Adal Empire

Adal Empire

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Adal Empire, Political Party, Kuala Lumpur.

Photos from Adal Empire's post 13/01/2024

Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ manta hadii ay Ethiopia awood iyo xoog wax ku doonto awood ma u leedahay in ay iska celiso

Photos from Adal Empire's post 07/01/2024

Al samaroonia in gadabuursiland

07/01/2024

Borama strong πŸ’ͺ

05/01/2024

Borama, dilla, Boon, saylac, lughaya, Garbadadar,gabiley, wajaale, xariirad, baki, iyo ruqi

Gadabuursow kaca oo badiina difaacda

Barri 6./1/2024 laga bilaabo 8 subaxnimo

U dareera bananbax kii ugu wayna abid oo lagaga so horjeedo hadalka kaso yeedhay ninka Ethiopianka ah ee sheegay in 20km laga siiyey lughaya

Daadku intuusan kuso gaadhin ayaa la iska moosa


free

Photos from Adal Empire's post 01/01/2024

Tolow kuwani awood ma u yeelan karan heshiis dhacay joojintiii

Haday 110 fadhi yeeshan

Takle somalidu waxay tidhaahda maxa
Weedha iyo waranka kulansiiyey
Maxa heshiiskii jabuuti eee xasan sheekh iyo muuse biixi ka dib heshiiska abey ahmed iyo muuse biixi keenay

Waa mid ay isla ogaayeen xasan sheekh

01/01/2024

Dekadahad lahaydba qufulan tan iyo Qaabiil
Qoom k**a celiyaan hub iyo qubaya baaruud
Qaflad ba ku xidhan seerahad qiimo ku lahyd
Ilaalo uu ninkale ku qoraad quud u aragtaa
Awowgiiba uu qabay tanaad Qiil ka dhigtaa
Nimanyahow dulaha Qaayibee qaatay doqonimo
Nimanyahow qolaa nahay sadexa qabta ku ilduufay

Abwaan.

01/01/2024

Mujaahid reer nuur ah

Photos from Adal Empire's post 30/12/2023

Yey Dan ugu jirtaaa in manta somaliland iyo somalia heshiiyaan
Ma
Ma
Mise gadabuursi+isaaq=mid ah

Markaad eegto kuraasta xildhibanada, aqalka sare, wasiirada, awoodaha kale ee dawlada somalia ee ay ku leeyihiin beelaha waqooyi eey ugu horeeyan gadabuursi iyo isaaq iyo qolada dirta la isku yidhaahdo odhan
Ma aha mid lagu qanci karo waxana intaas ugu tiro badan isaaq oo so dhawayn iyo marxabaysiin lagu siiyey
Beelaha kale waa ku dulman yihiin
Hadaba manta hadii somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ dib loola heshiiyo maxa dhici kara

Ka gadabuursi ahaan imika waxan ka tirsanahay maamulka somaliland
Hadii somalia la tagana talada somaliland waxa gacanta lo galin doona idoor. dhaqaalaha, mansabka, mushruucyda, iyo xilalka sarsare waxa la siin doona idoor
Sidaas ayuu ku baabi doona wax gadabuursi somalia ku yeesho
Arintuna waykasii adkaan doonta sida ay manta tahay oo hadii aad gooni u goosad iyi arimo kale la timaado waxa ku qabanaya xeer ah in aad dal jira o dunida laga yaqaan aad kala goynyso halka manta somaliland ka bixideedu tahay wax iska fudud
Hadaba danta shacabka gadabuursi ee 32 sano ku hoos noola maamulka ragaadiyey shacabkaas oo kala dagaalamay dhaqaale iyo horumarba hadii manta laga gilgilan waayo waxa dhici doona waxay gali doonan god kale
Oo kasii madow ay adagtahayna in laga so baxo
Danta shacabka gadabuursi waxay ku jirta in manta la is oo laga hoos baxo maamulka snm si awdal state of somalia lo helo hadhow marka ay midnimo timaadana
Ku wajahda awdal state of somalia oo ka madax banan cid kale odhan sidaasna ay ku noqoto maamul goboleed somalia ah
Oo uusan waxba kala dhaxayn maamulka somaliland gaar na u qaata waxay ku leeyihiin somalia

Waxan ku wargalinaya shacab waynaha gadabuursi, dhaqdhaqaaqa awdal state movement, ugaaska, iyo cid walba o u dooda qadiyada awdal state in ay ku baraarugsanadan arinta iyada ah oo u baahan in si dagdag ah looga hortago inta aanay dhicin
Waxa ina deeqa gaar ah gaar

Photos from Adal Empire's post 29/12/2023

Fiiro gaar ah : waxa loo socda in la isku hayo somalind ta manta jirta
Intii aanay sii kala dhicin
Waayo waxa xoogaysanaya isbaabulka iyo dhaqdhaqaaaqa la dareemayo beesha gadabuursi

29/12/2023

War xaasxaasi ah oo kaso baxay shirkii kornyl muuse iyo xasan sheekh goor dhow filo

Iyo dibindaabyo la qorsheyey

26/12/2023

Goorma ayaan dhulkeena sidan u dhisan doona oo aan yeelan doona maamul ino gaaara

Madaxwayne gadabuursi ah
M.kuxigeen gadabuursi ah
Ciidan gadabuursi ah

19/12/2023

Gadabuursi inta nabad lagu yeelo colaad laguma yeelo

Manta ciise la yidhi xariirad gogol nabadeed u dhiga

Wakhti waxa imanaya gadabuursi yeesho dawlad, dal, dad, ciidan, lacag, iyo dhaqaale u gaar ah

Waxan leyhy dhalinyarada k**a daalayno in aan u ololayno midnimadeena
Suaal mudan in la iswaydiiyo
Jabouti ayaan dagan nahay waxba k**a ihine ciise way iska keen ilaaliyaan oo xata nin gadabuursi ah hadu meel ka mid ah xerada dawlada waa la daba dhigtaa si loo ogaado meesha u u socdo???
Somaliand wan dagan nahay xaaladeeda waa ta aad ka wada dheregsan tihiin

Ethiopia, waan daganahy waxba k**a ihin taas macnaheedu ma aha in dad yari dagan yahay balse warqadan hoose eega dawlada Ethiopia ayaa samaysay xog ururintan

Muhiimadu waa qofkii isagu wax iska dhiga uunba la so dhawaysta waa khasab in aan helno nidaam dawlad iyo ciidan ino gear ah

Want your business to be the top-listed Government Service in Kuala Lumpur?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Kuala Lumpur