Siyadkey Walalo Cjb

Siyadkey Walalo Cjb

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siyadkey Walalo Cjb, Nyayo Street, Nairobi.

28/01/2026

How will l explain to my kids that IShowSpeed came to Kenya 2026 and reached Ethiopia 2018🥲😂😂😂😂

09/01/2026

Ma ogtahay in Salaaddii Jimcaha ee ugu horreysay taariikhda Islaamka uusan tujin Rasuulku (SCW), islamarkaana aysan xitaa ka dhicin Makka?

​Haa, xaqiiqadan laga yaabo inay dad badan ka qarsoon tahay waxayna ka dhacday magaalada Yaatrib oo markii dambe noqotay Madiina, waana ka hor inta uusan Xabiibkeena (SCW) usoo hijroonin..

​Qisadu waxay bilaabatay markii ay reer Madiina ee Ansaarta eegeen dadkii kale ee la deganaa, waxayna is weydiiyeen su’aal muhiim ah: Ummadaha kale waxay leeyihiin maalin gaar ah oo ay kulmaan, ee maxaa diidaya in innaguna aan yeelanno maalin aan ku kulanno, oo aan Alle ku xusno?..

​Halkaas waxaa kasoo dhex muuqday Saxaabiga geesiga ah ee Asacad Binu Zuraara (RC). Muu sugin, ee tallaabo ayuu qaaday. Wuxuu isugu yeeray 40 nin oo kaliya oo Ansaar ah, goobta loo yaqaan Diyaar Bani Saalim..

​Halkaas, oo ahayd meel furan, ayuu khudbad u jeediyay, wuxuuna tujiyay Salaaddii Jimcaha ee ugu horreysay abid, isagoo fasax ka haysta Nabiga ﷺ. Sidaas ayayna daqiiqadaas fudud ku noqotay bilowgii maalinta qiimaha badan ee Jimcaha ee aan maanta naqaano..

​Markii dambe ee uu Nabigu (SCW) soo gaaray Madiina, wuxuu Salaaddii Jimcaha ee rasmiga ahayd ku tukaday Waadi Ranuunaa, si uu nuurku u dhameystirmo.

​Bal ila eeg walaal .. Waxay ku bilaabatay 40 nin oo kaliya oo saxare taagan, maantana milliyaaro Muslimiin ah ayaa daafaha dunida iskugu yimaada hal dhawaaq..

​Ilaahayow, sidaad afartankaas nin ugu kulmisay daacaddaada, annagana nagu kulmi Jannadaada Aamin.. 🤲❤️

Ugu dambayntii aqyaarta Jimco Wanaagsan, hana iloobina Salliga Nabiga iyo akhrinta Suuratul Kahf..

26/09/2025

The 6 Stages of Death — A Qur’anic Reminder .

1️⃣ Day of Death – The soul is summoned back to its Lord. Believers feel peace, while evildoers feel distress.

2️⃣ Soul’s Departure – It begins at the feet and rises slowly. Strength fades, yet hope still lingers.

3️⃣ Throat Stage – “And the soul reaches the throat…” (Q75:26). The final struggle begins.

4️⃣ Veils Lifted – The unseen becomes visible. “Today your sight is sharp.” (Q50:22)

5️⃣ Land of Death – The soul meets either mercy or torment. “O contented soul, return to your Lord…” (Q89:27-30)

6️⃣ Separation Complete – The soul pleads to return, but the door is closed forever. “My Lord, send me back… that I might do righteousness.” But it is too late. (Q23:99-100)

“And the agony of death will come in truth – this is what you tried to escape.” (Q50:19)

O Allah, let us die as Muslims and be raised among the righteous. Ameen.🤲🏾

22/09/2025

Shinbirkii Ilaahay u tasbiixsan jiray ee aamusay!

Waxaa jiray shinbir yar oo Ilaahay maalin walba Xusi jiray waligiina aan ka daalin…
Maalin maalmaha ka mid ah shibirkii yaraa ayaa joojiyey Xuskii Alle ee Joogtada u ahaa….

Malaaiigtii ka war haysay ayaa waydiisay ilaahay SW "Yaa Allah maxa aamusiiyay shibirkii yaraa ee maalin walba Tasbiixsanjiray?

Ilaahay subxaanahuu wa tacaalaa ayaa ugu jawaabay “ daaya wuu iisoo noqon doona ma haysto ilaah aan aniga ahayn oo uu u cowdo"

Maalinkii danbe shibirkii yaraa wuxuu ku istaagay laantii geedka, malaaigtiina waxay aad u dhagaysteen xaalkiisa iyo waxa uu odhan doono balse wuu hadli waayay.....… intaas kadibna Ilaahay ayaa la hadlay oo wadiiyay "shimbiryahaw hadal oo ka hadal waxa laabtaada cidhiidhiga galiyay”

Waxaa uu yidhi shinbirkii "Yaa Allaah Waxaan lahaa buul yar oo hoy ii ahaa, aan ku nasan jiray weheshana jiray ilaahayow waad iga dumisay ee maxaad dabaysha wayn u soo dirtay....... ilmo ayaa kusoo istaagtay shinbirkii… hadalkina wuu sii wadi kar waayay ilayn Ilaahay ayaa la hadlee… Malaa'iigtiina way foorarsadeen iyaga oo ka fikiraya xaalka xiga.

Intaas kadib Ilaahay baa u jawaabay oo yidhi "Waxaa jiray Mas kusoo waajahnaa buulkaaga adiga oo hurda, mrkaa waxaan amray dabaysha inay geedka ruxdo oo ay ka tuurto maska si aad uga badbaado adig.. maxaan balaayo kugu soo socotay kaa duway maadama aan ku jecla adiguna waad igaga fogaatay badbaadadaada awgeed"

Ilmo badan ayaa shinbirkii yaraa indhihiisii ka timi buuxisay Samada. " waxaanu yidhi Yaa Allaah yaa kaa Ogaal iyo Naxariis badan"… Alxamdulilaah.

Haka murugoon hadii Ilaahay kaa joojiyo waxaad jeclayd inaad noqoto ama kuu suurto galin waayay waxad ku hamiyaysay..

"وَعَسَىٰٓ أَن تَكْرَهُواْ شَيْـًٔا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تُحِبُّواْ شَيْـًٔا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا

12/09/2025
04/09/2025

Miraa is not my stuff. It is dirty, it is costly, it is unhealthy, it is Haraam.

And that is why you should abandon its consumption, trade and all other drugs whatsoever.

12/08/2025

Learn to set healthy boundaries for your own well-being. That doesn’t mean you can’t be a kind and caring person. Learn when to walk away & when to work things out. You can’t control how people treat you but you can control what you tolerate.

08/08/2025

Almighty. Keep our hearts soft and protect them from hardening. When we commit a sin, make us feel the guilt that comes with it. Don’t make us among those who sin and yet don’t bat an eyelid or feel remorse. Shower us with Your Mercy. Aameen.

07/08/2025

Midowga Dhalinyaradda Belweynta Waanjeel Wanjeel Community / Belweynta Wanjeel

04/08/2025

Disappointment is not always a bad thing. When something we dislike happens, we think it’s a mistake. We get upset. We forget that the Almighty is in control. He sees and knows things we don’t. The bigger picture will emerge soon and we will thank Him for His infinite wisdom.

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Address


Nyayo Street
Nairobi