Raadinta xuquuqda gobolka harawa

Raadinta xuquuqda gobolka harawa

Share

midnimo

09/10/2025

Kadib heshiiskii ayay israil nuucan udhaqmaysaa lkn wali ma hirgalin

08/10/2025

MAHADSANIDIIN guud ahaa asaxaabta . 🙏🤗🎉

08/10/2025
04/12/2020

Waxaa jira aragtiyo badan oo kala qaba madaluug inuu yahay

Madalug dir
Iyo madalug maxamed

Midkeed adigu aamin santahay

03/12/2020

Madaluug waa beel wayn oo kamida beelaha ugu badan bulshooyinka soomaliyeed lkn waa bulshada kaliya ee uu wali gumaystihii raadkiisu uuna kadhax bixin walina uu kuhayo tirtir iyo kala halayn dhaqan iyo dhalanba

02/12/2020

Mataqaanaa

Beel waynta Madaluug ?

Waligaase mamaqashay ?
Halkay dagtaa?

02/12/2020

Bogan waax kala socon doontaan warbixino kusabsan midaynta beelwaynta madaluug oo ay kala haleeyeen gumaytihii iyo dagaaladii uu galay axmed guray wali aan isku soolaaban jabkii dagaalkii axmed guray kadib

Photos from Raadinta xuquuqda gobolka harawa's post 08/04/2020

Itoobiya maanta ayay xaalad kale oo horle gashay taas oo keenidoonta inay saamayn xad dhaafa kuyeelan doonto dhaqdhaqaaqa inta hada jirta alow sahal aduunka

Siday udhici kartaa hadalkii kasooyeedhay wasaarada waxbarashada ee ahaa in tiifiyada laga baran doono waxbarashada shahaadigaa suura galmatahay in ay sinaadaan ardayga jooga gobolka harawa dhexdeeda iyo ardayga maqala joogaa lakiin shacabkeenu ma udhaga nugul yihiin arintan oo arday badan oo an awoodin inay gataan tv saamayn kuyeelandoonta mise waxaa dhici amar qaadashadii dag daga ahayd ee aan dhaqanka ulahayn iyadoona laqiimayn faa iidada iyo faa ida darada kujirta amarka soobaxa xaalada badqabka shacabku waa waajib saran qof kasta lakiin qaabka loosiiwadayo ila horumarinta laguma sinaan karo sida wax barashada iwm waa in lagafiirsadaa qadashada amarkaa sidag dag ah il looqaato

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jijiga
1234