25/08/2018
Congratulations the new appointed vice president of the Somali Regional State of Ethiopia Dr. Abdiwasa Abdilahi Bade (PhD)
Biography of Dr. Abdiwasa
………………………………
Abdiwasa Abdilahi Bade (PhD) was born in Jigjiga the capital city of Somali Regional State of Ethiopia and took his primary and intermediate school and he took his degree and he has a PhD in Political Science from Addis Ababa University. He did his first and second degrees also in Addis Ababa University in Political Science and International Relations respectively. He also had done his second MA in International Law from the University of Amsterdam. Now he is an Assistant Professor at the Department of Political Science and International Relations, Addis Ababa University, Ethiopia and taught different courses focusing on international relations, including the Horn of African Politics, government and politics in Africa, political economy of Africa, human rights and governance, and international law. He also supervised both graduate and undergraduate students on a number of issues varying from local Ethiopian politics to international issues such as terrorism, piracy, small arms trafficking and refugee issues. Some of His publications include “the Somali region of Ethiopia: local conflict and regional security”, published by the Institute for Security Studies, Pretoria, South Africa in 2008; “Human Security in Somali region of Ethiopia after 1991”, Africa Peace and Conflict Journal, Volume 8 Number 1 March 2015 and “the nexus between Informal cross Border Trade (ICBT) and Cross Border Security Governance (CBSG) ‘focusing on the Somali region of Ethiopia, in collaboration with Organization for Social Science Research in Eastern and Southern Africa (OSSREA). He actively participated at different capacities beyond in the academic engagements in which he currently is working on. He has served as a political economy and conflict advisor to Adam Smith International, Department of Foreign Development (DfID), served as a Member of Parliament (MP) of Ethiopia. Also served as graduate attaché in the Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia. Moreover, he was an Academic Vice President of Jigjiga University in the Somali region of Ethiopia.
In 2007, he also served as Associate Dean in the School of Journalism, Addis Ababa University, Ethiopia. He has been to Rhodes, Paris and Columbia universities where he presented papers. He has also been to Brown University for summer school and also did his short postdoctoral at Bergen University.
23/08/2018
Hanbalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin ayaan u diraynaa kusimaha Madaxwaynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka DDSI ee ay shalay doorteen xubanaha xisbigu Mudane Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar)..
01/06/2018
Barbaarta Wiki Likis.. (Abdirashid Curaagte)
-----------------------------------------
Ninkan Sawirkiisa idiin Muuqda waxa la dhahaa Abdirashiid Curaagte, waxa uu kamid yahay ragii ku dalacay cayda iyo aflagaadada Madaxda Dulmidiid iyo Salaadiinta Deegaanka, isaga iyo walaalkii waxay kamid yihiin raga u adeega Abdi Iley, waxa u ugu magacaabayn yahay Wasiir ku xigeenka Cadaalada (Cadaalad majirtee waa Cadaalad daree).
Deegaan ahaan waxa u kasoo jeedaa Degmada Mulla, waana Abtiyaasha Dhagar qabe ina Iley waana raga uu u adeegsado wixii degmada iyo guud ahaan Qabribayax uu rabo in uu ka fushado isaga iyo Walalkii Abdiraxmaan Curaagte rag ay kamid yihiin.
Waa ninkii saxeexay warqadii dhalinyarta Maalintii dhaway ee Abdikarim Qalinle caana boodhaha isku shubayey dhalintii reer Qabribayax ee ka gadooday sheegashada Suldaanka gacanku rimiska ah, waxa laga soo xidhay Ismaamulka magaalada Qabribayax 150 dhalinyar ah isaga ayaana gacantiisa ku saxeexay in xabsiga loo taxaabo ilaa maantana way xidhan yihiin.
Marka la waydiiyey sababta uu sidaa u sameeyey waxa uu ku mar marsiyooday in qori madaxa laga saaray oo lagu qasbay naftiisana ku badbaadiyey, laakin waxba k**a jiraan magaca iyo xilkiisa ayuu ku ilaashanayaa waa xil jacayl.
isaga iyo rag badan oo uu kamid yahay, Abdi dabadii walee waa lala xisaabtami doonaa insha allah.
01/06/2018
Barbaarta Wiki Likis... (Farah BBC)
----------------------------------------------
Ninkan sawirkiisu idiin muuqdo waxa la dhahaa Faarax BBC waa hogaanka Nabad galyada ee Awbare, deegaan ahaan waxa uu kasoo jeedaa Gobolka Faafan, gaar ahaan Degmda Qabribayax, waa nin kamid ah raga u adeega dhagar qabe Abdi Iley iyo kooxdiisa,
Sida lagu yaqaano waa ninka Salaadiinta iyo dadka kasoo horjeeda Dawlada Abdi Iley u hanjaba, raga qaar bastoolad ayuu madaxa kasaaray, waa raga mar walba ka shaqeeya hagar daamada shacabka isaga oo u basaasa Abdi iley, dadka qurbaha jooga ee Dulmi_diid ku biirana xaafadahooda soo xidh xidha isaga oo u caga juglaynaya.
