Osman Mohamed Jihad

Osman Mohamed Jihad

Share

This is my official page๐Ÿ‘‹๐Ÿปโค๏ธ
"๐ƒuco&๐ƒarajo ุงู„ุญู…ุฏุงู„ู„ู‡ ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†"
๐„ngineer| ๐‚onsultantEng|Writer
๐’ocialActivist| Political Activist.

JSL๐ŸŸฉโ˜…๐ŸŸฅ

14/04/2026

Somaliland Lawada Leeyahayโœ…๏ธ๐Ÿ’š๐Ÿคโ™ฅ๏ธ

28/03/2026

" Ma lafbaa la doontaa adoo kaba la'aan taagan , laftii garden xasan sheekh meel xun buu ka muday".

28/03/2026

Haragysa oo siraadan wan sugaye Alle Nimcadda nok siyaadi.โœ…๏ธ

25/03/2026

Madaxdii la doortay Ee shacabka u hadli lahaa way Qaamaysan yihiin, ma hadli karaan.๐Ÿซข

22/03/2026

Waa Boqor Cismaan Oo Idin Leh Ammin Wanaagsan Saaxibaysal.โค๏ธโœ…๏ธ

20/03/2026

Eid Mubarak to my family and to all Muslim communities around the world.
may this blessed day bring peace, joy, and unity to every home.โค๏ธโœ…๏ธ

19/03/2026

๐๐€๐๐€๐ƒ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐Š๐” ๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐€.๐ŸŸฉโ˜…๐ŸŸฅ
Ciid Mubaarak! ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุงู„ู ุฎูŠุฑ โค๏ธโœ…๏ธ
Waxaan Ummadda Ree Soomaaliland iyo dhammaan Ummadaha Muslimiinta ugu hambalyaynayaa Munaasabadda Ciidul Fitriga. Rabbi ha inaga aqbalo acmaashii iyo cibaadooyinkii bisha barakaysan ee Ramadaanta aynu soo gudanay.๐Ÿคฒ๐Ÿป
.

18/03/2026

Allahu akbar: war farxadeed ayaasoo baxaya oo sheegaya inuu haland islaamay waakan isagoo tukanaya salaad sunne ah.โค๏ธ

09/03/2026

Parliament candidate Vote For Laila Omar ๐Ÿ—ณ โœ…๏ธ

04/03/2026

Halkani waa xaafada Masalaha ee duleedka magaalada Hargeysa. Dhalinyarta halkaas ku tukanaysaa waxa ay muujiyeen Bilicda, Nabadda iyo xasiloonidda taala Somaliland. Maashaa Allaah.

18/02/2026

๐š๐šŠ๐š–๐šŠ๐š๐šŠ๐šŠ๐š— ๐™ผ๐šž๐š‹๐šŠ๐š›๐šŠ๐š”.๐Ÿ˜โค๏ธ
Ramadaan mubaarak Saxibayaal waxaynu galnay bisha Barakaysan Ee Ramadaan Alle Ha inaga aqbalo Soonka, Salaadaha iyo ducooyinka
Aynu isu ducayno idamka Alle.
Colaadaha iyo cuduradda duula Rabi ha inaga xijaabo Dadka iyo dalkana rabi dagal nabaadino haka yeelo.

(Rabbow doodda aakhiro, markay durbaankiyo, dawanaddu is-dhaaafaan, Dadku kuu yimadaan, darka soo fadhiistaan, Rabbiyow ha nagu darin, inta lagu diganayee, u dareera Naarto, labadaada daarood, Rabbiyow ta door Roon, kuwa dagaya naga yeel.)

Duco somali ๐™ฐ๐šŠ๐š–๐š’๐š’๐š— ๐™ฐ๐š–๐š’๐š’๐š—๐Ÿคฒ๐Ÿป
~Abwaan Hadraawi(AHUN)๐Ÿคฒ๐Ÿป

12/02/2026

"Dalalka Geeska Afrika ku yaala ayaa fursad u arka aqoonsigii Somaliland ay Isreal siisay, dalalkan ma magacaabayo" Madaxweyne Xasan Sheekh

Sawirka iyo Hadalka miyey isku sidkan yihiin?

Want your business to be the top-listed Government Service in London Borough of Islington?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


London Borough Of Islington