Aduunka Masoo Marin Qof Ka Khayar Badan Nabigeen
💖 Muxammad ❣️
Shaallaah Calayhi Wasalam
💐💐💐
Dacwada Diinta 24 Media
Walaalayaal waxaan Idin balan Qaadeynaa Hadii Uu Alle Swt Uu Noo Idmado Inaan Idin so Gudbino Diinta
Qofka Carooda Ee Caradiisa Qabtaa Sh Maxamed Axmed Roobka boqolsoon
Kusali Nabiga
صلى الله عليه وسلم
Qofkasata Oo Arka Qoraalkaan Waxaan Ugu Duceeyey Ducadaan..↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓↓
√ Labada Talo Midaad Doorataan Alle Haydin Dooro..
√ Waxaa Tabeesaan Alle Meel Haydin Ku Tiiriyo..
22/03/2026
Heerka Uu Maanta Marayo Guurka
Ku Qiimee Da'daada
Ka Soo Qaad Waxaad Jirtaa 25 Sano Jir Ama 30 Sano
Waad Guursatay Adigoo Jira 25 Sanno Ama 30
Cunugaaga Ugu Horeeya Marka Uu Qaangaaro Uu 15 Jirsado
Waxaad Jirtaa 40 Sanno Ama 45
Waqtiga Uu Wax Kuu Qabankaro Oo Uu Ku Caawin Karo Waa 30 iyo Wixii Ka Danbeeya
Adiganeh Markaa Waxaad Jirtaa 55 Sanno Ama 60
Ummada Hada Jirta Cimrigooda Waa 63 Sano jir Badnaa
Shahwada Ragu Waxay Ku Dhamaataa Ama Ku Yartaa 50 ilaa 60 Sano
Gabadhuna Waxay Ku Dhalmo Deeysaa 40 Sanno
Noloshaada Sidee Noqon Kartaa Hadaadan
Yaraan Ku Guursan Oo Aad Cabsida Ka Fogaan iyo Aduunyada iima Dhameestirna Iyo Maguursan Karo Waqti Gaan Daruufo Jiro Aw Geed iwm .
Wax Latabacado Waxaa Ugu Wanaagsan Ugu Qaalisan Waa Ubadaka Ama Awlaada Biri Wax Ku Tari Kara Ku Kaalmeen Kara
Aduunkana Marba Marka Ka Sii Danbeesa Fitanka Ayaa Sii Badanayo iyo Xumaanta
Qof Walba Ha'is Xisaabiyo Dada Uu Hada Jiro iyo ilmihiisa Ugu Horeeya Goorta Uu Wax Tari Karo inta Uu Jirsanayo
Muqaal ahaantaadana Ka Soo Qaad Dadka Waayeelada ah Ee Ubadkoodu Aan Wali Wax Tari Karin Nolosha ay Ku Nool Yihiin
Iyo Sida Ay U Eg Yihiin Muuqaal Ahaan ..
Ku Sheer Garee Qof Kata Oo Aad Ogtahay inuusan Guursan Dadiisuna Dhaaftay 25 iyo 30
Kalmad Aad Ku Hadashay Lagayaa inaad Ku Gasho Janno Adigoon islaheen .. Sh Maxamed Sh Cumar Dirir
❣️❣️❣️
Caawa Waa Jimcihii Ugu Danbeeyey Ramadaan Ee Aan Badino
Saliga Nabiga Sallaahu Calayhi Wasalam
💐💐💐
اللهم صل وسلم على نبيّنا محمد
Sheikh Mansuur Xafadahullaah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Ngoga Road
Nairobi
