17/08/2013
waxaa jira warar sheegaya in farmaajo dhawaan lagu badali doono
saacid
Community awareness
17/08/2013
waxaa jira warar sheegaya in farmaajo dhawaan lagu badali doono
saacid
kenya state house breakes communique of AMISOM mission countries submit which calls kenya to hand over kismayu seaport and airport
this proves that kenya has an interest of its own to cupture kismayu and and take the resorces illegally
also kenya supports anti-govrn melatia of ahmad madobe a former leader of alshab and present leader of RASKAMBODI REBEL GROUP who fought with help of k.d.f against progovernment force led by COL.BARE HILAE
it looks that kenya failed to mannage the increase conflict in the juba zone
BARE HIRALE a command of thousands of progovernment maletia had already declared war against kenya with its alliance of MADOBE rebels
by SHAADIR ALAAWI
28/07/2013
waa ciidamada xooga dalka ee degmada CAABUDWAAQ
juba region people are tensed by illegal invansion by kenyan government in their territory
responding to that case
residents of juba regions woke up and started
anti-kenya struggle
to releberate their land
21/06/2013
kuwaan waa ciidamada xooga dalka somaliyed
ee jubada hoose
gaar ahaana kuwa beesha sade
ee uu hogaamiyo
general cabaas gurey
05/05/2013
war daawada gadhaan wadaniyada ah
Hees waddani ah (Inkastoo aan gabar ahay) .wmv waa hees ka hadleysa kaalinta haweenka ugu jiraan difaaca dalkooda . Anna gaabsan maayoo, inkastoo aan gabar ahay, hubkaan guudka saarayaa, rasaastaan gardaa...
http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=cg4ObIZHZ8Y
Dheel dheel laguma helin Calankaan Qaasim Hilowle Calanka, waxaa ku luqeynaya Qaasim Hilowle,Ereyadana waxaa iska leh Abwaan Maxamed Nuur Shareeco, Laxankeedana waxaa iska leh Isla Qaasim Hilowle.
27/04/2013
http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=XTDQp31vE1Q
Gabaygii Calanyahow Abwaan Cali Xussein Xersi Calanyahow waxaana Codkiisa nagusoo gaarsiinaya Gabyaaga Cali Xuseen Xirsi waxaana keydka Qaranka uu soo galay 1965Kii.
http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=rOmNTQ7yU2E
Calanyahow ha dhicin ha dheeliyin Calanyahow Ha Dhicin waxaana ku luqeynaya Kooxdii Xoogga Dalka waxaana Keyda Qaranka ay soo gashay sanadkii 1969kii.
22/04/2013
http://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=HJ1j61Dak1w
SOOMAALI BAAN AHAY (ORIGINAL+ GOOD QUALITY) SOOMAALI BAAN AHAY (ORIGINAL+ GOOD QUALITY)