BARE TV

BARE TV

Share

Welcome to BARE TV, the official channel of the SREB. We're dedicated to streaming educational content that enriches and informs.

Tune in for engaging lessons, & vital awareness tailored for students & educators. Follow us to learn, grow & stay informed!

24/01/2026

HAMBALYO DHAMAAN MUWAADINIINTA DAWLADA DEEGAANKA SOOMAALIDA WAXAAN UGU Hanbalyaynayaa
Xuska Maalinta Calanka Midnimada DDS

08/10/2025

Mustaqbalka degaanku wuxuu ku xidhan yahay dhisida jiil aqoon leh oo anshax ku hubaysan

Photos from BARE TV's post 06/10/2025

Shirweynaha 34ยชยชษ— ee Waxbarashada Deegaanka ayaa ka Qabsoomaya Xarunta Deegaanka ee Magaalada Jigjiga, Maalinta Khamiista ee Fooda inagusoo Haysa.

Photos from BARE TV's post 10/06/2025

In ka badan 35,000 oo arday ayaa maanta u fadhiistay Imtixaanka Fasalka 8-aad ee DDS.

Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D), ahna kusiisimaha Madaxweynaha DDS iyo Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDS, Mudane Maxamed Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah maanta u furay imtixaanka fasalka 8-aad oo ay u fadhiisanayaan in ka badan 35,000 oo arday guud ahaan deegaanka.

Imtixaanka ayaana ka qabsoomaya degmooyinka iyo maamul magaalooyinka DDS si loo ilaaliyo hufnaanta iyo nidaamka imtixaana, loogana hortago qishka si loo soo saaro jiil waxbartay.

04/06/2025

๐Ÿ“บ BARE TV โ€“ Jadwalka Casharrada (Maalinkii 3-aad)

๐Ÿ“† Taariikhda: Ginbot 26, 2017
๐Ÿ•‘ Waqtiga Tooska ah: 2:00 duhurnimo โ€“ 6:00 maqribnimo
๐Ÿ“Ka Daawo casharrada Tooska ah: Facebook & YouTube

๐ŸŽ“ Fasalka: 12-aad

---

๐Ÿ“š Casharrada Maanta:

1. Bayooloji (Biology)
๐Ÿ”„ Casharka 3: Cycling Matter Through Ecosystem
๐ŸŒฑ Casharka 4: Ecological Succession

2. Kiimiko (Chemistry)
โš–๏ธ Casharka 3: Acid-Base Titrations
๐Ÿงด Casharka 4: Equilibrium Involving Weak Acids and Bases

3. ICT (Information Communication Technology)
๐Ÿชช Casharka 3: Digital Identity Management
๐Ÿค Casharka 4: Components of Digital Collaboration

4. Xisaab (Mathematics)
โˆ‘ Casharka 3: Sigma Notation
๐Ÿ“ Casharka 4: Theorem 1.3

5. Fiisigis (Physics)
๐Ÿงฎ Casharka 3: Example 2.3
๐Ÿ”„ Casharka 4: Rotational Motion

---

๐Ÿ“ Fiiro Gaar ah:
Cashar walba wuxuu soconayaa qiyaastii 20 daqiiqo, waxaana jira nasashooyin yar-yar si ardaydu u helaan waqti ay ku nastaan ama u xafidaan xogta.

๐ŸŽฏ Waxaa ka harsan Imtixaanka Qaranka: 26 maalmood!

BARE TV Xafiiska Waxbarashada DDS

03/06/2025

๐Ÿ“บ BARE TV โ€“ Jadwalka Casharrada (Maalinta 2-aad)

๐Ÿ“† Taariikhda: Ginbot 26, 2017
๐Ÿ•‘ Waqtiga casharrada Tooska ah / Live : 2:00 duhurnimo โ€“ 6:00 maqribnimo
๐Ÿ“ Ka Daawo Tooska / Live : Facebook & YouTube

๐ŸŽ“ Fasalka: 12-aad

---

๐Ÿ“š Casharrada Maanta:

1. Bayooloji (Biology)
๐Ÿฆ  Casharka 3: Viruses
๐Ÿ“˜ Casharka 4: Summary of Unit 1

2. Kiimiko (Chemistry)
๐Ÿงซ Casharka 3: The pH Scale
โš—๏ธ Casharka 4: Hydrolysis of Salts

3. ICT (Information Communication Technology)
๐ŸŒ Casharka 3: Environmental Issues Caused by Information Systems
๐Ÿ” Casharka 4: Intellectual Property

