Nuxur Shiekh

Directions Contact the organization

Nuxur Shiekh Ka shaqeeysa arimaha bulshada.

Linking hoose ama fiqaaga hoos yaala am waa tiktokeyga waxaana kuso gudbin doona qisaadi Prafasorki dawaran jiray fadlan...
20/06/2026

Linking hoose ama fiqaaga hoos yaala am waa tiktokeyga waxaana kuso gudbin doona qisaadi Prafasorki dawaran jiray fadlan cidii xiseeyneysa xagaa ha ka so akhristo..

13/04/2026

Boqor kasta xilli buu ahaa ilma yar oo oohin badan Dhisme kasta oo weyn xilli buu ahaa naqshad warqad ku qoran keliya Muhiim ma aha halka aad maanta joogto ama taagan tahay Laakiin waxa muhiim ah halka aad BERI gaari doonto.

Ereygana u meel dayoAqoon raaci weedhahaInta aqalka joogtiyo Ardaayada ha weerarinUbadkiyo caruurahaEebadaadu yey dilinO...
10/04/2026

Ereygana u meel dayo
Aqoon raaci weedhaha
Inta aqalka joogtiyo
Ardaayada ha weerarin
Ubadkiyo caruuraha
Eebadaadu yey dilin
Odayaa horuu yidhi
Afkaagoo ku soo xidhay
Alla gooyey weeyaan.

25/03/2026

Youtube kadawo wareeysigo dhameystiran .

02/02/2026

Intey is xagxagganaayan
Ayaggu iskuu xiiqayaan
Xumaan naga sawirayaan
Bal may is xisaabiyaan
Xil-kooda bal may gartaan
Ayago feer laa isku xaadin
Xaashida hoostooda taala
Xarfaha lagu qoro dhugtaan!!!

Wuxuu yirii"Kolba mala awaal beenah iyo muran qabiil dhaafaMidigta is qabsada oo hader meel u wada jeestaaMarti dunida y...
05/01/2026

Wuxuu yirii
"Kolba mala awaal beenah iyo muran qabiil dhaafa
Midigta is qabsada oo hader meel u wada jeestaa
Marti dunida yeydan ku noqon maanta dabadeede
Milgihina waa ka markale soo magool baxayee
Maamuusa calankiina iyo dhawraa magaciinaa
Kumitida macbudkana irkada mowqif wadayeesha
Ducadana macaansada xaqaa lagu macaashayee"

Wadanki waxaa ku argay dhalin tahriib isku dhaarsatay iyo madax dhac iyo b**b isku dhasrsatay.Hadey dhagahi xidhenMisana...
12/12/2025

Wadanki waxaa ku argay dhalin tahriib isku dhaarsatay iyo madax dhac iyo b**b isku dhasrsatay.

Hadey dhagahi xidhen
Misana wada dheelmaden
Go'aan dhaba aay dhigteen
Dhalintii aay is dhaarsadeen
Begsanay dhimashada dhehen
Miyaa gabay aan dhig dhigaay
Abdow wax ku dheefayaan?

Marku is yiraah dhaqaaq
Dhulkaan intifaacso abiid
Midku u dhibaa han dilaa
Inuu isku dhiibo cadaw
Bag bu u argaa dhabtii,

Geedihi dhinbilaa ka shidan
Dhulka lagu duugayaa
Dhuxul baa laga dhiganayaa
Abaar baa dhameysay gabi
Intaas geed dheer malahaan
Misana wax is dhaama oo
Dhirtaan hala daayo tirii
Dhamow waa laga la'yahay!!

Dhagaxdii wadankeena iyoo
Luulkii waa la dhoofsadaa
Dhalintee hantidooda tahay
Intaas waa ka dhoohanyihiin
Runtii kuma dheefsadaan
Iney dhexdaa wada xidhaan
Iyaagu aay soo dhurtaan
Dhamoow waa iska diidayan!

Reer Celguula waa idin sallaama saaka xagaas ba idinka dhex sallaama.
11/12/2025

Reer Celguula waa idin sallaama saaka xagaas ba idinka dhex sallaama.

25/11/2025

Somalida horta Madhiban iyo Eelay iyo Jareer iyo shaanshi ma ogaa miya ineey tahay Magacyo qabiilo cudud iyo awood leh waliba shiekh iyo cuqaal leh ineey yihiin waliba aay suldaamo iyo salaadiin leeyihin.

Maxay tahy saas iyo saas Ma Elay baa nahay iyo qofkan jareerka muxuu ahaa maxay tahy sababta cayda looga dhigtay? Jahilnimadii waxey go'satay xarkaha ee qabiilada noo daaya cay shaqsiyadihina fal dambiyeed yada ka dhaca idinku filane.

Address

Callowhill Drive
Nairobi
M9R3L5

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuxur Shiekh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Nuxur Shiekh:

Shortcuts

Share