In aad shaad dowladeed shacabkaaga ku dhibto waa damiir xumo, maxaa yeelay waligaa masii ahaanaysid qofka aad maanta tahay, waxa iman doonto maalin aad shacab noqotid, hadii aad u tudhi waydid dadkii aad matalaysay ee aad madaxda u ahayd iyaga xuquudooda dooni waydid ee aad iyaga jaasuustid waa wax meel kuugu qoran, isaga iyo raga la nooc ahna waa wax ay meel dhigteen..
Jawaasiista Abdi Iley hadhacaan, Xaqii iyo guushii ayaa soo dhaw.
.
31/05/2018
Dhibaatooyinka uu dhaxal siiyey Abdi Iley iyo Maamulkiisu Gobolka Faafan iyo deegaamada hoos yimaada.
_____________________________________________
Aniga oo aan soo koobi Karin dhacdooyinka qadhaadh ee uu Abdi iley u gaystay deegaanka guud ahaan iyo gaar ahaan Gobolka faafan, waxan halkan kusoo gudbin doonaa warbixin kooban oo diirada saaraysa dhibaatooyinkii ugu waawaynaa ee uu degmooyinka hoos yimaada Gobolka faafan ilaa maanta aysan kasoo kabsan, aniga oo degmo degmo u dul istaagi doona.
Maamulka Magaalada jigjiga markii uu Daaud madaxaynaha ka ahaa ee uu Abdi ileyna ka ahaa hogaanka Nabad galayada, waxa maamulka deegmada noqon jiray Dadka deegaanka kasoo jeeda iyada oo sharaf iyo maamuus looga dhigi jiray marba qofka loo arko In uu maamuli karo degmada.
Sidii ay sidaa u ahayd, Abdi Mohamoud Omar markii uu deegaanka Madaxwaynaha ka noqday wax walba way is badaleen, dadkii degmada kasoo jeeday waxay ka noqdeen marti maamulkiisii, isaga oo keensaday dhalin yar yar oo ay isku hayb iyo reer yihiin isaga oo ku andacoonaya in uu sameeyey dib u curasho oo deegaanka la isku dhafi doono maamulkeeda, arintaas oo ah sirtu halka ay ka qudhuntay, mudaaharaadyada ugu badan ee maanta dhacayana ay yihiin mid ay keentay dib u curashadaasi.
Arintaas oo ah arin aan qumanayn maxaa yeelay, Tusaale ahaan, maamulka Dire daba lama geeyo qof aan ahayn Oromo ama Ciise, maadama labadaa qabiil ay yihiin kuwa deegaanka degan, ka oromada ah ee waliba lakeenayo maamulka Dire-daba lagama keeno meel ka baxsan magaalada dire daba laakin waxa laga soo doortaa kuwa Dire daba deegaan ahaan u dagan.
Waxaan ugu golleeyahay tusaalaha Dire-daba, Abdi marka uu deegaanka Madaxweynaha ka noqday dhibkii ugu waynaa waxa uu dhacay markii uu si toos ah oo uusan geed ugu soo gaban uu weeraray dadkii deegaanka u dhashay ee uu keenay dad Maamul ah oo aanan u dhalan deegaanka isaga oo ku gabanaya shaadka Dib u curashada waxa uuna uga dan lahaa in uu ku dhaco oo uu ku boobo dhulka magaalada jigjiga oo uu helo maamul isaga ka amar qaata oo uu ku shaqaysto dhulkana si sharcidaro ah ugu sharicyeeya sida imika dhacdayba, Tusaale ahaan.
• Waxa uu fara galin qaawan ku sameeyey maamulkii magaalada jigjiga marka laga bilaabo min Godoomiye degmo ilaa gudoomiye qabalee dhamaantoodna maalinkaliya ayuu wada eryey isaga oo adeegsanaya rag uu kamid yahay nin markaa ugu magacawnaa hogaanka nabadgalayada (Abdillahi Itoobiya) oo maantana uu xaarka ku shubo oo ku jira jeel ogaadeen nolol tii ugu xumaydna ku jira waa abaalkiiye.
• Waxa uu bur-buriyey Xaruntii waynayd ee Tiwan-ka lagu magacaabi jiray isaga oo ilaa imika wax uu ka dhisay aysan jirin oo ay banaantahay, dhawr qof oo loo bandhigay in ay qaataana ay iska diideen maadaama ay tahay meel shacab oo dad masaakiina laga qaaday.
• Airport-kii h**e Jigjiga sidii uu dhamaa waxa uu gacanta u galiyey jufada uu kazoo jeeday ee Reer cali Yuusuf, dhulkii qaar waydhisteen oo maanta wuu dhisan yahay, qaar kalena dib ayey usii gadeen.
