Xafiiska Maamulka Degmada Qarsa Duula gobalka liiban DDS

Xafiiska Maamulka Degmada Qarsa Duula gobalka liiban DDS

Share

Dowlada degaanka soomalida gobalka liban xafiiska maamulka degmada qarsa duula
waxad boggan kala soconeysaan warbixinta xalaada degmada

Photos from Xisbiga barwaaqo ee Lnt degmada Qarsa Duula ቃርሳ ዱላ ዋራዳ ብልጽግና ፓርት ቅርንጫፍ ጽ ቤት's post 04/04/2026
Photos from የአፍሪካ አመራር ልህቀት አካዳሚ African Leadership Excellence Academy's post 12/06/2025
21/01/2025

GUDOOMIYAHA DEGMADA QARSA DUULA
Mudane Aadan xasan aadan
XUSKA SANADGUURADA AAS-AASKA DDS.

Maalinta Khamiista oo ku beegan 23-da bisha Janaayo/Dharabley waxaay ku asteysan tahay Maalinta Aas-aaska deegaanka Soomalida oo ah maalintii aay shacabweynaha DDS heleen midnimo dhuleed, mid siyaasadeed iyo mid ismaamul intaba.

Waa maalintii dhidibada loo taagay deegaanka madax banaan siyaasad ahaan, bulsho ahaan iyo dhul ahaanba isla markaana leh Calan, Maamul iyo Xuduudo ugaar ah, luuqadooda isku maamulo waxna ku bartan isla markaana leh matalaad siyaasadeed dal iyo deegaanba.

Hadaba, taniyo markii la aasaasay deegaanku wuxuu soo maray marxalado kala duwan, haday noqoto dhinaca siyaasada, Bulshada, Nabadgalyada iyo horumarka Aasaasiga ah, taasi oo ay jihaynayeen hadba nidaamka Maamul ee dalka iyo deegaankuba kajira bulshaduna aay inta badan dhibane u aheyd.

Nidaamyadii dalkan iyo Deegaankan Soo maray qaarkood waxay bulshada deegaanku dhaxal siiyeen dhibaatooyin badan oo ay kamid ahaayen ku tumashada xuquuqda aadanaha, la dagaalanka jiritaanka bulsho gaar ahaan dhinaca Diinta, dhaqanka iyo guud ahaan astaamaha jiritaanka bulsho iyo deegaanba.

Ugu dambeyntii, Maanta oo markii labaad loo dabaal degayo sanadguuradii 33-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska deegaanka Soomalida ayaa waxay kusoo aadeysaa xili shacabka deegaanku xaqiijiyeen sugnaanshaha Amniga iyo Nabadgalyada deegaanka, horumarka, Soo celinta astaamihii jiritaanka bulsho, daboolka adeegbixin tayeysan iyo matalaad siyaasadeed oo cadeynaysa heerka qaangaadhnimada siyaasadeed ee deegaanka.

Guud ahaan Shacabka Deegaanka Soomaalida Dal iyo Dibadba Sanadguuro wacan!!!

Photos from Xafiiska Maamulka Degmada Qarsa Duula gobalka liiban DDS's post 16/01/2025

WAXSOOSAARKA KALA DUWAN EE BEERAHA DEGMADA QARSA DUULA
[WAXAY BEER KUSIISO BAHDAA KUMA SIISO]

Photos from Xafiiska Maamulka Degmada Qarsa Duula gobalka liiban DDS's post 15/12/2024

Maanta oo taarikhdu tahay 05/04/2017 Gobolka liiban Dagmada qarsaadula waxaan kulan balaadhan laqaadaney shaqaalaha dowlada waxana kawada hadaley oon kuwacyigaliney 1 adkeynta amniga ilaalinta sareynta sharciga 2 kudhaqanka sareynta sharciga waxaana isla qaadaney cidkasta oo shaqaale ah in ay kasoo baxdo waajibaadka saaran
Waxaana shir gudominahay 1, g/sare xusen Faarax Cabdi Komishinka Gobolka liibaan 2. G/dhexe xasan Cabdi rafle taliyaha Dagmada qarsaadula 2 muadane Maxamed Cabdi mulaax Hoggaanka nabadgaliyada g/liibaan 3. mudane aadan xasan aadan gudomiyaha Dagmada qarsaadula 4.mudane Maxamed Xuseen xasan madax maleeshiyada Gobolka liibaan
Mahadsanidiin

Photos from Xafiiska Maamulka Degmada Qarsa Duula gobalka liiban DDS's post 13/07/2024

Degmada Qarsadula
Waa ardeyda fasalka 12 aad ee dhigato cilmiga dabiiciga (natural science) oo u safray jaamadda dilla(dilla unversity) si ay usoo qaataan imtixaanka shahaadiga ee heer qaran..
ardeydii h**e (social science)ka ee imtixaanka soo qaadatey iyo kuwa hadda galayaba guul ayaan idiin rajeenayaa insha allah.
Allaha idiin gargaaro.

Photos from Xafiiska Maamulka Degmada Qarsa Duula gobalka liiban DDS's post 08/07/2024

Ardayda 12aadka ee degmada Qarsa Duula safar dheer kadib waxay si nabadgelya ah ku gaadhen jaamacada dilla

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Gooro Baqaqsa
Jijiga