Wakaalada Diwaangalinta Marxaladaha Muhiimka Ah DDSI

Wakaalada Diwaangalinta Marxaladaha Muhiimka Ah DDSI

Share

waa wakaalada diwaan galinta dhacdooyinka muhiimka ee DDSi wakaalada waxaay diwaan galisaa marxaladaha kala duwan oo ee qof maro Ilaalinta sirta
4.

Aragtida Wakaalada (Vision)
Aragtidu waa in looga faaidaysto dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada iyo saraynta sharciga iyo masuuliyada muwaadiniinta iyadoo diiwaangelinta ay noqoto isha ugu muhiimsan ee xogta laga helo kana hana qaada dhamaan DDSI

Himilada Wakaalada (Mission)

1. Faaiidada ay deegaanka u leedahay diiwaangelinta in fikirka iyo aqoonta bulshada kunool deegaanka kor loogu qaado lana k

Photos 27/04/2017

Borka wakaalada diwaangalinta marxaladaha muhiimka
Halka ka aqriso howlaha muhiimka ah ee ay diwaangaliso wakaalada diwaangalinya marxaladaha muhiimka ah DDSI

Photos 13/04/2017

shaqala iyo mareeyaha wakalada WDMM oo ku howlan Kala saarida iyo dib u eegida dukumintiya 4 afarta is maamul magaalo ee Kala ah
1- Godey
2- Khabri dahar
3- Dhagah Buur
4- jigjiga
shaqaalaha oo ku howlan sidii ay u Kala saaari lahaayen dukumintiga saxda ah iyo kuwa qaladka ah.

howsha oo wadajir loo qabtaa waxaay astaan u tahay in hormar la gaadho

Photos from Wakaalada Diwaangalinta Marxaladaha Muhiimka Ah DDSI's post 11/04/2017
Photos from Wakaalada Diwaangalinta Marxaladaha Muhiimka Ah DDSI's post 11/04/2017

waxaa saakey aroosti si toos ah u soo gaadhey xafiiska wakaalada diwaan galinta marxaladaha muhiinka ah DDSI - jigjiga shahadooyin iyo diwaansharafeedyo kala duwan kuwaa isuga jiro buugagtii iyo shahaadoyinkii lagu diwaan galinlahaa afar marxaladood ee muhiimka ah, Sida Dhalashada, Guurka, Furiinka iyo Dhimishada. buugagta iyo shahaadoyinka oo looga talagaley in lagu diwan galiyo bulshada asal ahaan u dhalatey dowlad deegaanka somalida itoobiya, adeegas oo ka yimid wakalada diwaanalinta e heer federalka (FVERA). halka hada ka hor ay naso gaadhsiiyeen 40%. iminkana waxaa ay soo dhameystiren intii harsaneyd oo ah 60%. uga danbeyn 100% ayay saakey noso dhameystiren wakaalada diwanalinta marxaladaha muhiimka ah qeybteeda federalka.

Photos from Wakaalada Diwaangalinta Marxaladaha Muhiimka Ah DDSI's post 07/04/2017

shir ay ujeedaujdiisa aheyd wacyi galin ayaa saakey ka qabsoomey holka shirarka dowlada hoose ee ismaamulka magaalada jigjiga. shirkaan oo ay kasoo qeyb galeen mayarka magalada iyo mareeyaha wakaalada diwaan galinta marxaladaha muhiimka, agaasinada geedisocodaya wakalada iyo kuwa dowlada hoose iyo dhamaan gudoomiyayaasha qabaleeyada kala duwan ee maamulka magaalada jigjiga iyo golaha arimaha bulshada. shirkaan oo ay u jeedadiisa aheyd sidii ay bulshada u fahmi laheyd faaidada ay wakalaada diwaangalinta marxaladaha muhiiinka ah ay u leedahay bulshada qeybaheeda kala duwan iyo sidii ay diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah ay u gaadhi laheyd ilaa heer qabale. uga danbeyn waxaa leys weydaarsadey arima muhiim ah kadibna waxaa leysla qaatey sidii looga mira dhalin lahaa diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah. shirkiina waxuu ku soo dhamaadey sidii looga tala galey.

Photos 29/03/2017

alxamdu lilaah waxaa si wanaagsan nooga soo idlaadey howlahi shaqo ee an u aadney magalada Asosa. sharkaas ay kaso qayb galeen madaxda heer federal iyo masuuliyiinta heer degaan iyo gadhwadeenada geedisocodyada Kala duwan e wakalada WDMM. kadib su.aal badan waxaa leysla qaatey jahadii igu ficneyd ee lagu fulin lahaa howlaha muhiimka ah ay wakalada fuliso. shirkaas waxaan kaso korarsaney qibrada dheeraad ah iyo sidii aan u dardargalin laheyn howlaha shaqo e ay wakalada ka fuliso deeganka. waxaan igu danbeyn leysla meel dhigey sidii shaqada wakalada u noqonlaheyd mid hormarsan. bulshadana si hufan looga faaideyo loona gaadhsiyo.

Photos from Wakaalada Diwaangalinta Marxaladaha Muhiimka Ah DDSI's post 26/03/2017

Shirkii qiimeynta iyo waxqabadka wakalada WDMM e dalka Ethiopia ayaa wali si toos ah oga socda Magala Assosa, halka ay dhamaan kilal soo jeediyeen waxqabadkoodi lixdii bilood ee la soo dhaafey. Halka somali kalil ay si habsami leh kaga qeyb qaatay soo jeedinta waxqabadka 6 bilood e lasoo dhaafey.

Photos from Wakaalada Diwaangalinta Marxaladaha Muhiimka Ah DDSI's post 23/03/2017

Shirka qiimeynta iyo waxqabadkii Wakalada Diwaanalinta marxladaha muhiina ah (vital registration agency )
Labadii rubac ( lixdii bilood) ee lasoo dhaafey ayaa saakey si toos ah uga furmay magalada ASSOSA ee Magala madaxda kilalka BINSHANGUL GUMUS. shirkaan oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan 9 ka kilal ee Ethiopia iyo labada ismaamul magaalo

Photos 21/03/2017

talaado 11/7/2009 e.c Waxaa saakey ka ababaxay magalada Jigjiga mareeyaha iyo agaasinada waxaha muhiimka ah iyo kuwa taageerada ah ee wakaalada diwaangalinta marxaladaha muhiimka ah. Una ambabaxey magala madaxda kililka binshangul "ASSOSA". Socdaalkaas oo ay u jeedadiisa aheyd soo jeedinta waxqabadkii wakaalada diwaangalinta lixdii bilood e lasoo dhaafey howlahii ay wakalada qabatey.

Photos 07/03/2017

hambalyo hambalyo xuskii sanad gurahii 19 aad ee xdshsi. xisbiga abidkii ha waaro

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jijiga