Ugas Ibrahim A.Wade Secondary School Adadle Woreda

Ugas Ibrahim A.Wade Secondary School Adadle Woreda

Share

Where Aims become achievements!!!

Photos from Xafiiska Waxbarashada Dagmada Cadaadle's post 13/04/2024
Photos from Ugas Ibrahim A.Wade Secondary School Adadle Woreda's post 12/04/2024

Masuuliyiinta Xafiiska Waxbarashada iyo qayb ka mid ah masuuliyiinta degmada ayaa maanta jumce ah 04/08/2016.e.c joog dhar ah ku wareejiyey xulka kubada ee dugsiga sare ugas Ibraahim abdi degmada cadadle
Waan ooga mahadcelinaynaa cidkasta oo garab ka gaysatay hawshan

08/04/2024

Kooxda kubada cagta ee dugsiga sare ugas Ibraahim abdi Ayaa ka qaybgali doontaa wareega ciida ee laga qaban doona deg. cadadle

29/03/2024

***Aqoontu Waa Furaha noolasha
*** Waa Noqoshada ummad horumarsan

25/03/2024
19/03/2024

Aqoon La.aan Waa Iftiin La.aan
Education is every thing enough is enough!!!

10/03/2024

Dhammaan shacabka deegaanka iyo guud ahaan caalamka Islaamka Ururka macalimiinta DS wuxuu idiinku hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee bilashada bisha Ramadaan.
Allaha innaga wada yeelo bishan barakaysan kuwi Caafimaad qab ku sooma islamarkaana loogu naxariisto ,looguna dambi dhaafo .Sidoo kale kuwii naartana lagaga xoreeyo Allaha naga yeelo.
Ilaahay ha inagu simo inaga oo caafimaad qabna Ramadaankan Ramadaankiisa xiga in shaa allaah Aamiin.
Ramadaan kariim

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Adadle
Jijiga