Hiil Media

Hiil Media

Share

Sharing news, analysis, and educational content about political and social developments in the Ogaden and the horn of africa

12/04/2026

Kusoo dhawaada Qaybti 2aad ee qiso halgamedi xanuunka badnayd

Lasoco qaybta xigta caawa 1 fiidnimo sacada africa

11/04/2026

Kusoo dhawaada qiso halgamed cusub oo xanuun iyo murugo badan

Waxaan idiinso gudbin doona qaybaha kalo badan lasoco qabta 2aad

11/04/2026

Madaxwayna dawlada deganka somalida ogadenia

Waa xili uudhiiri galin iyo farax la wadaagayay dufcad cusub oo tababar logu xidhay xerada tababarada gashanle khadar ee degamada birqod

11/04/2026

Qiso cusub iyo dagaalki cobole

Cobale waa magaalo facwayn oo ku taala DDS gaar ahaan gobolka jarar

11/04/2026

Dhaanto cusub oo jacayla Idil ayruush iyo bishar awal

10/04/2026

Alle ha unaxariisto Eedo Shankaroon Sh Bashiir Aw Yuusuf oo loo yaqaano shankaroon Ahmed Sagal Qabriga Alle ha uga yeelo beerjano.

Ehelkana Samir haka siiyo Awaare ayay ku dhalatay lixdamaadkii Fankana Soomaaliyay kaga biirtay markuu Qaranku Dumayna way ka Toobad keentay eebe ha unaxariisto Ajalwalba way Gu'i.

10/04/2026

JWXO waxay wali ku guda jirtaa assidda Shuhaddaa.

Waxaan Saaka ka Jarmaadnay Magaalada Dhagax-buur ee Xarunta Gobolka Jarar,
aniga iyo Saraakiil ka tirsan Ciidankii Jabhadda Waddaniga Xoraynta Ogadeniya JWXO oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Jarar ee JWXO Mudane Cabdi Jaamac,
Taariikhdu waa 9/4/2026, qasadkannagu waa inaan soo dayactirro Xabaalo Naftood-hurayaal aasnaa muddo dhan 15 Sano.

Waxaan Cagta saarray Waddada isku xidha Dhagax-buur iyo Cawl-kudhal,
Saacado kooban ka dib waxaan gaadhnay Higlo-saaxlay oo ah goobta ay ku aasanyihii Shuhaddadu,
Higlo-saaxlay waa meel Miyi ah oo u dhexaysa Tuulada Cowlku-dhal iyo Degmada Yoocaale,
Taariikhda ay shihiideen Naftood-hurayaashu waa 2011 kii, tirada goobta ku wada aasan waa afar Alle how naxariistee waxay kala ahaayeen
1. Shihiid Axmed Shariif
2. Shihiid Bashiir Jajabiye
3. Shihiid Axmed Dalab
4. Shihiid Cabdi Xaashi
sidoo kale waxaa Maalintaa dhaawacmay sadden Naftiihure.

Siday goobjoogayaal ii xaqiijiyeen Maalintaa Gaaladu aad bay u jabtay,
Naftiihure Axmed Af-yare oo ahaa Mishiinka iyo Maskaxda hawlgalka ayaa gabagbadii soo jeediyay duco asd u qiima badan,
waxaa kale oo uu Af-yare u soo jeediyay Bushada wayna Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ogaadeeniya inay dayac dayac tiraar Xabaalada Naftood-hurayaasha ee ku dhababan goob kasta oo ka mid ah Ogadeniya.

Hawlgal kannakii barakaysnaa oo qaatay muddo gabbal ka waale ah, ayaa ku soo gabagabooday guul

Ducadu waa dhankiina Aden Ali

10/04/2026

Goob miyi ah casar gaban iyo dalxiis gaban dhul barwaaqo ah oo indhha uroon

10/04/2026

Dhagaxbur oo roobaysan 🌧️

10/04/2026

Dhalinyarada Tictokrska deganka somalida ayaala ciyaaray ciyaar zxbtinimo dhigooda magalada hargaysa ciyaatuna waxayka dhacday garoonka kubada cagta ee jigjiga stadium 🏟️ waxayna guushu raacaday

Reer jigjiga kani waa gudoomiyaha dhalinyarada media isticmasha D D S

09/04/2026

Alfanan xasan yare dhantadi Guluf iyo colaad

09/04/2026

Abwan ahmed budul iyo dhanto cusub

Maxaa gooblaysku galay guulka qadaten

Want your business to be the top-listed Government Service in Kuala Lumpur?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Kuala Lumpur
53100