Magaalo hosaadka karamardha ee mmj

Magaalo hosaadka karamardha ee mmj

Share

horumarkeenu waa quruxdeena canshuurta oon bixino ayaa horumar lagu gadhaa

17/02/2026

RAMADAAN KAREEM DHAMAAN UMADA MUSLIMKA AH MEELKASTA OO JOOGTO ALLE HA INAGA YEEL KUWA KHAYR DHAMSANTII LAGA AQBALO AMIIN YAA RABI

17/02/2026

RAMADAAN KARIIM

Dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, kuwa dalka iyo deegaankaba, gaar ahaan Caasimadda DDS (Jigjiga), Ramadaan Kariim.

Bishan barakaysan ee Ramadaan waa bishii kheyrka iyo cibaadada, bishii dembi-dhaafka, bishii Eebbe Weyne (SWT) addoomihiisa khayrka joogteeya uu Naarta ka xoreeyo.

Waxaan Ilaahay inooga rajaynayaa dhammaanteen in uu caafimaad iyo nabadgelyo inoogu dhammeeyo Ramadaanka, acmaasheenana naga aqbalo idamka Alle.

Ramadan Kariim, Ramadan Kariim!
Duqa Caasimadda
Eng. Shaafi Axmed Macalin

28/01/2026
01/01/2026

Farxada shacabka jidadka loo bixinayo ka muuqata

01/01/2026

Waxaan si habsami leh uga jawaabney cabashadii ka jirty xafadaha 08aad iyo 07aad ee magaalo hoosadka karamardha walina way socotaa ilaa aan ka dhamayneyno baahida jid la,aanta kajirta xafadaha.

Waxaan u mahad celinayaa xafadaha shaqada laga wado sida ay noo garab taagan yihiin uguna faraxsan yihiin fulinta qorshe hagaha oo ah mid aan khasaare hantiyeed gaysaneyn dadaalkana waan sii wadaynaa.

Waxaa kale oon ugu baaqayaa shacabka wadooyinka helay iney xujadaha samaystaan dakhligana soo xereeyaan si aan u joogteyno waxqabadka waad mahadsan tihiin.

14/11/2025

Munaasabada dhagax dhiga buundada bidhbidhis ee xafada daaru_salaam ee magaalo hoosaadka karamardha islamaarka isku xidhaysa daarusalaam iyo daangurays

14/11/2025

Buundada BidhBidhis ee Xafada Daaru_Salaam ee Magaalo hosaadka karamardha ee mmj ayaa maanta la dhsgax dhigay

14/11/2025
Photos from Magaalo hosaadka karamardha ee mmj's post 14/11/2025



Waxaan si balaadhan ugu mahadcelineynaa ka magaalo hoosaad ahaan DDS mudane mustafe maxamud cumar oo ka go,antahay horumarinta magaalada jigjiga waxaa kale oon si mug iyo miisaan leh ugu mahadcelineynaa wasiirka xafiiska hurumarinta magaalooyinka Axmed shugri cabdi oo xil iska saaray suuragalinta buundadan bulshadu aad ugu baahneyd.

Wasiirku wuxuu naga balanqaadey inuu buundadan iyo kuwa kale oo badanba deegaanka ka dhisi doono bilowgii sanadkan runtiina wuu fuliyey balanqaadkiisii wasiir mahadsanid.

Waxaa kale oon u mahadcelineynaa guud ahaan m asuuliyiinta mmj oo ugu horeeyo shaafi Ahmed iyo mudane khadar budul dhamaanteen waxaan gudaney waajibaad ina saaraa wanan sii laba jibaaraynaa.

Mahadaanid dhamaantiin

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadada Ducaale
Jijiga