanyahay ka shaqeynta tabarucadka biniaadanimo shaqooyinkaas na waxaa ka mid ah adeega Gurmadka dag daga ah ee Ambalaasta ee shacabka ku dhaqan maagalada jigjiga iyo nawaaxigeeda, iyo jawaab bixinta gurmadka dag daga ah iyo gurmadka Abaaraha saamaysey dadka xoola dhaqatada ee Deegaanka ku tabarucida agbka cafimadka ee first aide lana siyo dugsiyada iyo qaybta faya dhawrka biyaha nadifta ah iyo dhirberista dhulka nabadguraya
wixi fah fahina kala xirir xafiska Ururka Lanqayrta Cas ee itobiya laanta deganka somalida
09/04/2022
uruurka lanqayrta cas ee ethiopia lanta deegaanka somalida dhamman shacabka kunool jijiga iyo nawaxigeda ee kala duwan wax la ogaysinaya mar 2 iyo mar 3 ba ina so wacan nabarka (AMBULACE 0901435543 24 sac haben iyo malin) ba haday jirto xalad dag daga oo cafimad daro ah
KAL XIDHIIDH WIXI FAH FAHINA URURKA LANQAYRTA CAS EE DDS AMA NABARKA AMBULACE 0901435543
07/04/2022
Ururka Lanqayrta Cas ee ethiopia lanta deganka somalida adegayday bixiso waxa kamida adega ambulance ee 24 sac malin iyo habenba ku hawaln samoto bixinta bulshada kala duwan uguna adega si bilasha ah 24 sac haben iyo malinba nubarka gar garka dag daga ah ee ambulace tu waa nabarka 0901435543
firo gara ah kala xidhidh wix fah fahina ururka lanqayrta cas ee ethiopia lanta deganka somalida ama nubarka ambulance ah 0901435543
07/04/2022
MABADIDA ASASIGA AH EE BISHA CAS IYO LANQAYRTA CAS
wax qabadka iyo hawalaha ururka lanqayrta cas
waxay ku salaysan yihiin
todobada qoodob ee asasiga uu ah dhaqdhaqaaqa calamiga ah ee ururka lanqayrta cas iyo ururka bisha cas
✓ BILADANTINIMO
✓ EXASHO LA'AAN
✓ DHAX DHAXADNIMO
✓ MADAX BANANI
✓ MUTADAWACNIMO
✓ MIDNIMO
✓ CALAMNIMO
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Address
Jijiga Ethiopia Somali
Jijiga
