Xaqiiqo wep TV

Xaqiiqo wep TV

Share

news & media website

Photos from Xaqiiqo wep TV's post 16/10/2021

Dhibaatoyinka banbas ahan nalagula kacay
Sheekhashi ayaan diidanahay onala xidhayo
Iyo shirarka ila hargaysa ARAB minamin
Ay tagayan reerka yarka gudomiyaha & inla mida waxa ay sheegaysa takoor cad rashki banan-bixi ONLF dhagaxle 1saac wadada xidhanayen.

19/08/2021

Xafiiska beeraha D/gursum
Waxa sanadka dhaman guud ahan deegaanka
Xafiska region ka beeraha iyo midka degmaduba ay kenen siidh madhabaro iyo qalab iyado magaca bulshada lagu kenay waxa dhacay baahsan qabaleyada an xogtoda laylaso wadagay wa dhamaan 2door madabaragi lageyey siidhki I.W.M waala ibiyay 1xabana k**a gadhin beeralaydi.

Sidokale santarka labadi doorba waxa dhacday madabarada lageyey iyo siidhki shinida ahaba oo bilaash aha on ahayn midki sid i awal lacagta la shubi jiray aya waxa dhaman sida shacabka warabaley ila wadagtay waxa laga qaaday min qoys lacag dhawr boqola markan isu geyay #600.000bir kor udhaafta hawlaha noocana oonku daba jirno qabaleyada kalana aya waxa qorshaheda ka ah xafiiska beeraha iyo D.A qabaleyada ujooga oo ay ufududeeyan gacan yarayasha mamulka qabaleyada amaba santarada oo ah kuwa hantiga magaca shacabka kuso baxay dabka inla saaro fududeeya.

Xogaha oo dhamaystiran barmamijka ana idinla wadagaya iyo xafiisyo badano kale

Xaqiiqo wep TV

19/08/2021

Xafiska gadidka ganacsiga gursum
Shaqada uhayo Umada Wa maxay?
Sixir barar shurakobay meeradihi ganacsi
Ganacsi sharci darado kor u kacay walina jawab k**a bixin

14/08/2021

WAXAN IDIN SOO BANDHIGAYNA HEEGO
Hogaanka kahaysa GURSUN
Tacadiyada ayku kaceene dhaqalaha bulshada
Hogaan xumada iyo musuqa

12/08/2021

Waxan raba hadaynu nahay waxgaradki bombas maxa inago leh misaniyad
Dhaqaale konsalada deganka lasiman oleh keela hantida dawlad hose ahan kaso baxda jidad laydhadhki wadada kobel-stone iyo dhaman bilic iyo tayoba keni karta sababi lahayd biyaha magaladu ladhiban tahayna ka takulayn lahayd maxa sababay iyado waliba Dakhliga laidinka jaro inti badnayd in hadana

Lainogu yimado inti yarayd ee aan magaladena ku hormarin lahayn oo hadba inti mayor yar aqoon yahana oo waxbartay oo an laga qadqadin la inogu dhibi laha oo waxgarad dhalinyaro iyo guud ahanba lagu kalsoon yahay maxa diido hadba mid loo yeedhiyo hantida daabula sababay in ay keensadan qolyahan duulanke mamul kushege naloso diray

Bal waxka ogow dhaqaalaha soogala dawlada hoose magalada bombas iyo ilayasheda dhaqale isha dhaqaale kela.gursum
Isha dhaqaale chinacamp
Isha dhaqaale suuqa iyo LC.da
Isha dhaqaale iibka dhulka
Iskuso wada duubo iyado dhamaan waxso ilo ah aynu lenahay waxa chinacamp kaliya kaso gala bishi dhaqaale marka logu yareye la musuqo 900'000.bir wa cadadka rasmige kaso baxa hal il dhaqaale maalinki waxa lagaso saara ama 24saac 30'000×30=900'000.bir
Waa lacag milyan boqol ka dhiman tahay

Hadaba waxan idin waydiyay sanadki waa 900'000×12=10'800'000.birr
Toban milyan iyo sided boqol kun birr waa lacag kaso baxda chinacamp percent dawlad hoose kaliya hadaba lacagta waxa dheer mida rasiidkena lagu qaade 60percent dakhli ahan lanoga jaro ah inta badane dagmadaba il u ah aya hadana laso dhafaya oo maamulka degmada oo gudomiyaha degmada ayay meerad utahay dawlada hoose banbas oo imika lacagta bishi sagalka boqol kun sandkina tibanka milyan iyo sideda boqol kun ah meel ay marto lama yaqaan magaladana k**a muuqato inti duq ee so martayna jeebkoda may gelin oo k**a muuqato dhigaalna kuma talo lama save gareyn intaso sano

Ma waxa la wayay hogaamin waxgaradkenu ka tashaden oo halyeeya wax bartay on dhisano magalada qurxiya dhigaalna usameya.

12/08/2021

WAXAAN UBAAHANAHAY MAXA ISKA BADALAY DEGMADA MUDADA AY JOOGAN HOGAAMINTA HADA JOOGTA?
IYAGA MAXAY KHIBRAD ULEEYIHIN DHAQAALIHI AN LAHAYN IYO DHAQAALIHI DAWLADA HOOSE HALKAY MAREEN

31/01/2021

A

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Jijiga