28/08/2025
Xafiiska Arrimaha Deegaanada Dariska ah iyo Xallinta Isku-Dhacyada ee D.D.S
Xafiiska Arrimaha Deegaanada Dariska ah iyo Xallinta Isku-Dhacyada ee Dawlada Deegaanka Soomaalida,
28/08/2025
24/12/2023
Tababar lagu kobcinayay Awooda fulineed ee xubnaha Xisbiga Barwaaqo ee shaqaalaha xafiiska ayaa maanta lasoo afmeeray, Tababarkaas oo hal ku dhagiisu ahaa Qaan ka Guur oo Rasamaal u Guur.
Xafiiska Arrimaha Deegaanada Dariska ah iyo Xallinta Isku-Dhacyada ee D.D.S
13/04/2023
Xafiiska Xuduudaha iyo Xallinta Khilaafaadka Deegaannada Dariska ah ee DDS ayaa shir wadatashiya la yeeshay hay'adaha bahwadaagta la leh xafiiska.
Shirkan wadatashiga ah ayaa ahaa mid lagu kala qaadanayay warbixin guud oo la xidhiidha xuduudaha Deegaanka Soomaalidu la wadaago deegaannada dariska ah iyo wakhti xaadirkan sida ay tahay wada noolaashaha ka dhexeeysa bulshooyinka dariska ah.
Sidoo kale kulankan ayaa lagu kala qaatay qorshaha sannadka 2016-ka T.I. sidii loo sii xoojin lahaa wadanoolaanshaha shacabka xuduudaha, meeshana looga saari lahaa caqabadaha iskudhaca xoolo-dhaqtada deegaannada ee soo noqnoqda.
Xafiiska Arrimaha Deegaanada Dariska ah iyo Xallinta Isku-Dhacyada ee D.D.S
04/11/2022
Xafiiska Xuduudaha iyo Xalinta Khilafaadka waxaa ka qabsoomay maanta 4/11/2022 kulan uu shir-gudoon ka yahay madaxa xafiiska mudane Ali Samire Sigad iyo Agaasinada waaxaha Xafiiska.
Kulankan oo lagu soo bandhigay dhawr qodob oo kala ah geedi socodka wax-qabad ee 2015 ka iyo arrimaha qabsoomay Qaybta koobaad ee sannadkan.
Sidoo kale, waxa lagu soo bandhigay dardar galinta shaqo iyo sidii shaqooyinka hoos loogu dhaadhicin laha oo la sii xoojiyo.
Kulankan ayaa ku beegmay xili lagu jiro isla xisaabtan dhanka shaqada iyo oqoonta loo leeyahay fahanka shaqo, hase ahaatee wuxuu noqday madal ay shaqaaluhu arrimo badan ay ku soo bandhigeen oo midha dhal ah.
Xafiiska Arrimaha Deegaanada Dariska ah iyo Xallinta Isku-Dhacyada ee D.D.S
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Jigjiga
Jijiga
Opening Hours
| Monday | 08:30 - 12:00 |
| 14:00 - 17:30 | |
| Tuesday | 08:30 - 12:00 |
| 14:00 - 17:30 | |
| Wednesday | 08:30 - 12:00 |
| 14:00 - 17:30 | |
| Thursday | 08:30 - 12:00 |
| 14:00 - 17:30 | |
| Friday | 08:30 - 11:00 |
| 14:00 - 17:30 |