• Waxyaabaha layaab kaleh ee meesha ka dhacay waxa kamid ah, maadama uu sharcigu itoobiyo dhigayo, in ay dawladu dhulka maamusho wixii bixintiisa ah, laakin lama arag dawlad dhulkii ay maamulaysay ay Ciidankii ay lahayd ka iibisa oo lacag maalyiin ah ciidanka u shubta, maadaama meesha ay ciidanku daganaayeen ay lahaayeen dad shacab ah, si loo banaysto oo loo qaato ayaa la iskugu celi celiyey shacabkii marka h**e waxa lagu qanciyey in ciidanku ka qaatay oo u baahan yahay dhulkaa markii danbena ciidankii ayey dawladu tidhi waanu ka iibsanay lacag malaayin ahna way u shubtay, waa dhacdooyinka aad u xanuunka badan ee ka dhacay deegaanka si guud, gaar ahaan Jigjiga iyo Qabridahar.
• Markii la balaadhinayey wada waynee Hospital-ka Kaaraamardha tagta, dhamaan guryihii soo galay wadada waa lawada baabiiyey oo waa lawada dumiyey, dadkii guryaha lahaa wixii Amhara ahaa ee xitaa gurayaha aan lahayn ee kiro ugu jiray, waxa lasiiyey lacago magdhaw ah, halka kuwii Soomaalida ahaa cid u juuqday aysan jirin, gurihiina way ku waayeen magdhawna haba sheegin, dulmi intaa kabadan muujiraaba.
Maanta oo aynu joogno dhamaan dadwaynaha degan degmada Jigjiga ee kazoo kala jeeda qabiilada u dhashay degmada waxa laga wada dhaariyey in aysan magaalada ka shaqaysan Karin, ka ganacsan Karin, Qandaraas uga tar-tami Karin, xitaa aysan Mutawqe ka samaysan Karin, waxayna gaadheen heerkii ugu hoosaysay nolol waxayna qaarkood leeyihiin wax walba halanagu sameeyee nabad ma ku noolaan karnaa, ciyaalkayga iyo dumarkayagu ma noo nabad gali doonaa.
Waxa mar marka qaar dhacda, in gawaadhida nimanka Liyu Police-ku ay wataan in ay si kas ah dadka u jiidhsiiyaan cidna aysan mag waydiinin, qofka hadlana la xidhayo.
Maanta waxay taagantahay, Garaadkii Guud ee Deegaanku in uusan Gurigiisa ka bixi Karin oo uu Xabsi Guri ku jiro.
Hadii aynaan Dulmiga ka dhiidhiyin ogow nin walba waxa uu ku danbeyn doonaa xaalada uu Garaadkeenii Kulmiye ku jiro.
30/05/2018
Fadlan codkaaga dhiibo si aynu iskaga dulqaadno heeryada Gumaysiga Abdi Iley..
Sign the Petition
Barbaarta Jigjiga: Abdi Ilay should go and face the Justice for Killing, Torturing and fleeing his People.
28/05/2018
Suldan Abdirahman Suldaan Bade oo Caawa Afur u sameeyay odayaal dhaqameedka, Qurbajoogta, Aqoonyanaka iyo dhalinyarada deegaanka ee ku sugan Caasimada Wadanka ee addis ababa.
28/05/2018
Abdi Ilay should go and face the Justice for Killing, Torturing and displacing his People. Abdirashid Ali Shuaa Jamal M Warfa Jamal Dayib Mohamed Budul Abdi Abdi Mustafe Mohamed Khadar Jirre Khadar Adan Fadumo Yusuf Mohamud Dayib Mohamed Suldan Bade Mustafe Moh Abdiaar Khadra Moh'ed Hashi Mohamed Bashiir Ddsi Bashir Ali Ahmed Abdi Fatah Ali Ahmed Abdi Yusuf Muhumed Suldan Mohamed Abdihakim M Hashi Mohamed Ibrahim Ahmed Fadxiya Mohamed Arte Hirsi Mohamed Mohamad Hirsi G Abdibashir Rahma Mahmoud Mohamed Diig Yahye Mohamed Abdi Najib Mohamed Cabdi-Waled Cabdi Ibraahim Raage Ugaas Abdishakur Ahmedyasin Riyanita Mahmoud Sheikh Mawliid Mahad Kassim
Can you spare a minute to help Barbaarta Jigjiga?
Abdi Ilay should go and face the Justice for Killing, Torturing and displacing his People.
19/05/2018
In aad kaligaa isku caano shubtid waliba Caano Lido laguma noqfo Suldaan hebalow...
19/05/2018
Dulmi-diid oo xaflad casho sharaf iyo afur ah loogu sameeyey xalay Magaalada Addis-ababa ee Xarunta Wadanka Ethiopia.
06/04/2018
Ten people whose relatives attended a “welcome and congratulation” event hosted in Minnesota for the new Ethiopian Prime Minister Dr. Abiy Ahmed were yesterday arrested in Qabribayah, Jigjiga Zone.