21/12/2014
Maxaa Suldan waber lagu hestaa hadii madaxdii sidan ugu kala dhumanayaan danahoooda ..........?
AwdalState Of Somalia
21/12/2014
Maxaa Suldan waber lagu hestaa hadii madaxdii sidan ugu kala dhumanayaan danahoooda ..........?
maxaa kaga baxay...?
08/11/2014
united is better than Gobolaysi.......!!!
this is the reaction of my people...!!!!
Somaliland Mid Baan Le Yahay Walaalaha bari Dagan Waxay Xaq Uleyihiin Waa In Ay Ka Helaan Maamulka Somaliland Hadi Kale Cadalad Daradii Aad Ka Dagalanteyn Aya Dhici Doonta OO Way gosan Donaan Iyagana
05/04/2014
I love these pics....!
Siyasadu Maalinba Ruux Cusub Aye Kubartaa Ruux Kalena Way Kaa Yara Fogaysaa, Dadkii H**e iyo kuwa Danbe Waxaa Leyahay Sodhawaada Dhamaantiina ...!!!
Somali Somali Baaleh Hadal Sax Ah Miyaa....?
26Juni & 1da July Ama Luliyo Is Coming Maxa Ugu Talagasheyn......?
Hadii Lagu Dhaho somalinimada Ka Tagoo Reerkaaga Garab Istaa.... Ama Reerkaaga Ka Tag Oo Somalinimada Garab Istaag Keebaad Doran Laheyd Adigu Mahadsanidiin Dhamaan .......?
education is the most powerful weapon which you can use to change the world...Start Study Now - Don't wait for Tomorrow ..& Think About Somalia ......!!!!!