4. Xisaab (Mathematics)
โž• Casharka 3: Further on Arithmetic Sequence
โž— Casharka 4: Arithmetic Sequence (dib u eegis)

5. Fiisigis (Physics)
๐Ÿน Casharka 3: Two-Dimensional Motion
๐Ÿ“Š Casharka 4: Examples of Two-Dimensional Motion

---

๐Ÿ“ Fiiro Gaar ah:
Cashar walba wuxuu soconayaa celcelis ahaan 20 daqiiqo. Waxaa jira nasashooyin gaagaaban si ay ardaydu u nastaan una diiradda saaraan casharrada si buuxda.

๐ŸŽฏ 27 maalmood oo kaliya ayaa ka harsan Imtixaanka Qaranka!
Is diyaari โ€“ si joogto ah u daawo casharrada โ€“ la soco jadwalka BARE TV!

BARE TV Xafiiska Waxbarashada DDS

02/06/2025

๐Ÿ“บ BARE TV โ€“ Jadwalka Casharrada (Maalinta 1-aad)

๐Ÿ“† Taariikhda: Ginbot-25-2017
๐Ÿ•‘ Waqtiga Tooska ah: 2:00 duhurnimo โ€“ 6:00 maqribnimo
๐Ÿ“ka Daawo Tabinta Tooska ah: Facebook Live & YouTube Live

๐ŸŽ“ Fasalka: 12-aad

---

๐Ÿ“š Casharrada Maanta:

1. Biology
๐Ÿงซ Casharka 1: Microorganisms
๐Ÿงฌ Casharka 2: The Ecology and Uses of Bacteria

2. Chemistry
โš—๏ธ Casharka 1: Acid-Base Theories
๐Ÿงช Casharka 2: Acid-Base Theories (Qayb kale)

3. ICT (Information Communication Technology)
๐Ÿ’ป Casharka 1: Information Systems and Their Applications

๐ŸŒ Casharka 2: Social Issues in Information Systems

4. Xisaab (Mathematics)
๐Ÿ“ Casharka 1: Sequence and Series
โž— Casharka 2: Arithmetic Sequence and Geometric Sequence

5. Fiisigis (Physics)
โš™๏ธ Casharka 1: Introduction
๐Ÿ”ฌ Casharka 2: Chemical Engineering

---

๐Ÿ“ Fiiro Gaar ah: Cashar walba wuxuu soconayaa qiyaastii 20 daqiiqo. Waxaa la siiyaa nasashooyin u dhexeeya si ay ardaydu uga faaโ€™iidaystaan si hufan.

๐ŸŽฏ 28 maalmood oo kali ah ayaa ka harsan Imtixaanka Qaranka!
Is diyaari โ€“ si joogto ah u daawo casharrada โ€“ la soco jadwalka BARE TV!

---

BARE TV | Xafiiska Waxbarashada DDS

28/05/2025

Haveaaca warqada jawaabaha Fasalka 8aad

28/05/2025

Agaasinka waaxda hormarinta shati bixinta barayaasha ee xafiiska waxbarashada DDs marwo Hodan Mukhtaar ayaa dar daaran u jeedisay khabiirada loo soo xulay in ay u Kala baxsan gobolada iyo maamul magaalooyinka deegaanka

28/05/2025

Wasiir kuxigeenka Xafiiska Waxbarashada DDS Mudane Cumar Aadan ayaa furay kulan kooxo loogu Kala dirayay gobolada iyo maamul magaalooyinka deegaanka

27/05/2025

Wasiir kuxigeenka Xafiiska Madaxwaynaha Deegaanka mudane C/rasaaq C/raxmaan Sayid oo ugu horayn daahfurka ka hadlay ayaa sheegay inuu sanduuqan wax badan ka badalayo baahida waxbarashada Deegaanka.

27/05/2025

Wasiirka Xafiiska Waxbarashada Deegaanka mudane Maxamed Sheekh Aadan ayaa sheegay in dadaal badan kadib maanta lagu guulaystay daahfurka sanduuqan.

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Somali Regional State Education Bureau
Jijiga