Somali Embassy in Paris - France

Somali Embassy in Paris - France

Partager

Embassy of the Federal Republic of Somalia, Paris.

06/08/2024

Aniga oo ah Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee France, kuna hadlaya magaca Safaaradda waxa aan tacsi u dirayaa Marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Hiraabe oo maanta oo Talaado ah , 6 bisha August, ku geeriyooday Magaalada Gävle ee dalka Sweden.

Marxuum Cabdiraxmaan Hiraabe oo aan ka soo wada shaqeynay intii aan Safiirka ka ahaa Jamhuuriyadda Jabuuti , waxa aan ka marqaati furayaa wanaaggiisa iyo inuu ahaa qof ka dhowrsan 3 dhaqan oo dad yar mooyee Soomaali inteeda badan aan laga helayn, qabyaalad, wax ka sheega dadka kale iyo ku adadeyga sharciga iyo shaqada. Waxaa uu ku sifoobay anshax wanaag iyo shaqo gudasho ku suntan aqoon iyo hakrasha la'aan.

Rabbi, waxa aan uga baryayaa inuu hoygiisa ka dhigo jannada sare ee Al-fardows, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo ummadda Soomaaliyeed samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

Danjire Maxamed Cali-nuur Xaaji
Paris, France

03/07/2024

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Paris ee dalka France, waxa ay ku wargelinaysaa dhammaan muwaadiniinta iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed in dalabka baasaboorka la fududeeyay, kana qabsan kartid ballan adiga oo gujinaya linkigan https://somfremb.mfa.gov.so/

Safaaraddu waxa ay had iyo jeer diyaar u tahay u adeegidda dalka iyo dadka ay matasho.

Mahadsanidiin,,

30/06/2024

The Embassy of the Federal Republic of Somalia in Paris, France congratulates you on July 1st, the 64th anniversary of the country's Independence Day.

26/11/2019

Statement of condolence and solidarity

Mogadishu, Somalia
November 26, 2019

The Government of the Federal Republic of Somalia conveys its deepest condolences and sorrow at the death of 13 French soldiers whilst on mission in Mali to fight terrorism.

The Federal Republic of Somalia affirms its full solidarity with the Government and people of France and extends its sympathies to the families of the victims.

Somalia stands steadfastly with France in its fight against terrorism.

http://www.mfa.gov.so/wp-content/uploads/2019/11/France.pdf

-> # # #

Photos from Somali Embassy in Paris - France's post 10/11/2016

French President François Hollande receives the credentials of newly-appointed Somali Ambassador to Paris Ali Sharif Ahmed.

15/07/2016

President Hassan Sheikh Mohamud condemns lorry terror attack in Nice, France

Mogadishu, 15 July 2016 (Villa Somalia)---- The President of the Federal Republic of Somalia, HE Hassan Sheikh Mohamud, extended condolences to the President of the Republic of France, François N. Hollande, following the brutal terrorist attack in Nice.

“On behalf of the Somali Federal Republic and the people of Somalia, we join the world in condemning the brutal attack of civilians in Nice. We grieve with those who have lost loved ones. We pray for the families affected. Our thoughts are with the French government as it seeks to provide support to its people’’.

“The terrorist have once again murdered more than innocent people last night. They do not have any good intention other than wreaking havoc and destruction across the world. We condemn these barbaric acts of terrorism. Somalia stands by to offer any support needed,” the President said.

The President said the cowardly attack against people gathered for Bastille Day celebrations in Nice, southern France, was inhumane.
He added that terrorism is a global threat, requiring collective responsibility, adding that Somalia – as it is a country hit by terror acts – continues to work closely with the international community to eradicate extremist groups.

---------------------------ENDS---------------------
Daud Aweis
Spokesperson,
Office of the President
Federal Republic of Somalia

15/07/2016

Somalia strongly condemns the horrific attack in Nice, we stand in solidarity with the government and people of France.

, , ,

20/06/2016

Ku soo dhowow bogga Facebook ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Paris , France .

Vous voulez que votre entreprise soit Service Du Gouvernement la plus cotée à Paris ?

Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Soomaaliya:: Dal iyo Dad

Nabadgelyada Soomaaliya way soo hagaagaysaa, waxa uu dalku noqon doonaa mid degan oo barwaaqo ah Inshaallah.

---------------------------------

Somalia is improving its security and will become stable and prosperous Inshaallah.

Emplacement

Adresse


Paris