Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale

Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale

Share

Page ka xaqiiqda ah ee xafiiska ganacsiga iyo gadiidka mm togwajale

31/03/2026

Go’aanno cusub oo ku saabsan tashiilida iyo habsami u isticmaalka shidaalka

Waxaa la soo saaray nidaam mudnaan (priority) lagu siinayo qaybinta shidaalka, si loo yareeyo saameynta ka dhalatay yaraanta shidaalka.

mudnaanta la siinayo:

1. Gaadiidka qaada shidaalka
2. Shirkadaha wax soo saarka waaweyn iyo kuwa dhoofinta.
3. Mashaariicda muhiimka ah (dowlad & gaarka loo leeyahay)
4. Gaadiidka qaada badeecadaha muhiimka ah (import/export).
5. Cagafyada beeraha
6. Gaadiidka dadweynaha ee magaalo iyo heer qaran.
7. Gaadiidka dadweynaha ee ku shaqeeya naaftada

laga rabo shacabka:
1. In shidaalka si keyd ah loo isticmaalo

2. In la isticmaalo tamar kale (solar iwm)

3. In la dhiirrigeliyo socodka lugta

4. In la joojiyo safarada aan muhiimka ahayn

5. In la isticmaalo gaadiidka dadweynaha

6. In la soo sheego falalka sharci darrada ah ee shidaalka la xidhiidha.

Ujeedada ugu wayn ee go'aankan ayaa ah In la maareeyo yaraanta shidaalka isla markaana loo hubiyo in adeegyada muhiimka ah ay shaqeeyaan.

መንግሥት በመካከለኛው ምስራቅ ጦርነትና ዓለም አቀፍ ቀውስ ምክንያት በነዳጅ አቅርቦት ላይ ያጋጠመውን ችግር ለመቋቋም የሚያስችሉ ውሳኔዎችን ይፋ አደረገ

አዲስ አበባ፤ መጋቢት 22/2018 ፦ መንግሥት በመካከለኛው ምስራቅ ጦርነትና ዓለም አቀፍ ቀውስ ምክንያት በነዳጅ አቅርቦት ላይ ያጋጠመውን ችግር ለመቋቋም የሚያስችሉ ውሳኔዎችን ማሳለፉን የንግድና ቀጣናዊ ትስስር ሚኒስትር ካሳሁን ጎፌ(ዶ/ር) ገለጹ።

የንግድና ቀጣናዊ ትስስር ሚኒስትር ካሳሁን ጎፌ (ዶ/ር) በመካካለኛው ምስራቅ ያለው ጦርነትና አለመረጋጋት በሀገራችን የነዳጅ ግብይትና አቅርቦት ላይ ሊያደርስ የሚችለውን ተጽዕኖ እንዲሁም መንግሥት የሚከተላቸውን አቅጣጫዎች በተመለከተ ለኢዜአ ማብራሪያ ሰጥተዋል።

የነዳጅ አቅርቦትና ስርጭትን የሚከታተል፣ እርምጃ የሚወስድና የነዳጅ ቅድሚያ የሚሰጣቸውን ዘርፍች የሚለይ ልዩ ክፍል መቋቋሙንም ይፋ አድርገዋል።

በመካከለኛው ምስራቅ ያለው ጦርነትና አለመረጋጋት በሀገራችን የነዳጅ ግብይትና አቅርቦት ላይ ተጽዕኖ ማሳደሩን ተናግረዋል።

በጦርነቱ ምክንያት በዓለም አቀፍ ደረጃ ከጦርነቱ በፊት የአንድ በርሜል ነጭ ናፍጣ ዋጋ 80 ዶላር የነበረ ሲሆን አሁን 230 ዶላር መድረሱን ቤንዚንም ከ70 ወደ 150 ዶላር ማሻቀቡን ገልጸዋል።

ኢትዮጵያ ከመካከለኛው ምስራቅ ሀገራት ጋር የነበራት የረጅም ጊዜ የነዳጅ ግብይት ውል በጦርነቱ ምክንያት መስተጓጎሉንና አቅራቢ ሀገራቱ ምርቱን ማቅረብ እንደማይችሉ ማሳወቃቸውን አስታውሰዋል።

