28/02/2021
Waxaan guul wayn u rajaynayaa hogaamiyaha daacada ah
Geesiga ah horumarka wada
Waa kuma
Waa madaxwaynaha soomaaliya
Mohamed Abdullahi Farmaajo
Haguulaysto insha allaah
Horu soco
28/02/2021
Waxaan guul wayn u rajaynayaa hogaamiyaha daacada ah
Geesiga ah horumarka wada
Waa kuma
Waa madaxwaynaha soomaaliya
Mohamed Abdullahi Farmaajo
Haguulaysto insha allaah
In diinta iyo dalka iyo dadkaba daacad loo noqdo
24/09/2020
Taariikhdaa ku xusi doonta
Madaxwayne farmaajo
26/06/2020
Hambaliyo hambaliyo
Waxan umada soomaakiyeed ugu hambaliyeynayaa farxada sanad guurada 60aad ee 26juun
Maalmihii xoriyada umada soomaaliyeed
20/06/2020
Mansha allaah
Soomaaliya waxay maanta nasiib uheshay hogaamiye aad uqiima badan
Waxan umada soomaaliyeed kula dardaarmayaa inay garab istaagaan hogaamiyehooda mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo
24/04/2020
Ramadan kariim
Waxan ugu hambaliyeynayaan dhaman umada islamka ah
Meel walbay dunida ka joogan guud ahaan gaar ahaan
Soomaalida
Ramadan kariim
Alle ayaa mahad leh
Inagu gaadhsiiyey caafimad qab
Ramadantan tee kale iyo kuwo kaloo badanba alle hainagu gaadhsiiyo caafimaad qab iyo cibaado suuban
Alle fadliga ramadanta hainagaga qabto xanuunada socda iyo wixii dhib ah ba
Aaaaamiin yaa allaah
11/03/2020
Baro 25ka nabi ee quraanka lagu sheegay
04/03/2020
Somalia oo lasoo noqotay sharaftii iyo karaamadii ay aduunka ku lahayd
Guuuul iyo gobanimo
17/01/2020
Alloow khayrka nagaransii
Midnimada soomaaliyeed