Hiil Media

Directions

Hiil Media Sharing news, analysis, and educational content about political and social developments in the Ogaden and the horn of africa

11/10/2026

Madaxtoyada D D S

11/10/2026

Amazing 🥰

11/10/2026

Deegan keena

Waxaynu haysanaa ama leenahay deegan baaldhan oo aad uwayn baaxad ahaa kuna yaala mandaqada ugu qaalisan geeska africa waxay leenahay xuduudo baladhan dhankasta sidoo kale waxaynu leenahay khayraad dabiicu ah oo isugu jira macdanta noocyaheda kala duwan waxaynu leenahay dhulku wanagsan beerashada iyo dalaga waxasoo sarka

Sidookale waxayn leedahay wabiyaal togag laago dooxoyin baliyo iyo haroyin waawayn oo gu iyo jiilaal midna aana gudhin waloow meelaha qaar deganku uunka sinyan xiliga guga mooye hadana si guud dhulkeenu waa hodan barwaaqo soor ah kaasoynaanka faa iidaysanin waloow dadalada dadku isku mid ahayn sinana hadana qaabki loogu tala galay ama ugu wanagsanaa ugama faa iidaysano

Sidoo kale waxaynu leenahay dhul daaqsimaleed kaymo waawayn buuro xidhadh iyo hunde iyo duleba isugu jira kuwaaso ku fiican ku dhaqashada xoolaha iyo waxsosarkaba

Si guud waxay nahay hodan iyo barwaaqo soor waxaana inoo dheer nimcada alle ina siiyay amni iyo caafimad kaaso bulshadena ciidan keena mucarad kena muxafid keena dhamaanten aynu wada ilaashano oo tayo sare le marka dulucda hadal kaynu waxay tahay aynu aamino dhulkena oo aynu ilaashano nabadisa iyo khayraad kisa oo aynu ka faa iidaysano

Bulshadii isku duubni yeelata ee tashada ayaa meel gaadha oo himilo iyo ha wanagsan yeelata xukuma cusub ee soo laabatay halagala shaqeeyo hormarka iyo nabad galiyada hana la xisaabtamo oo ninkasta oo dhalinyaro ah naftiisa ha qiimeyo horayna haloo socdo

F G muuqalku waa midka turjumaya bilicda quruxda degankena waana sawir guud oo gudbinaya nabada astanta hodanimada dhulkena hooyo 📸

10/10/2026

Hambalyo Wasiir Dr. C/fataax Sh. Biixi oo loo magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaarada Horumarinta iyo Magaalooyinka Itoobiya.

DEG DEGDr Cabdifatax sheekh Biixi, ayaa loo magacaabay Wasiir Dowlaha wasaarada Horrumarinta Magaaloyinka Itoobiya.
10/10/2026

DEG DEG

Dr Cabdifatax sheekh Biixi, ayaa loo magacaabay Wasiir Dowlaha wasaarada Horrumarinta Magaaloyinka Itoobiya.

Shacabkaygu goormuu baran doonaa is-garab istaagga? 😥Walaasheen Nimco Cali-Aar waxay u soo kicitintay deegaankeedii iyad...
08/10/2026

Shacabkaygu goormuu baran doonaa is-garab istaagga? 😥

Walaasheen Nimco Cali-Aar waxay u soo kicitintay deegaankeedii iyadoo xambaarsan xanuun aan sahlanayn.

Waxay u timid inay dib u aasto lafihii walaalaheed ee muddo dheer meel cidlo ah yaallay, si ugu dambayn si sharaf leh loo aaso.

Nimco waxay wayday hooyo, aabbe iyo walaalo. Maanta waxay dib ugu laabanaysaa dhulkii ay ka maqneyd iyadoo qalbigeeda ku sidata xusuusta qoyskeedii iyo dhaawac aan waligood bogsanayn .😥

Alle ha u naxariisto:
Cabdullaahi Cali-Aar
Geesh Cali-Aar
Ganay Cali-Aar
Cabdi Cali-Aar
Urur Cali-Aar
Daahir Cali-Aar
Aabe Cali-Aar
Hooyo Xaliimo

Raggan iyo kuwii la midka ahaa waxay u Nafwaayeen in dhulkeena hooyo madax banaanaando dadkeenuna gobannimo iyo sharaf ku noolaado

Laakiin maanta, lafahoodii waxay daadsan yihiin banaanka walina waxay sugayaan gurmad shacab oo si sharafle dib uugu aaso,

Waxaa murugo leh in aysan jirin hay'ad Urur iyo dowladeed u taagan daryeelka iyo dib-u-aasitaanka lafaha dadkaas, iyo garab istaagga agoonta iyo qoysaskii ay ka tageen shuhaadada dalkeenuna wali gunaysi ku jiro.

Hadab soo maaha in bulshada lafteedu ka shaqeyso inta xal rasmi ah la helayo.

FG: Maanta waxaan ugu baaqayaa shacabkayga walaasheen nimco kaligeed ha u daynina culayska iyo xanuunka way xanbaarsan tahay gacan qabta, garab istaaga, safarkeeda iyo hawsha ay u timidna ka qayb qaata.

Alle how naxariisto dadkaygii gumanimada u nafwaayay

Hambalyo Soomaali oo noqotay markii koowaad Gudoonka Baarlamaanka.
05/10/2026

Hambalyo Soomaali oo noqotay markii koowaad Gudoonka Baarlamaanka.

Dhagaxbur casimada gobolka jarar Isbadalki kadib way dhisan tahay wayna dhiraysatay 📸
05/10/2026

Dhagaxbur casimada gobolka jarar

Isbadalki kadib way dhisan tahay wayna dhiraysatay 📸

Waxaan saka ku wada bunaynay Magalada Dhagaxbuur .  Abdifatah Badal. Iyo Kafi Apdi Risak  rag akhyaara oo wanagsn
05/10/2026

Waxaan saka ku wada bunaynay Magalada Dhagaxbuur . Abdifatah Badal. Iyo Kafi Apdi Risak rag akhyaara oo wanagsn

Waa sadex nin oo reer yucub ah gacanwayne. 1= C/rashiid Maxmed xidig-Xildhibaan baarlamaanka jamhuuriyadda.fadaraalka so...
04/10/2026

Waa sadex nin oo reer yucub ah gacanwayne.

1= C/rashiid Maxmed xidig-Xildhibaan baarlamaanka jamhuuriyadda.fadaraalka soomaaliya

2= Mohamed Cadow-Xildhibaan baarlamaanka Dawladda Kenya

3= Bashiir Ahmed-Jananka ciidanka deegaanka soomalida

Address

Kuala Lumpur
53100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share