22/04/2026
iyagoo taagtaan oo dawlad sheeganaya ayaa carruurtooda qaarna inta la qalo waddooyinka loogu soo daadiyaa qaarna laga ganacsadaa
WAR DEGDEGA.
Xalay waxaan baahinay ilmo yar oo laga soo xaday Degmada Boqolmaayo. Waxaa ilmaha mar lagu qabtay DhekaSuuf, oo markii denbe sii daysay.
Baahintii xalay waxaa arkay dad ku sugan Degmada Mubarak oo raggii ilmaha xadday ay joogeen. Waa lagu baraarugay. Maamulka Degmada Mubarak ayaana xabsiga dhigay xubnihii Debubka ahaa ee ilmaha yar soo xaday. Hada, ilmihii oo Nabad qaba ayaa la hayaa. Maalmo badan iyo masaafo dheer ayay ka jibaaxeen.
21/04/2026
madaxa shaqaalaha gumaystaha itoobiya mustafe cagjar waxa uu tirtirayaa dhaqanka soomaalida iyo diinta islaamka. arkaysaa maqlaysaa. mustafe cagjar tan iyo intii uu noqday madaxa shaqaalaha gumaystaha itoobiya waxa uu ka shaqaynayay sarraysiinta kiniisadaha iyo dadyawga shisheeye ee aaminsan halka uu liidayay tirtirayayna dadka soomaaliyeed ee aaminsan diinta islaamka.
somali Liberation Movement
dhaqdhaqaaqa xoreynta somaaliyeed
21/04/2026
madaxa shaqaalaha gumaystaha itoobiya mustafe cagjar iyo shaqaalihiisu waxay dadka jeclaysiinayaan kaniisadaha iyo gaalnimada waxayna faafinayaan diimo kale taasi oo horseedi doonta in dadka soomaaliyeed u baddalmaan diimo kale lagana baabi'iyo islaamnimada waaba haddii ay sii jiraane.
21/04/2026
madaxa shaqaalaha soomaalida ee gumaystaha itoobiya mr mustafe cagjar oo looga bartay faan beeneed TIRO beel ah oo uu ku faano in shaqaalihii isaga ka horreeyay ay liddi ku ahaayeen dhaqanka soomaalida iyo islaamka, ayaa waxaa hadda soo if baxay in intii ka noolayd uu dhamaystiro islamarkaana uu wacyi galiyo gaalaynta iyo sinnaanta diimaha iyadoo diinta islaamka xaqa ah aanay la sinayn mid kale oo shirki iyo been ah. dadka soomaaliyeed ee muslimka ah waxaa ugu baaqaynaa inay difaacdaan dhaqankooda iyo diintooda islaamka ah ee qaaliga ah.
20/04/2026
1 kii liter biyahan waxaa la iga siiyay 50 birr. Dhawaana lasiin jirey 30 birr ,halmar waxa ku biirtay 20 birr .
Magaalada aad joogto waa meeqa biyahan 1 kii liter ama 2 liter ?
Ayanle Dalmar Capitano
20/04/2026
BAAQ SIYAASADEED UU SOO SAARAY DHAQ-DHAQAAQA XOREYNTA SOOMAALIYEED
06/01/2023
Muatafe cagjar waa madaxweynihii ugu horreeyay ee muwaadin xil ka qaado oo xabsiga dhigo walaalkiis ku oo ina cagjar ah ku qora, guddoomiyaha xisbiga fep baabuurkuu shaqsi u lahaa kastamka itoobiya ku wanjala ee ka xaraasha. Warkiisu waa deegaanka kaligay uun.
05/10/2022
Big Discount 2.4million ETBirr.
03/10/2022
Xulka Qaranka Somaliyeed ayaa Goal iyo waxba ku Hogaaminaya Ciyaar aan wali dhamaan oo u dhaxaysa Somalia Vs Ethiopia.
Garoonka Addis Ababa Stadium.