Qofka ugu horreeya ee ka faa'idaya cafiska waa adiga. Waraysi gaar ah oo aan la yeeshay Sheekh Kenyaawi..
Majaal post
waxad soo booqatay page kena fadlan waxan ka codsaynaa share iyo follow mahadsanid.
Jabka Al Shabaab gaaray labadii habeen ee lasoo dhaafay. Ajinabigii halka habeen hoobtay iyo isbadalka xog helista.
Gaarsii saaxiibadaa.
Waxaa sharaf ii ah in aan berri oo ah 1-da May 2023-ka martigeliyo kulan dadweyne kaas oo uu madaxweyene Xasan Sheekh Maxamuud iigu marti yahay. Kulanka waxaannu diiradda ku saari doonnaa waxyaabihii sannad kaddib, markii madaxweynaha dib loo doortay, u qabsoomay dowladda, dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, shuruuc kala duwan uu madaxweynuhu saxiixay, colaadda Laascaanood iyo qodobo kale oo muhiim ah.
Madaxweynaha ayaa shacabka uga jawaabi doona su’aalaha ay qabaan. Kulanka waxaad uga qayb qaadan kartaa si toos ah ama si fogaan arag ah. Fadlan iska diiwan geli bartan https://somalitm.com. Kasoo qaybgal wanaagsan.
Mahadsanidiin
YEEL MEDIA and Majaal post
Baraamijka caawa iyo Sawirka Guud, caawa iyo caalamka Mohamed Harare. Kawaada Majaal post halkan.....
Caawa iyo caalamka... yeelmedia kadaawo Halkaan Majaal post
Caawa iyo caalamka kadaawo halkan Majaal post
Xanan shidane... waxaa murugo iyo Uur kutaalo igu reebay nolashii mugdiga ahed ee an soo maray yaraan taydiii.. fadlan halkan ka daawo.
Warbixinada Caawa iyo caalamka yeelmedia kadaawo Majaal post
Putland oo noqotay xarunta llagu kala wareejiyo hubka sharci darada ee somalia.
halista iyo naxariis darada kajirta hospitaalada magaalada mogadishu.
Xogta dahsoon Halista ka dhalan karto is bahaysiga ruushka iyo North Korea daawo.
Geesiyaasha ka dagaalamaya deeganada argagixisada oo garab istaag ka helay Qabiilkii ugu horeeyey ee bilaabay in Argagixisada laiska xoreyn karo.
Klik hier om uitgelicht te worden.
Plaats
Type
Telefoon
Website
Adres
43
Amsterdam
2627
