Puntland & Jubbaland ayaa in ay doorashooyinkooda qabsadaan ugu baaqay maamul-goboleedyada kale.
Visit Fik city
I am QaLpi ThacHer
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
Illahoow caawa kaliya noo badbaadi xabiibul malaayiin 🥹😂
23/06/2025
Difaaca hawada caawo waa noo xiran yahay 😂
26/05/2025
Ciyaartoyga qaranka Brazil Ancelotti u yeedha.
Antony 👀
26/05/2025
Alonso shaxdiisa waxa ka dhiman oo loo soo wadaa:
Alvaro Carerras
Ciyaartooy dhex ah.
26/05/2025
Reerka aan rarno goormay noqotay aan rogno?
Reer meel dagan kolka uu helo meel kale oo ka naq iyo neecaw roon inuu u guuro waa dhaqan aynu lahayn waligeed. Taalada Sayid Maxamed Cabdille Xassan ha la dumiyo cid ku talisay ama ku talin kartaa majirto.
Waxaa lagu taliyay aan Park (goob nasasho) oo ka balaadhan Taalo u samayno Sayidka. Waxaa lagu taliyay wuxuu istaahilaa meel ka balaadhan, kana meegaam sareeysa isgooyskan dhowr qof ka badan ayna sawir ku gali karin, ciyaala iskuulka iyo cid walba oo soo booqatana aan sharaxaad ku saabsan halgankiisii lagu siin karin.
Taalada waxaa la geeynayaa goobta nasashada iyo maamuuska Jigjiga ee cusub oo ku taal meel ka haboon Isgooyska ay hadda Taaladu saaran tahay. Waa goob si ka wayn sida hadda ay tahay shacbku sawiro ugu galin karaan, yeelan doontana meelo shacabku ka dhagaystaan ama ka daawaadan taariikhdiisa iyo murtidiisa maqal iyo muuqaalba.
Dabcan way jirtaa in faaiidooyin kale oo la xidhiidha in la hagaajiyo isu socodka Magaaladda sal looga dhigay qorshaha rarida taaladda. Taaladda Sayidka laftigeedu shilka joogtada ah ayay ka nasan.
Waxaa qorey: Madaxwayne Mustafe Omer
26/05/2025
"Deegaanka ma waxaa ka dhacay isbadal mise is daba mar laba madax wayne? Waxaa ka dhacay deegaanka is dabamar laba madax wayne. Deegaanku uma baahna hadal laysu mariyo baraha bulshada ee wuxuu u baahan yahay waxqabad iyo ka shaqaynta danta shacabka Deegaanka.Waxaan aaminsanahay inuusan Deeganku sidan ku sii socon karin. "
Xisbiga Somali Federalist Party, ayaa warkan ku baahiyey Boggooda.
Voss Tv
18/12/2024
Waxaa maanta qalin jabiyay kumanaan dhalinyaro ah oo qaatay cilmiga milatariga ,ku waasi oo kamid noqonaya laamaha amaanka ee Degaanka.
Hambalyo xooga Degaanka.
Visit Fik city
18/12/2024
Caro & Fal celino adag ayaa ka dhalatay Labadii malin ee u Dambaysay Hadalo uu yiri Madaxweyne Hassan sheekh kuwaa oo kala ahaa .
•Anigu Caruurteyda dhamaan wax bay ii Bartern oo waa wada Jaamici taasoo Shacabka Somaliyeed aad u la Yaban in madaxweyne Qaran Hadalkaa ku hadlo .
Hadalka kale ee uu Yiri Madaxweyne Hassan kaas oo Cara badan dhaliyey ayaa ah Shacabka & Hooyada Somaliyeed wax ka quseeya ma jiraan hadan Cariish & Dabaqyo dhisanaya
Madaxwyne Siyaad Barre ayaa laga haya Hadal ah anigu Caruurteyda waxaa u sheegay in ay isku filnadaan oo aan Hada wixii ka Dambeeyo Mas'uuliyad iga saran tahay Caruurta & shacabka Somaliyeed
Adiga maxaad kula Talinlahed Madaxweyne Hassan ?sheekh muxuuse agtaada ka Yahay ? maxaa Ka qaldan madaxweyne hassan waa su'alah ugu badan ay Bulshadu isweydineyso. Faalo Yar ka dhiibo ..
Visit Fik city
13/12/2024
Daraasad cusub ayaa daaha ka rogtay arrin yaab leh.
Daraasada waxaa lagu ogaaday in dumarku ay ka darawalnimo wanaagsan yihiin ragga.
Daraasad lagu daabacay wargeyska Ingiriiska ee Express ayaa muujisey in dumarka ay kaga xirfad badan yihiin raga kaxaynta baabuurta, waxayna awood uleeyihiin iney la tacaalaan oo ay go'aamo sax ah qaataan marka ay xaalad degdega timaado, dhanka kalena si fiicana u xakameeyaan isteerinta kana taxadar iyo badbaadin wanaagsan yihiin ragga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Jijiga
