Xafiiska caafimaadka degmada xararey

Xafiiska caafimaadka degmada xararey

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska caafimaadka degmada xararey, Government Organization, Jijiga.

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 21/05/2025

degmada Xararey waxan manta ka bilownay olllelaha talalka jadeecada iyo adeega iski dhafka ah Caruurta 5 sano ka yar kaas oo la rabo in lagu talaalo caruur dhan 4770 ilmod

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 21/02/2025

February 21/24
Xafiiska caafimaadka degmada Xararey waxaa noo qaabsomay daahfurka ololaha talalka ka hortaga cudurka dabaysha ee loo yaqano polio

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 16/11/2024

Xojinta talalka jogtada ah goobaha miyiga ah

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 12/11/2024

Waxaan saaka. Si rasmi ah shaqada ugu bilownay xarunta caafimadka ee degmada computer uur ku jirta ultrasound kaas oon rajeynayno inay ka faa iidaysan donan bulshaada degmada

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 05/05/2024

WaxaN manta manlinkii 5 aan wadna baadhista xanunka qaxada TB catch up

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 04/04/2024

Xafiiska caafimaadka degmada Xararey ................

Waxaan manta xafada magalada ka fulaynay talalka jogtada si aan kor ugu qaadno oon qorshe ahaan ugu qadanay in mudo 3 malin ka wadno xafadaha magalada

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada Hararey's post 14/12/2023
Photos from Xafiiska Caafimaadka DDS: SRHB- Somali Regional Health Bureau.'s post 14/12/2023
Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 23/05/2023

Waxaa manta nafadad guud laga sameyya xarunta caafimadka ee Degmada xararey taas dhaaman shaqalaha xafiiska iyo kuwa xaruntuba ka sameyen

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 05/05/2023

Waxa malinkii 3 aad galay talalka HPV kaas oo ka wadnay dugsiyada kala duwan ee Degmada xararay

Photos from Xafiiska caafimaadka degmada xararey's post 14/04/2023

Shaqaalaha Xarunta Caafimadka Xararay Ee Gobalka Nogob ayaa Tuulo-hoosadyada hoosyomada gaadhsiiyay Talaalka Joogtada ah ee Loogu talagalay Caruurta Kayar 1ka sano

Team ka oo uu hogaminhayay iskudiwaha Talaalka ee degmada Xaraaray ayaa Wacyigalin iyo Talaalba Gaadhsiyay tuulo hoosadyada degmada xararay ee aan lahayn adeeg caafimaad oo joogto ah.

Xafiiska Caafimaadka Xararey
April 14/2023

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Jijiga