በዚህም ምክንያት በግዥ ሂደት ላይ የነበረ ከ180 ሺህ ሜትሪክ ቶን በላይ ነዳጅ አለመቅረቡን ጠቅሰዋል።

በጦርነቱና አለመረጋጋቱ ምክንያትም በነጭ ናፍጣ ላይ የነበረው የቀን አቅርቦት ከ9 ነጥብ 2 ሚሊዮን ሊትር ወደ 4 ነጥብብ 5 ሚሊዮን ሊትር ዝቅ ማለቱን ጠቁመዋል።

የተለያዩ ሀገራት ያጋጠማቸውን የነዳጅ አቅርቦት እጥረት ተከትሎ የተለያዩ ማህበራዊና ኢኮኖሚያዊ እቀባዎችን እያደረጉ መሆኑን ገልጸው፥ የኢትዮጵያ መንግሥት የሚከተለው መርህ ግን ከህዝቡ ጋር በመተባበር ችግሩን በጋራ ለመሻገር መሆኑን ጠቅሰዋል።

መንግሥት የተፈጠረውን የአቅርቦት እጥረት ለመቅረፍና ማህበራዊና ኢኮኖሚያዊ እንቅስቃሴዎች እንዳይገቱ ነዳጅን ከተጓዳኝ ገበያ ስለሚገዛና የዓለም የነዳጅ ዋጋ በመጨመሩ ምክንያት በሦስት እጥፍ ዋጋ እየገዛ ለማቅረብ መገደዱን ሚኒስትሩ አስረድተዋል።

ምንም እንኳን የዓለም አቀፍ የነዳጅ ዋጋ በከፍተኛ ሁኔታ ቢጨምርም፣ መንግሥት የዜጎችን ኑሮ ለመታደግ በአሁኑ ወቅት በነጭ ናፍጣ ላይ በአንድ ሊትር 95 ብር፣ በቤንዚን ላይ ደግሞ 42 ብር ድጎማ እያደረገ ይገኛል ነው ያሉት።

እስካሁን 262 ቢሊዮን ብር ገደማ ድጎማ ማድረጉን በማንሳት የተደረገ ሲሆን፣ በየወሩም ከ15 እስከ 20 ቢሊዮን ብር ለድጎማ እየተመደበ መሆኑ ጠቅሰዋል።

ያጋጠመው የነዳጅ አቅርቦት እጥረት በሀገርና በዜጎች ማህበራዊና ኢኮኖሚያዊ እንቅስቃሴ ላይ ጫና እንዳያሳድርና በፍትሐዊነት ለመምራት መንግሥት ከዛሬ ጀምሮ ተግባራዊ የሚሆን የቅድሚያ አሰጣጥ ውሳኔ ማሳለፉን ሚኒስትሩ ይፋ አድርገዋል።

በዚህም መሠረት

1. ነዳጅ የሚያጓጉዙ ተሽከርካሪዎች በማደያ የቅድሚያ ቅድሚያ እንዲሰጣቸው

2. ከፍተኛ አምራችና የኤክስፖርት ድርጅቶች በቀጥታ ፣

3. ልዩ ትኩረት የሚሹ የመንግሥትና የግል ፕሮጀክቶች በቀጥታ፣

4. የገቢና ወጪ ንግድን ጨምሮ መሠረታዊ የፍጆታ ምርቶችን የሚያጓጉዙ ተሽከርካሪዎች

5. ግብርናን የሚያዘምኑ ትራክተሮች፣

6. የከተማና ሀገር አቀፍ የብዙሃን ትራንስፖርት ተሽከርካሪዎች

7. እንዲሁም በናፍጣ የሚሰሩ የሕዝብ ማመላለሻ ተሽከርካሪዎች ነዳጅን በቅድሚያ እንዲያገኙ የሚያደርግ የቅድሚያ የነዳጅ አጠቃቀም አሠራር የሚተገበር መሆኑን ገልጸዋል።

ከዚህ ውጭ የሚደረግ የነዳጅ ስርጭት ተገቢ ባለመሆኑ እርምጃ ይወሰዳል ያሉት ሚኒስትር፥ ይህንን ውሳኔ በአግባቡ ለማስፈጸም በቅንጅት እንደሚሠራም ገልጸዋል።

በሌላ በኩል መንግሥት የፌደራልና የክልል ተቋማትን ያካተተና ስርጭቱን 24/7 የሚከታተል የሁኔታዎች ልዩ የመከታተያ ክፍል ማቋቋሙን ይፋ አድርገዋል።

