Bad maceeye online

Directions

Bad maceeye online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bad maceeye online, Dollar.

27/10/2026

Makhtiga oromada kadaawo linkiga yaala talegaram
Comentiga.

Dagaal ayaa caawa ka bilaabmay magaalada Mooyaale, kaddib markii ay xaaladdu maanta ahayd mid deggan. Iska horimaadka ay...
27/10/2026

Dagaal ayaa caawa ka bilaabmay magaalada Mooyaale, kaddib markii ay xaaladdu maanta ahayd mid deggan. Iska horimaadka ayaa kusoo beegmaya xilli magaalada ay maalintii oo dhan ka jirtay xasillooni.

26/10/2026

🚨 dagaal cusub oo hada ka socda gobalka liiban Oromo siday udhanayd wasoo dushay?👀

“Waxaan Puntland ka nadiifinnay maleeshiyaad uu Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Xasan Sheekh ka qortay gudaha Punt...
25/10/2026

“Waxaan Puntland ka nadiifinnay maleeshiyaad uu Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Xasan Sheekh ka qortay gudaha Puntland”

"Puntland waxey u taagan tahay dhismaha dowlad Soomaaliyeed oo loo siman yahay lakin maanta wax kasto waxaa laalay Xasan Sheekh"

"Dadka reer Puntland ha igu kalsooonaadeen, uma qaadi doono wax aysan u qalmin. Waxaanan dhowaan yeelan doonaa kulamo aan ugu arinsaneeyno aayaheena".

Saciid Cabdullahi Dani, madaxwaynaha Puntaland

Maanta oo kale 21-kii Oktoobar 1969-kii, ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Allaha u naxariistee M...
21/10/2026

Maanta oo kale 21-kii Oktoobar 1969-kii, ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo uu hoggaaminayay Allaha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre ayaa afgambi aan dhiig ku daadan kula wareegay talada dalka kaddib dilkii Madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

Tallaabadaas ayaa dalka gelisay xilli taariikhi ah oo lagu hirgeliyay qorista farta Soomaaliga, dhisidda ciidan qaran oo awood badan, iyo mashaariic waaweyn oo horumarineed, inkasta oo nidaamkaasi uu markii dambe la kulmay caqabado horseeday burburkii dowladdii dhexe.

Maalintan ayaa weli ah mid xusuus weyn ku leh taariikhda dalka, iyada oo loo arko dhacdo si qoto dheer wax uga beddeshay masiirka siyaasadeed iyo kan bulsho ee ummadda Soomaaliyeed.

Radiya-allahu Canhu. ❤️

Soodhawaynta gudoomiyaha casimada gobolka rasiasayr ee   DR ahmad mahamed xasan  .
19/10/2026

Soodhawaynta gudoomiyaha casimada gobolka rasiasayr ee
DR ahmad mahamed xasan .

 -GAROWE:  1 qof ayaa dhintay 4 kalena waa ku dhaawac-meen ka dib markii nin hubaysan uu baas ku furay dad shacab ah wel...
11/10/2026

-GAROWE: 1 qof ayaa dhintay 4 kalena waa ku dhaawac-meen ka dib markii nin hubaysan uu baas ku furay dad shacab ah welina sababta lama oga.

Meydkii iyo dhaawicii ayaa la geeyay Isbtitaalka Weyn ee GAROWE.

Xigasho : Khalif Gelle

War Cusub : Garsooraha Soomaaliyeed 🇸🇴Cumar Cartan ayaa lagu soo waramayaa inuu codsaday degnaanshaha dalka Masar 🇪🇬 isl...
10/10/2026

War Cusub : Garsooraha Soomaaliyeed 🇸🇴Cumar Cartan ayaa lagu soo waramayaa inuu codsaday degnaanshaha dalka Masar 🇪🇬 isla markaana dhexdhexaadiyo kulamada horyaalka Masar.

Essam Abdel Fattah, oo ah madaxa guddiga garsoorayaasha xiriirka kubadda cagta dalkaasi ayaa sheegay inay gacanta ku hayyaan dalab ka yimid Omar Artan oo doonaya degnaansho iyo inuu garsoore ka noqdo Egyptian Premier League.

Cumar Cartan wali k**a uusan hadlin dhacdadaan cusub oo warbaahinada Africa iyo kuwa caalamka ay tabiyeen.

  Madaxweyne Deni ayaa waxba k**a jiraan kasoo qaaday digreeto ay 16shaqaale ah oo dekedda Boosaaso ka hawlgala shalay s...
08/10/2026

Madaxweyne Deni ayaa waxba k**a jiraan kasoo qaaday digreeto ay 16shaqaale ah oo dekedda Boosaaso ka hawlgala shalay shaqada looga Cayriyey

Madyan Media.

"Dadka Soomaaliya ku nool 98% waa camal la'aan".. Madaxweyne Trump ayaa sidaas yiri.
03/10/2026

"Dadka Soomaaliya ku nool 98% waa camal la'aan".. Madaxweyne Trump ayaa sidaas yiri.

Address

Dollar
3871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bad maceeye online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share