Waxan Kormeer Iyo u kuurgalid Amni ku Tagay Xarunta Jamacada Umada Qeybteda Gaheyr oo in Kabadan Sadax Kun oo Arday Ay Wax Ku Bartan.
Saraakisha Iyo Ciidanka Halkas ka Howl-gala Waxan Faray in Ay ka Turjuman Ciidanka police Madama police ku Yahay Ilaaliyaha Nafta Iyo Malka Umada Jamacaduna Ay Tahay Isha Wax Soo saarka ee Aqoonta Dalka.
Col-Suleiman Mohamed Ahmed
This is the Official Page of Col- Suleiman Mohamed Madaxa tababarka, hanuuninta iyo ladagaalanka fikirka xagjir-nimada ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Waa inaad u deeqdan duunyo naf Iyo maal aydan diidin geerida
Hooyo iftiinka nolasha ayaad tahay
Ha isdhigan la sugaayow waxa dhimanayo dhiigaagi weyaan
Talo iyo Talaabo Amni oo sax ah Taliyaashu wey Taabteynee Ee intuu Tuug Tol leeyahay Tilaabo amni ma jirtee
Xalka amni xabsi ama xawaal xaqiiq hadii la rabo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Nairobi