ልዩ የመከታተያ ክፍሉ በማዕከል የሚመራ ሲሆን የነዳጅ አቅርቦት፣ ስርጭትና አጠቃቀምን የሚከታተል፣ ውሳኔዎችን የሚየቀርብና ቅድሚያ የሚሰጣቸውን የሚለይ መሆኑን ተናግረዋል።

በነዳጅ ግብይትና አቅርቦት ዙሪያ ሕገ-ወጥ ድርጊት የፈጸሙ የሥራ ኃላፊዎችን ጨምሮ 658 ግለሰቦች በቁጥጥር ስር የዋሉ ሲሆን፣ ከ720 ሺህ ሊትር በላይ ነዳጅ ተይዞ ለመንግሥት ገቢ ሆኗል ብለዋል።

ከህብረተሰቡ የሚከጠበቁ ተግባራትን ይፋ ያደረጉ ሲሆን በዚህም መሠረት፦

1) ነዳጅን በቁጠባ እንዲጠቀም፣

2) የታዳሽ ኃይል አማራጮችን የመጠቀም ስልትን መከተል፣

3) የእግር ጉዞ ባህልን ማጎልበት

4) አላስፈላጊ የጉዞ ፕሮግራሞችን መሰረዝና ማቆም

5) የሕዝብ ትራንስፖርትን መጠቀም

6) በነዳጅ ግብይት ላይ የሚስተዋሉ ሕገ-ወጥ ተግባራትን በማጋለጥ ረገድ ከመንግሥት ጋር ተባብሮ እንዲሠራ ጥሪ አቅርበዋል።

#ኢዜአ

Photos from Xisbiga Barwaaqo Laanta MM Tog wajaale's post 18/02/2026
17/02/2026

🌙 RAMADAAN MUBAARAK 🌙
Ramadaan Mubaarak dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, si gaar ahna shacabka ku dhaqan maamulka magaalada wajaale.

Bishan barakaysan ee Ramadaan waa bil cibaado, naxariis, iscafis iyo isu-soo dhawaansho. Waa bil uu Alle SWT ku furay albaabada kheyrka, kuna xiray albaabada sharka, si addoomihiisu uga faa’iidaystaan khayraadka iyo ajarka badan ee ku jira.

Maamulka magaalada wajaale waxa uu si gaar ah ugu baaqayaa bulshada inay ka qayb qaataan afurinta iyo taakuleynta qoysaska danyarta ah, maadaama lagu jiro xilli jiilaal ah oo baahidu sii kordhayso.

Ramadaan waa bil fursad u ah in la isu naxariisto, la isu gargaaro, laguna kasbado ajar iyo fadli badan.

Alle ha inaga aqbalo soonka iyo cibaadada, hana ka dhigo Ramadaan mid khayr, nabad iyo barwaaqo ku dhammaata.

Madax xafisedka ganacsi iyo gadid Abdirahman Mohamed Omer ee
Maamulka Magalada Wajaale

10/02/2026

Astaanta doorashada guud ee qaranka 7aad ee Xisbiga barwaaqo waa “Yesende Nedo”. Isku-tiirsanaan / Midnimo / Wax wada qabsasho

Wheat field-ka (qamadiyaha) wuxuu astaan u yahay midnimo, wax-wada-qabsiga, kala-danbayn iyo barwaaqo wadajir ah. Waa astaamo muujinaya dadaalka shacabka, isku-tiirsanaanta bulshada, iyo rajo mustaqbal ifaya.

Xisbiga xibarwaaqo wuxuu ku taagan yahay dhisidda Itoobiya midaysan, xasilloon oo horumar waara leh, una noqota waddan lagu daydo dhinacyada nabadda, horumarka iyo caddaaladda bulshada.

Photos from Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale's post 11/12/2025

Ogaysiis Ogaysiis

Ujeedo: Shaacinta Jaan-goynta Qiimaha Cusub Ee Shidaalka ee Degmooyinka iyo Magaalooyinka Deegaanka Soomaalida

Sida ujeedada sare kucad.

Hadaba waxaan xafiisyada ganacsiga & gaadiidka heer gobol, degmo & heermaamul magaalo lafarayaa inaad dhaqangalisaan qiimaha cusub ee lasoo
jaangooyay.

