02/04/2022
Ramadan karim dhaman bahda cilmibadhista SORPARRI
Alle tan teeda nabad qab ha inagu gaadhsiiyo
agriculture
Mac,hadka cilmibadhista xoolaha iyo beeraha ee deeganka somalida oo la aas aasay sanadkii 2007 G.C/1994 EC ayaa wuxuu dedaal ugu jiraa hawlaha damaanad qaadka cuntada iyo kobaca dhaqaalaha deegaanka iyo dalkaba ee dhanka beeraha
the somali region pastoral and agro pastoral research institute ( SORPARI) was established in1994 E.C. 2007 G.C to generate and adopt appropriate technology and scientific solution challenges
02/04/2022
Ramadan karim dhaman bahda cilmibadhista SORPARRI
Alle tan teeda nabad qab ha inagu gaadhsiiyo
24/03/2022
Bariski dolow ado laga beeray ee laso bandhigay 13 January 2022
20/03/2022
Waxa kormeer ku so sameyey habka ay shaqadu u socoto mareyaha center ka fafen oo lagu beeray dhul dhan 4 hiktar Calaf iyo siidh badin
sido kale waxay dhul banayn ku wadaan dhul kale oo lagu beerayo calaf cusub waxana ka warbixiyey mareyaha centerka fafen mudan cabdi maydhane iyo masuuliinti shaqada gacanta ku haysay
15/03/2022
Waa xerada Xarunta machadka cilmibadhista xoolaha iyo beeraha ee DDS jigigiga
15/03/2022
Waa xerada xarunta mac,hadka cilmibaadhista xoolaha iyo beeraha ee DDS