Awjaama Research & Reading Centre- Library

Awjaama Research & Reading Centre- Library

Share

Awjaama Omar Isse cultural Center is a non governmental community center based in Eastleigh 8 Street. Come office the center and see what books are available.

(Maktabada Xarunta dhaqanka ee Awjaamac Cumar waxay ku taalaa Nbo)
Email: [email protected]

Hubanti la’aanta siyaasadeed ee Dalka & Walaaca Aqoon-yahanka Soomaliyeed" Mogadishu – May 30-2025. 31/05/2025

Soomaaliya maanta waxay la tacaaleysaa hubanti la'aan siyaasadeed iyo hoggaan jahawareersan.
Doorashooyin aan la isku waafaqsaneyn, khilaaf Maamul gobaleedyada&Dowladda dhexe iyo codkii aqoonyahanka oo noqday mid ku soo koobmay baraha bulshad.

Ma la joogaa xilligii codka aqoonta loo beddeli lahaa ficil muuqda?

Qormadaan Hoose ayaad uga bogan doontaa weeydiimahaas iyo kuwa kalaba .

Hubanti la’aanta siyaasadeed ee Dalka & Walaaca Aqoon-yahanka Soomaliyeed" Mogadishu – May 30-2025. Hordhac kooban Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad siyaasadeed oo hubanti la’aan ah, darafka doorashooyinka , Siyaasada iyo amniga , taa oo sabab u ah jahawareerka hoggaamineed ee wadanka ka jira hada, kaa oo wiiqayo yadidiiladdii shacabka ee doowladnimo iyo horumarka.Sidaa daraateed aqoon-yahanka...

Photos from Awjaama Research & Reading Centre- Library's post 25/02/2024

Waa Alla mahadii waxa inoo soo dhamaaday aniga iyo asxaabtii aan kawada imaanay Soomaliya , tababar quseeyo sida looga hortago rabshadaha Xagjirnimada, tababarkaas oo socday mudda shan cishaha oo ka dhacayay wadanka Zambia.

09/07/2021

We have already Started SPSS Class today.
You can came and Register it.

Photos from Awjaama Research & Reading Centre- Library's post 30/08/2020

Available for sale at Ksh. 1800/- only

Becoming is the memoir of former United States first lady Michelle Obama published in 2018.Described by the author as a deeply personal experience,the book talks about her roots and how she found her voice, as well as her time in the White House, her public health campaign, and her role as a mother.

The book is published by Crown and was released in 24 languages. One million copies were donated to First Book, an American nonprofit organization which provides books to children.

Photos from Awjaama Research & Reading Centre- Library's post 29/08/2020

Get your copy of Nuraddin Farah's Hiding in Plain sight. At a discount 30% off Ksh. 1,400 only.

Only 3 copies remaining!

***
Buugga uu qoray Nuradin Farah aya xarunta waxay samaynaysaa 30% qiimodhimis waxaad buugga ku helayaa ksh 1,400.

****
When Bella, a fashion photographer living in Rome, learns of her beloved half-brother’s murder, she travels to Nairobi to care for her niece and nephew. But when their mother resurfaces, reasserting her maternal rights and bringing with her a gale of chaos and confusion that mirrors the deepening political instability in the region, Bella must decide how far she will go to obey the call of sisterly responsibility.

Photos from Awjaama Research & Reading Centre- Library's post 28/08/2020

Maktabada The Denise C. Library ayaa maanta maktabada Awjaamac cumar ciise ugu deeqday Buuggaag.
Buuggaagtan waxaa akhrisankara qofwalba oo danaynaya. Sidookale maktabada aya furaan maalinwalba.

Ka faaiidaysi wacan.

Photos from Awjaama Research & Reading Centre- Library's post 26/08/2020

New arrivals!

Buuggaag cusub waxaad ka helaysaa maktabada Awjaamac Cumar Ciise

26/08/2020

Buuggaagtan iyo kuwo kaloo badan waxaad kahelayasaa maktabada Awjaama Omar Ciise. Waa meel aad ku akhrisankartid kana helikartid buuggaag kaladuwan.

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Eastleigh 8 Street
Nairobi

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Friday 08:00 - 00:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00