Ogaysiis Ogaysiis

Ujeedo: Shaacinta Jaan-goynta Qiimaha Cusub Ee Shidaalka ee Degmooyinka iyo Magaalooyinka Deegaanka Soomaalida

Sida ujeedada sare kuc

Hadaba waxaan xafiisyada ganacsiga & gaadiidka heer gobol, degmo & heer
maamul magaalo lafarayaa inaad dhaqangalisaan qiimaha cusub ee lasoo jaangooyay.

//Fulin Wacan//.

Waaxda warfaafinta iyo xidhiidhka dadwaynaha ee Xafiiska.

Photos from Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale's post 08/12/2025

Manta oo ay tarikhdu tahay 29/03/2018ec….08/12/2025
Waxaa Si toos ah xafiiska ganacsiga iyo gadiid MM Togwajale u dhaqan galiyay in xafad kasta oo ka mid ah Mm Togwajale uu helo gaadiid u Kala goosha dhaman xafadaha
Iyadoo aan u samaynay staanqdii ay ka bixi lahayeen
Iyo sidoo kale Waxan jaam goynay qiimihii ay dadka ku raaci lahayeen
Sidaas awgeed bulsho waynta magalada waxan ka codsanayna in ay ka faaiidaystan oo ay karaacan goobaha loo qoondeeyay ku raacan qiimaha loo qoodeenay( tacrifada)

Photos from Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale's post 08/12/2025

Tacrifada gadiidka yar yar( bajajta)
Ka hawl gala MM Togwjale
Sidoo kale Waxan bulshada wargalinaya in goobaha istanada ee loogu talagay ay ka raacana bajaj yada

Photos from Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale's post 23/11/2025

Suuqa gabayaaga ee sabtida iyo axada
Bulsho waynta Mm Togwjaale ha ka faa,iidaystaan

Photos from Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale's post 05/11/2025

Tikimti/26/2018 Kulanka wada tashiga xafiiska heerarkiisa kala duwan oo lagu qiimanayay warbixinta rubuca kowad waxqabadka xafiiska iyo gobolada &mm degmoyinka xakamaynta sicir bararka iyo sidoo kale soo jeedinta qorshaha 9ka bilood ee xakamaynta sicir bararka ayaa ka qabsoomay madasha shirarka ee xafiiska ganacsiga iyo gaadiidka ee DDS.

Ugu horayntii waxaa kulanka furay wisiir ku xigeenada xafiiska mudane Cabdulahi Aden iyo mudane xasan sheekh yuusuf.

Kulanka oo uusoo agaasimay xafiisku ayna kasoo qayb galeen mas'uuliyiinta xafiisyada ganacsiga iyo gaadiidka ee gobolada degmooyinka iyo maamul magaaloyinka ayaa intii uu socday lagaga wada hadlay sidii loo xakamayn lahaa sicir bararka iyo ka hortaga ladagaalanka ganacsiga sharcidarada ah.

Gabagabadii kulanka waxaa la isla qaatay in dhinac looga soo wada jeedsado la dagaalanka ganacsiga sharci darada ah iyo ganacsatada si iskood ah qiimaha ugu dara macesshada taas oo bulshada dhibaato wayn ku haysa.

Photos from Xafiiska Ganacsiga iyo Gadiidka MM Tog wajale's post 31/10/2025

Ogaysiis!

Xafiiska Ganacsiga iyo Gaadiiidka DDS ayaa jaan gooyay noolka gaadiidka dad waynaha ee u kala goosha gobolada deegaanka.

Xafiisku waxa uu bulshada iyo hantiilayaasha gaadiidka dadwaynaha ku war galinayaa in laga bilaabo maalinta barri ah 22/2/2028 T.I jaangoyntani dhaqan gal tahay.

SDM
Qalinka soo-jeeda

08/10/2025

Waxaan maanta oo ay taariikhdu tahay bisha Meskerem/28/2018 la shaaciyay Taarikada Cusub ee uu dalku yeelan doono.
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Saadka Dr.Alemu sime ayaa sheegay in la soo gabogabeeyay diyaargarowgii hirgalinta Taarikada cusub, taas oo badali doonta taarikooyinkii h**e loo isticmaali jiray ee lahaa Magacyada Deegaanada iyo Maamulmagaalooyinka.

Taarikadan ayaa ah taariko casri ah oo buuxinaysa dhammaan shuruudaha heercaalam, waana taariko amnigeeda aad loo sugay, dhammaan maclumaadka gaadhiga iyo xogaha kale ee muhiimka ahi ay ku kaydsan yihiin.

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jijiga