Maxamud Bolbire

Vägbeskrivning Kontakta organisationen

Maxamud Bolbire Warar iyo Warbixino sugan.

30/10/2026

WARWEEYN: Sanbalooshe Vs Cabdiifatax Afrax xaalka Gobalka Hiraan.

28/10/2026

Geesiyasha Xogga Dalka oo Cashar ka dhigay degmada Buurhakaba.

28/10/2026

NISA oo Muqdisho ku qabatay dhagar-qabe Khawaarij ah oo watay bam-gacmeed.

27/10/2026

CAJIIB: Ninka oo ah Somaliya ayaa la sheegay in ay dileen Sirdoonka Ethopia.

27/10/2026

Diyaargarowgii Danbeeyey waraa soo Socdo Walee.

27/10/2026

👀Koonfur Galbeed Somaliy.

25/10/2026

WARWEEYN:Madaxweeyne Xasan Sheikh oo u mahad-celiyey Siyaasiinta Mucaaradka ee soo dhaaweyey doorashooyinka Qof iyo codka ee Galmudug iyo Herishbelle.

GOOR-DHOW LA SOCO: Hadal-jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee uu k...
25/10/2026

GOOR-DHOW LA SOCO: Hadal-jeedinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee uu kaga hadlayo guulaha laga gaaray geeddi-socodka dimuqraadiyeynta iyo doorashooyinka qof iyo cod, amniga iyo dagaalka Khawaarijta iyo dadaallada lagu xoojinayo wada-hadallada siyaasadeed ee dalka.

24/10/2026

DEG DEG:Wasiirkii Caafimaadka XFS oo Ka Badbaaday mooshin Xilga looga tuuri rabay.

WAR DEG DGE:Gudoomiyaha Xisbiga Dimuqoraadiga Somaliyeed Mudane Cabdirasaaq Cirro,ayaa hambalyo u diray Liibaan Axmed Xa...
22/10/2026

WAR DEG DGE:Gudoomiyaha Xisbiga Dimuqoraadiga Somaliyeed Mudane Cabdirasaaq Cirro,ayaa hambalyo u diray Liibaan Axmed Xasan oo maanta loo doortay Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug.

Gudoomiye Cirro ayaa sheegay inuu aqoon wanaagsan u leeyahay Liibaan Axmed Xasan, waxa uu ku tilmaamay inuu yahay masuul leh karti, waayo-aragnimo iyo aqoon durugsan u leh dadka iyo deegaanka Galmudug.

Waxa uu sidoo kale ugu baaqay waxgaradka iyo masuuliyiinta Galmudug, kuwa mucaaradka iyo muxaafidka ahba, inay si niyad-sami leh u soo dhaweeyaan hoggaamiyaha cusub, isla markaana kala shaqeeyaan gudashada waajibaadkiisa.

Adress

1000 S Washington Avenue
Gothenburg
55415

Webbplats

Aviseringar

Bli först med att veta: vi skickar ett mejl när Maxamud Bolbire publicerar nyheter och kampanjer. Din e-postadress används inte till något annat, och du kan avsluta prenumerationen när som helst.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Maxamud Bolbire:

Genvägar

Dela