Sida caadada ah, Ciid walba waxa nagu casuuma Sheekhul Baladka Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jowhar, oo hoygiisa ku marti-soora masuuliyiinta dowladda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee magaalada.
Abdirashid Abdi Jama
Director General Ministry of Civil Aviation And Airport's Development (SOMALILAND). Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL
27/05/2026
Maanta gelinkii h**e, waxaa sharaf ahayd inaan ka qayb galo kulankii balaadhnaa ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland la qaatay bulshada ku dhaqan Gobolka Gebiley, xilli uu Madaxweynuhu munaasibadda Ciidda kula qaatay magaalada Gebiley. Kulankaasi waxa uu ahaa mid muhiim ah oo lagu xoojiyey wadajirka, is-dhexgalka bulshada, iyo horumarka gobolka.
Farxad weyn ayay noo tahay inaan maanta farxadda Ciidda kula qaadanayno bulshada ku dhaqan magaalada Borama, aniga iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mr Abdirahman Aden Bakaal.
Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid barakaysan oo ay ka buuxaan nabad, farxad iyo barwaaqo.
Ciid Mubaarak.
26/05/2026
Ciid Carafa Mubaarak 🌙
Rabbi waxa aan ka baryaynayaa in uu Abaaraha inaga soo jabiyo. Fadliga rabbi waxa aan Biyo dhaamis 20 Booyadood ah aan gaadhsiinay deegaanada Gobka Daarima, Saaray, ilinta iyo Odax oo ka tirsan degmada Gebilay.
25/05/2026
23/05/2026
Alle ha u naxariisto walaal Cabdisalaan Maxamuud Cabdilaahi, janatul firdowsana haka waraabiyo. Wuxuu ahaa qof qalbi wanaagsan, weji furan, akhlaaq iyo dadnimo lagu xasuusan doono.
Geeridiisu waa murugo iyo naxdin ku dhacday dhammaan ehelkii, asxaabtii iyo intii taqaanay.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Habrawadaagtay oo ahayd xaaskiisii, carruurtii uu ka tagay, iyo dhammaan qoyska, qaraabada iyo bulshada uu ka baxay. Alle samir iyo iimaan haka siiyo, qabrigaba ha u waasiciyo, dambigiisana ha dhaafo.
Waxa aanu Booqasho Salaan ah ugu tagnay Suldaan Abubakar Cilmi Wabar anagga oo kala ah
Xisaabiyaha Guud ee Qaranka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo khayraadka Badda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska iyo Aniga oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradsa Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL.
Jimce Wanaagsan.
19/05/2026
Arsenal Champions🏆🏆 Premier League
18/05/2026
ONE TO GO Arsenal
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
85 Barry Road
London
NW108DE
